IGAD oo ka Shirtay Wax ka Qabashada Caafimaadka Qaxootiga

Magaalada Jabuuti waxa lagu soo gaba-gabeeyay shir dalalka IGAD ay isugu yimaaddeen, kaas oo looga hadlayay wax ka qabashada baahiyaha caafimaad ee qaxootiga ay...

Benjamin Netanyahu oo weerar dhanka afka ah ku qaaday Iiraan

Rai'sul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa weerar kulul oo dhanka afka ah ku qaaday Iiraan. Netanyahu ayaa Iiraan ku tilmaamay in aysan ahayn oo kali...

Itoobiya oo xaalad degdeg ah lagu soo rogay

Golaha wasiirrada ee waddanka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah ay dalkaasi ku soo rogeen maalin kaddib markii uu is-casilaadisii gudbiyey Ra'iisul...

Xaaladda Deegaanka Tooratoorow Oo Saakay Dagan

Waxaa Saakay dagan xaaladda deegaanka Tooratoorow ee gobolka Sh/ Hoose oo ay shalay dib uga soo baxeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Qaar ka mid ah dadka...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo soo dhaweeyey qaar kamid ah dad laga soo celiyey Liibiya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo soo dhaweeyey qaar kamid ah dad laga soo celiyey LiibiyaQaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya...

Soomaali xabsiga lagu waxyeeleeyey Maraykanka

Sida uu kusoo waramayo wariyaha BBC-da ee Maraykanka Maxamed Xaaji Xuseen Shiine, dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada dalka Maraykanka ayaa loo geystey jirdil. Nin...

Fulinta Amarka Madaxweyne Farmaajo ee dib usoo celinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee Liibiya ku Silicsan

Iyadoo la fulinaayo amarka madaxweyne farmaajo ee ah in dalkooda dib loogu soo celiyo dhalinyarada soomaaliyeed ee ku xir xiran xabsiyada dalka liibiya iyo...

Dawladda Somalia iyo Dadka Libya ku Go’doonsan

Wafdi ka socda dawladda Somalia ayaa hadda ku sugan dalka Libya, kaas oo u kuur galaya xaaladda dadka Soomaalida ah ee dalkaas ku go’doonsan. Wafdigaas...

Garsoore Cabdiqawi oo ka hadlay dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Madaxweynaha dhawaanta loo doortay maxmadda caddaalada adduunka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwada la xiriirta muranka badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya. Wariyaha...

Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Weerar Ka Dhacay Afgooye

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed oo Xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Waxaana la sheegay...

Madaxweynaha Koofur Afrika Jacob Zuma oo ugu dambeyn ku dhawaaqay inuu is casilay

Jacob Zuma ayaa ku dhowaaqay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha wadanka Koofur Afrika kadib markii xisbiga ANC uu u qabtay muddo 48 saacadood ah...

Wareysi Cali Fiqi VOA: Xaaladda Soomaalida ee Liibiya

Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya ayaa maalinkii labaad ku sugan magaalada Tripoli ee dalka Liibiya si ay ugu kuur-galaan xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku...

Ethiopia oo sii Deysay Hoggaamiye Mucaarad ah.

Dowladda Ethiopia ayaa shalay xabsiga ka sii deysay Bekele Gebre oo ah hoggaamiye sare oo mucaarad ah, sidoo kalena laashay dhammaan eedihii loo haystay. Bekele...

Doorashada kursi ka mid ah Baarlamanka Somalia oo ka dhaceysa Kismaayo

Waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ay Khamiista Beri ah ka dhacdo doorashada kursi ka mid ah aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...