Dadka Shabeellaha Hoose oo ka barakacaya guuxa “diyaarado dagaal”

Ibraahim Maxamed Aden BBC Somali Boqolaal qoys oo ka baxsanaya colaadaha iyo abaaraha ka jira gobolka Shabeellaha Hoose ayaa gaaray xeryaha dadka gudaha ku barakacay ee...

Raisul wasaare Khayre iyo wafdigii uu horkacayey oo dalka Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdigii uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Switzerland Waxay halkaas kaga qeyb galayaan shirka Dhaqaallaha Adduunka oo maanta halkaas...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu laabtay Cadaado

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow dib ugu laabtay magaalada Cadaado, iyadoo la filayo inay kula kulmaan waxgaradka iyo odayaasha deegaanka. Sida...

Turkiga oo dalbaday NATO in ay taageerto duulaankiisa ka dhanka ah

Wakiilka Turkiga u fadhiya gaashaanbuurta NATO, Ahmet Berat Çonkar, ayaa ugu baaqay dalalka xubnaha ka ah isbahaysigaasi inay waddankiisa ka taageeraan dagaalka dhulka ee...

Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Eng. Yariisow iyo Guddoomiyihii xilka laga qaaday oo kulmay

Waxaa caawa la soo afjaray xiisadii maalmahan ka taagneyd Gobolka Banaadir ee ka dhalatay khilaafkii arrimaha maqaamka Caasimadda, taasoo uu xilka ku waayay Guddoomiyihii...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmey Madaxweynaha Bankiga Islaamka we Jeddah

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Bankiga Islaamka ee Jeddah kula kulmey Madaxweynaha Bankiga Islaamka. Wasiirka ugu horeyntii ayaa Madaxweynaha...

War Deg-Deg: Magacaabista wareegtada Madaxweyne Farmaajo ku magacaabay Maamulka Gobolka Banaadir

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,...

Xiisad Siyaasadeed oo ka Jirta Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo inuu soo kala dhexgalay madaxtooyada Somalia iyo maamulka Gobolka Benaadir. Isfahmaaga...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Dhalinyarada

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Golaha Dhalinyarada Qaranka iyo Ururada...

Xildhibaanada Beesha Mudullood oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Gobolka Banaadir

Xildhibaanada Beesha Mudullood ayaa shir jaraa’id oo galabta ay ku qabteen magaalada Muqdisho kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee ku soo korortay Gobolka Banaadir, iyagoo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya

Muqdisho, 19 January 2018 –Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya,...

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Midowga

Qaramada midoobay,Midowga Afrika, Beesha Yurub,Urur goboleedka IGAD, Dowladaha Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda iyo Britain ayaa hambalyo isku mida u diray...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Sheegay In La Qabtay Ninkii Dilay Taliye Ku...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa Ehelada, Ummadda Soomaaliyeed iyo Taliska Ciidanka Xoogga uga tacsiyadeeyey Geerida ku timid Taliye...

Madaxweyne Farmaajo “Dhulka dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa...

Latest News

Imaaraadka oo kahor yimid qorshe Mareykanka ugu hiiliyay Maamulka Isra’il

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa kahor timid qorshaha Mareykanka ugu magac daray Qorshaha Nabada ee Bariga dhaxe, qorshahan ayaana Mareykanka ugu ogolaaday in...

Walaac laga muujiyey in dib loo dhigo doorashada Soomaaliya

Maalmihii u dambeeyay waxaa soo kordhayey walaaca ay beesha caalamka iyo siyaasiyiinta xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya...

Askarigii shaqada ku waayay dhimashada ninka madowga ah oo xabsiga la dhigay

Nin laga eryay xubinnimada ciidanka booliska Mareykanka kaddib dhimashadii nin madow ah oo aan hubeysneyn ee ka dhacday magaalada Minneapolis ayaa xabsiga...

Guddi baaritaan ku sameeya dadkii lagu laayay deegaanka Gololey oo la magaacabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi baaritaan dhab ah ku sameeya dhalinyarad ka howlgaleysay xarun caafimaad oo kutaala...

Iska horimaad ka dhashay is-hortaag lagu sameeyey madaxweyne Waare

Hal qof ayaa dhintay mid kalena wuu dhaawacmay kadib markii maleeshiyo hubeysan ay is-hortaag ku sameeyeen kolonyo gaadiid ah oo uu la...

Faahfaahino ka soo baxaya cida ka dambeysay dhalinyarada lagu laayey duleedka Balcad

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cida ka dambeysay dilka dhalinyaro ka kooban 8 qofood oo meydadkooda la soo dhigay degaanka...