Khilaafka ka taagan baarlamaanka Puntland oo cirka isku shareeray

Muran ayaa ka taagan baarlamanka Puntalnd, kadib markii dhawaan la meel mariyay xeer hoosaadka baarlamanka kaasoo qodobbada qaarkood ay diideen xildhibaanada qaarkood,...

Jubbaland oo Digniin adag u dirtay Odayaasha kunool deegaanada maamulka ka taliyo

Shir deg deg ah oo ay xalay isugu yimaadeen golaha amniga maamulka Jubbaland uuna shir gudoominayay Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe ayaa looga...

Dowladda Jabuuti oo iibineysa saami ka mid ah shirkadda Jabuuti Telecom

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jabuuti ayaa lagu shaaaciyay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Jabuuti ay Axaddii shalay ansaxisay xeer qabyo ah oo ku...

Maamulka Gedo: Xiriir iyo wada shaqeyn nagamada dhaxeyso Axmed Madoobe

Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in wax xiriir iyo wada-shaqeyn ah uusan kala dhaxeyn madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayna...

Kala jabka guddiga waqooyiga iyo jillaafooyinka doorashada

Waxaa soo baxaya saansaantii ugu horreysay oo muujinaysa in ay wax kasoo laabanayaan heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho, markii...

Qarax ka dhacay Dekadda ugu weyn dunida

Dab ka dhashay qarax markab xamuulka qaada oo ku xiranayay dekedda Jebel Ali ee magaalada Dubai ayaa lagu guuleystay in la damiyo,...

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xulufo dhow ahaa oo khilaaf ka dhex qarxay

Khilaafka iyo xiisada udhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka oo muddo dheer xulufo ku ahaa arrimaha gobolka Khaliijka, ayaa dhowaan soo shaac baxay.Halka...

Gabadhii ugu horreeyey ee Soomaaliya uga qayb galaysa ciyaaraha feerka ee Olombikada

Ramla Cali oo ah gabadh Soomaali ayaa mar kale taariikh u sameynayso dalkeeda, iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ka soo jeedda...

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano horleh

Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howl-gallo ballaaran oo ay si wadajir ah ciidamada Xoogga dalka...

Qaar ka mid ah haweenka oo maanta la kulmay madaxda golaha wadatashiga

Xubno ka socda haweenka ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo ururada bulshada rayidka oo ay hor kaceyso wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaliya,...

Xilliga la dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu heshiiyey

Shirka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ugga socdey Muqdisho, oo laga soo saarey go’aano muhiim ah. Madaxda...

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Madaxweynaha Hirshabeelle oo iska afgartay Shirka Wadatashiga Qaran

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe)...

Wasiir isu casilay in uu gabadh shaqaalihiisa ka mid ah dhunkaday awgeed

Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirka caafimaadka kadib markii uu ku xad gudbay joogtaynta kala fogaanta bulshada isaga oo dhunkaday mid...

Gabar Soomaali ah oo loo soo qabtay afduubkii Xafsa Luqmaan

Baarayaasha Kenya ayaa soo xiray labo eedeysane oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen afduubkii iyo jirdilkii bishan horraanteeda loo geystay Xafsa Maxamed...

Dhimashada dagaalkii magaalada Wisil oo kor u dhaaftay 20 qof

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeriyooday weerar ay maleeshiyada Al-shabaab saaka waabarigii ku qaadeen xerada ciidamada Daraawiishta Galmudug ay ku leeyihiin...

Latest News

Beesha Caalamka oo soo saartay qoraal ku aadan dagaalka Guriceel

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin dagaalka ka socda Guriceel ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Galmudug oo dhinac...

Galmudug oo gebi ahaanba la wareegtay Guriceel

Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka ay gebi ahaanba la wareegeen gacan ku haynta...

Home Warar Ciidamada Ahlu-Sunna oo ka baxay magaalada Guriceel

Ciidamada Ahlu-Sunna ayaa ka baxay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo afartii maalmood ee lasoo dhaafay ay kula dagaalameen ciidamada dowladda iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddi baara kiiska Ikraan Tahliil

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeyay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar ka tirsaneyd NISA,...

Khilaafka Farmaajo iyo Rooble: 4 arrimood oo xal u noqon kara ismaandhaafka madaxweynaha iyo...

Maxkamadda dastuurka kama jirto Soomaaliya, taasoo ahaan lahayd meesha kaliya ee xal looga raadin karo ama go'aan ka gaari karta khilaafka madaxda...

Ikraan Tahliil: Wararkii ugu dambeeyay ee xil ka joojinta iyo ku soo celinta Fahad...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa "amray in shaqadiisa uu sii wato" Fahad Yaasiin oo xilka madaxada Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya uu ka qaaday Ra'iisul Wasaare...