Odayaasha Degmada Goldogob oo Diiday in Gaalkacyo lagu Maxkamadeeyo Dhalinyaro Kufsi geystay

Wararka ka imaanaya Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas uu ka jiro Khilaaf ka dhashay Dhalinyaro Gabar ku kufsaday Degmadaasi. Odayaasha Degmada...

Galmudug oo sheegtay in ay Qabatay Doon Kaluumeysi

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Ciidanka Illaaliya Xeebaha Gobolka Mudug Ee Galmudug ay Gacanta ku dhigeen Doon laga leeyahay Wadanka yemen iyo Shaqaalihii Saarnaa,waxaana...

Masaajid Kanada ku yaalla oo lagu soo warramayo in afar ruux lagu dilay

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhimatay rasaas lagu furay masaajid ku yaalla magaalada Quebec ee dalka Kanada. Rasaasta ayaa lagu furay Xarunta Dhaqanka Islaamka...

War Deg Deg ah:- Qarax Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Hotelka Dayax

Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu Weeraray Hotelka lagu Magacaabo Dayax oo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. Hotelka oo ah...

Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka oo Dagaalyahano Daacish ku dilay Bariga dalka Syria

Hawlgalkaasi oo ay fuliyeen Ciiddan watay Diyaarado Helikoptar ayaa waxay ka degeen Tuulladda Al-kubar ee Gobalka Dayr Asuur, halkaasi oo ay ku dileen ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinkii laga keenay

Xilli Shalay Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka galmudug ay shegeen in ay mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xusen Guuled ayaa haddana...

Guddoomiye Najax “Shabaab waan ka difaaceynaa Degaanadeena”

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen Degaanadooda in ay ka difaacayaan ururka Al-shabaab, maadaama weerarada Shabaab maalmihii u dambeeyay ay ku soo badanayeen...

Al-shabaab oo 7 Ruux ku xir xiray Gobolka Gedo

Wararka laga helayo Tuulada Barwaaqo oo ka tirsan Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Gelinkii dambe ee Shalay Xarakada Al-shabaab ay ku...

Faah-faahino ka soo baxaya qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadaasi ayaana sababay dhimasho iyo dhaawacyo soo gaaray dad rayid ahaa. Inta la...

Baarlamaanka Galmudug oo AMISOM ka dalbaday in ay Ilaaliyaan Amnigooda

Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay soo gaareen Warar sheegaya in Dhibaato...

Meydka Nin Shabaab ka tirsanaa oo la soo bandhigay

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi gelinkii dambe ee shalay lagu soo bandhigay Meydka...

Nin dabley ah oo 5 qof ku dilay Mareykanka

Booliska ayaa ninkaasi gacanta ku dhigay, haatanna waxa ay isku dayayaan inay go’aan ka gaaraan waxa ninkaasi ku dhaliyay inuu dadka laayo. Ninkan hubeysan ayaa...

Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu deeqay €286 milyan

Midowga Yurub ayaa maanta xaqiijiyay in uu Soomaaliya ugu deeqayo lacag gaaraysa €286 milyan oo loogu talagalay ilaa sanadka 2020-ka, lacagtaas oo qeyb ka...

Farmaajo oo xeer Madaxweyne ku soo saaray xil ka qaadistii Hanti-dhowrka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xeer Madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Wasiirada ku sameeyeen Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka...

Wasiirada Puntland iyo beelaha ay ka soo jeedaan

Isku-shaandheynta Madaxweyne Cabdiweli Gaas ku sameeyey Golaha Wasiirrada ayaa saameysey 12 wasaaradood, kuwaasoo sagaal kamid ah wasiirro cusub loo soo magacaabay saddex wasaaradoodna laysku...

Latest News

16,500 Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta daah-furay Imtixaanadka Shahaadiga ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in sanadkan...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo la wareegtay Hub iyo gaadiid dagaal

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa shalay la wareegtay hub, gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgadud.

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii saakay ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee...

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee QM oo sharxay xilka loo doortay

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan, (Abuukar Baalle) ayaa toddobaadkan loo doortay inuu noqdo mid ka mid ah 21 madaxweyne...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed...

Jawar Maxamed iyo 30 qof oo kale oo Itoobiya lagu xiray

Dowladda Itoobiya ayaa xirtay dad ka badan 30 qof oo uu ka mid yahay siyaasi mucaarad ah oo caan ka ah dalkaas...