Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka oo ku baaqay in loo gurmado shacabka ku dhibaateysan Konfurta.Sudan

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Dalxa ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in loo gurmado Shacabka Soomaaliyeed ee saameynta...

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo soo xiray Aqoon-siweydaarsi loo qabtay Saamileyda Barnaamijka Heshiiska Cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiray aqoon-isweydaarsi saddexd maalmood ahaa oo magaalada Muqdisho loogu qabtay saamileyda...

Madaxweynaha JFS oo Kormeeray Dugsiga Tababarka Janaraal Gordon

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa...

Xildhibaano badan oo Saxiixay Mooshin ka dhan ah damaca dowlada Kenya

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku mashquulsan diyaarinta mooshin ka dhan ah dowlada Kenya gaar ahaan ciidankeeda ku sugan gudaha Soomaaliya...

Madaxweynaha Maamulka Falastiin oo qoraal toos ah u diray Madaxweynaha La-doortay ee Maraykanka.

Wakaalladda Wararka Falastiin ee WAFA ayaa sheegtay inuu Madaxweyne Maxamuud Cabaas Abu Maasim uu ugu baaqay Donald Trump inuusan Safaaradda Maraykanka ku leeyahay Yuhuudda...

Xulka Qaranka oo Gaaray Harare

Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Harare ee dalka Zimbabwe, halkaasi oo maalinta Talaadada ah ay kula ciyaari...

Nin hubeysan oo toogasho ka billaabay magaalada Utrecht ee dalka Holland

Nin hubeysan ayaa xabado ku furay meel laga raaco tareenada oo ku taalla magaalada Utrecht ee dalka Hollad, halkaasi oo dhowr qof...

Madaxweyne Xasan “Turkiga baan uga mahadcelineyaa Istibitaalka ugu casrisan Bariga Africa”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeeray Isbitaal cusub oo casri ah oo Dowladda Turkiga ay ka hirgelineyso Muqdisho. Booqashada...

Dowladda Masar oo amaantay qaabka loo macaamilay Shaqaalihii la socday Diyaaradii ku burburtay Carbiska

Iyadoo ay lixdii Shaqaalaha Masaarida ee la socday Diyaarada burburtay saakayto ka degi doonaan Garoonka Calaamiga ee Diyaaradaha ee magaalladda Qaahira ayaa waxaa Dowladda...

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ka tacsiyeeyey geeriddii naxdinta lahayd ee ku timi C/risaaq Xaaji...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Ra’iisul Wasaarihii...

Mucaaradka bariga Xalab oo degmooyiin kale laga qabsaday

Mucaaradka magaalada xalab waxa ay sheegayaan inay dib u gurteen si ay meel difaac adag u galaan. Arrintaasi ayaa ka dambeysay ka dib markii ciidamada...

Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo lasoo gabagabeynayo

Gudoomiyaha Guddiga Dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug ayaa sheegay in uu gabogabo yahay shirkii ay isugu yimaadeen beelaha Walaalaha ah ee Wada...

Nigerian restaurant shut down for serving HUMAN FLESH – and had bags in kitchen...

-Police raided the restaurant after locals reported it was selling human meat -They discovered human heads which were still dripping blood into plastic bags -Weapons including...

Xaalado caafimaad daro oo soo wajahay Barakacayaasha ku dhaqan Magaalada Jowhar

Xaalado caafimaad daro ayaa soo wajahay dadkii ka soo barakacay fatahaadihii wabiga shabelle iyo colaadii dhowaan ka dhacday deegaan hoos yimaada Jowhar, iyadoo dadka...

Latest News

Mareykanka oo noqday dalka laga helay dadka ugu badan ee uu soo ritay caabuqa...

Tirada la xaqiijiyay in laga helay Viruska Corona ee gudaha dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay boqol kun oo kiis (100K), iyadoo sidoo...

Muxuu yahay ujeedka laga leeyahay wareejinta dugsiga sare ee 15 May ee ay gacanta...

Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib ula wareegi doonto dugsiga sare ee 15 May oo ay gacanta...

Faah-faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay Janaale

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan weerar loo adeegsaday qarax miino oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka...

Dowlada Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyada gudaha iyo Sababta oo la shaaciyay

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in si KMG ah loo joojiyay duulimaadyadii gudaha si looga hortago faafitaanka caabuqa...

Mareykanka oo Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu jirto in...

Coronavirus: Mareykanka oo gargaar caafimmaad weydiistay dalalka caalamka

Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka ayaa kusoo warramay in xukuumadda madaxweyne Donald Trump ay baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaas oo...