Madaxweyne Farmaajo Oo Goor Dhow Ku Wajahan Gaalkacyo

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow la filayaa in uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qabanqaabada soo dhaweynta Mdaxweynaha...

Natiijo ka soo baxday baaritaan caafimaad oo lagu sameeyay Trump

Dhakhtarka gaarka ah ee aqalka cad ee looga arrimayo dalka mareykanka ayaa sheegay in madaxwayne Donald Trump uu caafimaadkiisu yahay mid wanaagsan. Dhakhtarkan ayaa baaritaankii...

Midowga Afrika oo Bayaan ka soo saaray hadal ka soo yeeray Donald Trump

Wadamada Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada...

R/wasaare ku xigeenka dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Ankara

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa gaaray magaalada Ankara halkaasoo ay uga qeybgalayaan shirka horumarinta Ganacsiga. R/waaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed...

Mareykanka oo La Hadlaya Kuuriyada Waqooyi

WASHINGTON. D.C — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu wadahaddalo la billaabi doono Dowlada Kuuriyada Waqooyi marka la gaaro xilliga ay ku habboon...

Madaxweyne Farmaajo “Walaalayaal soo dhaweyntiinna diirran waxa ay ka tarjumeysaa in aad tihiin dad...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha...

Dabley hubeysan ayaa weerar ay ku qaaday gaari nuuca raaxada ah oo marayay gudaha deegaankaasi. Waxaana la sheegay in ay dhaawaceen Darawalkii gaarigaasi, iyagoona ka...

Dawladda Federaalka oo ku baaqaysa in la joojiyo colaadda deegaanka Tukaraq

Muqdisho, 10 Jannaayo 2018 – Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in...

Ciidamada DFS Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada G/ Hiiraan

Ciidamada milateriga Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, gaar ahaan Ciidamada Itoobiya ayaa saakay dhaq dhaaqyo Ciidan ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan. Waxaana Ciidamadu...

Gaas oo ka Hadlay Arrinta Tukaraq

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli gaas ayaa markii ugu horaysay xalay ka hadlay imaanshaha ciidanka Somaliland deeganka Tukaraq ee Gobalka Sool. Madaxweyne Gaas ayaa dalalka Somalia daneeya...

Wasiirka Waxbarashada C/raxmaan Daahir oo la kulmay maamulayaasha Jaamacadaha Muqdisho

Wasiirka Waxbarshada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa la kulmay Maamulayaasha Jaamacadaha, Aqoonyahano iyo Macalimiin, waxaana uu kala hadlay tayeynta tacliint sare ee dalka...

Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo deeq Lacageed Gaarsiiyay Caruur isugu jirta Agoon...

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdala Cawad, ayaa deeq lacageed gaarsiiyey ilaa 48-qoys oo danyar ah, waxaana deeqdaasi u wakiishay Hay’adda...

Soomaalida Itoobiya ku Dhaqan oo ka Cabanaya Oromada

Waxaa wali taagan oo aan xal dhameystiran loo helin colaadda u dhexeysa Soomaalida iyo Oromada ee kuwada dhaqan gudaha dalka Itoobiya. Waxaa Laanta afka Soomaaliga ee...

Trump oo “illaaway” heesta calanka Mareykanka

Trump oo "illaaway" heesta calanka MareykankaMadaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa lagu soo dhoweeyay sacab iyo iyadoo dadka qaarna ay ku qeyliyeen intii uu garoonka...

Latest News

Dagaal khasaaro badan dhaliyay oo dhaxmaray ciidamada Sudan iyo kuwa Itoobiya

Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Sudan iyo kuwa Itoobiya oo garab ka helayay ciidamo kasoo jeeda Eritrea ayaa ka dhacay...

Puntland oo soo jeedisay in shirka arrimaha doorashada lagu qabto garoonka diyaaradaha

Maamulka Puntland ayaa soo jeediyay in kulanka lagu wado in uu dhexmaro madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uu ka dhaco garoonka diyaaradaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay amaro lagu xakameynayo faafida Xanuunka COVID19

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19 Markii uu dib u eegis...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddiyo u magacaabay qabanqaabada banaanbaxyada Midowga Musharraxiinta

Ka dib kulan uu maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay midowga musharixiinta kaas oo dhammeystir u ahaa heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen Dowladda...

Madaxtooyada Somaaliya oo isugu yeertay madaxda maamul goboleedyada

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in maalinta Khamiista ah ee 4-ta bisha uu martigelin doono "munaasabad lagu dhammeystirayo" hirgelinta heshiiska doorashada.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku baaqay in shir deg deg ah la...

Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah...