Farmaajo oo xabsiga dhexe booqdey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Taliyaha ugu sarreeya Ciidamadda qalabka sida Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar,isagoo...

Ciidamo Careysan oo qabsadey xarunta baarlamaanka Puntland oo…

Waxaa lagu guuleystay in Ciidanka laga dul qaado Xarunta Baarlamaanka Maamulka Puntland. Ilo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Waxgarad ay u istaageen in...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Madax ka ahaa Hey’adda NRC ee laga leeyahay...

Wasiirada Maamul goboleedka Hiir-Shabeele oo la filayo in goor dhow lagu dhowaaqo

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Galabta la filayaa inuu ku dhawaaqo Golihiisa wasiirada,waxaana Maanta Mar Saxaafadda looga yeeray Madaxtooyada Hirshabeelle iyadoo...

Ciidamada Asluubta oo Muqdisho ku dabaal degey

Ciidamada asluubta oo la aasaasay sanadu markay ahayd 1970kii ayaa maanta munaasabad lagu xusaayo 47sano guuradii kasoo wareegatay xiligii la aasaasay ayaa ka dhacday...

Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo Muqdisho lagu xusey,

Munaasabadaan oo ay kasoo qeyb galeen dad fara badan oo ay soo agaasimeen akadeemiyada cilmiga fanka iyo suugaanta iyo sidoo kale acadeemiyo Goboleedka fanka...

Amiirka Dowladda Kuwait Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah oo u hambalyeeyey Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho, February 16, 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid Amiirka Dowladda...

10-Caqabad oo Farmaajo ka hortaagan in uu noqdo Madaxweynahii loo baahnaa

Lix iyo Toban(16)-kii sano ee la soo dhaafay waxaa madaxtooyada(Villa Somaliya) soo maray Madaxweynayaal badan, marka laga reebo Protocol  iyo magac u baxay, ma...

Madaxweynaha la doortay oo booqday xarunta Villa Soomaaliya kahor caleema saarka

Madaxweynaha la doortay ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Mudane...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey Danjirayaasha dalalka carabta u fadhiya Somaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka...

Taariikh nololeedka Madaxweyne cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku guuleystey tartankii Madaxtinimada Soomaaliya asagoo wareegii labaad heley 184 cod, Xasan Sheekh Maxamud oo heley 97 cod iyo...

Latest News

Beesha Caalamka oo soo saartay qoraal ku aadan dagaalka Guriceel

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin dagaalka ka socda Guriceel ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Galmudug oo dhinac...

Galmudug oo gebi ahaanba la wareegtay Guriceel

Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka ay gebi ahaanba la wareegeen gacan ku haynta...

Home Warar Ciidamada Ahlu-Sunna oo ka baxay magaalada Guriceel

Ciidamada Ahlu-Sunna ayaa ka baxay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo afartii maalmood ee lasoo dhaafay ay kula dagaalameen ciidamada dowladda iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddi baara kiiska Ikraan Tahliil

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeyay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar ka tirsaneyd NISA,...

Khilaafka Farmaajo iyo Rooble: 4 arrimood oo xal u noqon kara ismaandhaafka madaxweynaha iyo...

Maxkamadda dastuurka kama jirto Soomaaliya, taasoo ahaan lahayd meesha kaliya ee xal looga raadin karo ama go'aan ka gaari karta khilaafka madaxda...

Ikraan Tahliil: Wararkii ugu dambeeyay ee xil ka joojinta iyo ku soo celinta Fahad...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa "amray in shaqadiisa uu sii wato" Fahad Yaasiin oo xilka madaxada Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya uu ka qaaday Ra'iisul Wasaare...