Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degatey Baladweyne iyo cabsi laga qabo in...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan...
Twitter oo gabi ahaanba hawada ka saartay cinwaanka madaxweyne Trump
Shirkadda Twitter ayaa sheegtay inay hadda si rasmi ah meesha uga saartay cinwaanka Madaxweyne Trump.
Barta Twitter ayaa sheegetay...
Doorashada Mareykanka: Maxaa laga filayaa kulanka Kongareeska?
Xildhibaannada Mareykanka ayaa lagu wadaa inay maanta kulan yeeshaan si ay u xaqiijiyaan guushii uu Joe Biden ka gaaray doorashadii madxatinnimda xilli...
Amiirka Qadar oo ka qeybgalay heshiis ay wada gaareen Dalalka Khaliijka
Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb...
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay dadaallada Qoor Qoor ee dorashooyinka dalka
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulamo xal raadin ah oo saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ku dhex-maray madaxweynaha...
Amiirka Qadar oo Dalka Sacuudi uga qeybgalaya Shirka Wadamada Gacanka
Amiirka Qatar Amiir Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka wadamada Khaliijka oo...
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay heshiiska Sacuudiga iyo Qatar
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u heshiisiinta Boqortooyada...
R/W Rooble oo maanta bilaabaya la kulanka Musharaxiinta iyo Ujeedka uu ka leeyahay
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maanta kulan la qaato Mid kamid ah Musharaxiinta u taagan...
is-faham horudhac ah oo lagu gaaray kulamadii ka socda magaalada Garowe
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo siyaasadeed ka socdeen caasimada Puntland ee Garoowe, kuwaasi oo u dhaxeeyay madaxda dowladda federaal, kuwa maamulada dalka...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xalay kulmay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed C/Casiis Lafta Gareen ayaa xalay kulan saacado badan ku...
Xog ku aadan Waxii ay kawada Hadleen Musharax Kheyre iyo Madaxweyne Qoor Qoor
Waxaa xalay magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor...
Trump oo loogu baaqay inuusan ku dhicin ‘dabinta’ Israel
Wasiirka arrimaha dibedda Iran, Mohammad Javad Zarif ayaa ku booriyey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuusan ku dhicin “dabinta” qorshe uu tuhusan yahay...
Ra’isal wasaarre Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray Xerada Bali-doogle
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray xerada Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha.
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka digey heshiiska Shidaalka
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay uga digeen heshiis qarsoodi ah oo dhinaca sahaminta shidaalka, baaris iyo qodis...
Wasaarada amniga DF oo amar cusub ku soo rogtay Garoonka Aadan cadde
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.