Dowladda Soomaaliya: “Mudaaharaad hub wata oo dad hubeysan wataan sideeba lama ogolaan karo”
Dawladda Soomaaliya ayaa ku celisay in aanay ogoleyn dibadbaxyo laga dhigo magaalada Muqdisho maalin uun kadib markii xubnaha midowga murashaxiinta ku baaqeen...
Mareykanka oo ku baaqay hirgelinta heshiiskii kasoo baxay shirkii Baydhabo
Xilli weli uu khilaaf ka taagan yahay doorashada Soomaaliya, maamullada Puntland iyo Jubaland-na ay diideen inay ka qeybgalaan kulanka lagu saxiixayo qodobadii...
Golaha Amaanka ee QM oo digniin culus siiyey dhinacyada Siyaasada Somalia
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada Somalia ayaa Dowladda federaalka iyo dhinacyada kale ee ay khuseyso...
Dubbe oo shaaca ka qaaday arrin loo ogolyahay mucaaradka
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb-galayey barnaamij gaar ah looga hadlayey xaaladda dalka ayaa...
Khilaafka Doorashada: Heshiis ma laga gaari karaa iyadoo Puntland iyo Jubbaland ay maqan yihiin?
Soomaaliya waxaa weli ka taagan khilaafka ka dhashay hannaanka doorashada xilli uusan kala caddeyn goorta si rasmi ah loo qabanayo shir loo...
DFS oo ugu baaqdey puntland iyo Jubaland iney ku soo Bierman shirka wadatashiga
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga...
Beesha caalamka oo cadaadis xoog leh saareyso Axmed Madoobe & Deni
Beesha caalamka ayaa billowday in cadaadis xoogleh saarto madaxweynayaasha maamullada Puntland & Jubbaland oo weli ka maqan shirka wada-tashiga magaalada Muqdisho ee...
Madaxweyne Cali Guudlaawe Oo Kulan La Yeeshay Sheekh Shariif
Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha midowga musharraxiinta, Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Tirada kiisaskii u dambeeyay cudurka COVID-19 ee dalka
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka dib baaritaan...
Shirkad duulimaad oo hakisay qaar kamid ah duulimaadyadeeda cabsi darteed
Shirkadda duulimaadyada ee United Airlines ayaa ku dhawaaqday inay hakineyso duulimaadka 24 diyaaradood oo ah nooca Boeing 777 kadib markii mid kamid...
Jubaland oo shuruudo ku xirtay ka qeybgalka shirka Muqdisho
Jubaland ayaa sheegtay inay diyaar u tahay ka qeybgalka shirka looga hadlayo khilaafka harreeyay hanaanka doorashada balse waxay ku xirtay dowr arrimo...
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo...
DF oo u digtay dalal qoraallo ‘marin habaabin ah’ kasoo saaray rabshadihi Muqdisho
Dowladda Soomaaliya ayaa u digtay dalal ay sheegtay inay qoraallo marin habaabin ah kasoo saareen dhacdooyinkii Muqdisho ka dhacay Jimcihii ee ciidamada...
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub...
Xoghayaha Guud Ee QM Oo Ka Digay Rabshadahii Ka Dhacay Muqdisho
Xoghayaha guud ee QM ayaa walaac ka muujiyey iska hor imaadyadii shalay ka dhacay Muqdisho, isaga oo dhamaan dhinacyadda ugu baaqay in...