Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu deeqay €286 milyan
Midowga Yurub ayaa maanta xaqiijiyay in uu Soomaaliya ugu deeqayo lacag gaaraysa €286 milyan oo loogu talagalay ilaa sanadka 2020-ka, lacagtaas oo qeyb ka...
Wasiirada Puntland iyo beelaha ay ka soo jeedaan
Isku-shaandheynta Madaxweyne Cabdiweli Gaas ku sameeyey Golaha Wasiirrada ayaa saameysey 12 wasaaradood, kuwaasoo sagaal kamid ah wasiirro cusub loo soo magacaabay saddex wasaaradoodna laysku...
Japan oo $10,000 ugu deeqday dadka laga soo celinayo Dhadhaab
Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa soo dhaqeysay deeq lacageed oo ka soo gaartay Dowladda Japan,taas oo loogu talagalay in wax...
Daawo Sawirrada Weerarka Hotel Dayax oo Soo Afjarmay
Qaraxyo iyo Weerar ayaa ka socda Hotelka Dayax ee Muqdisho,weerarka ayaa ku billowday Gaari laga buuxiyay walxaha qarxa,waxaana gudaha galay Rag hubeysan.
Rasaas ayaa la...
Taliyaha asluubta oo u hanjabay dadka dhisanaya dhulka Ciidanka
Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dadka rayidka ah ee dhisanaya dhulka Ciidanka Asluubta eek u...
Qaraxii Daallo Dadkii loo heystey oo la Xuukumey Maanta. (DAAWO)
Maxkamadda Darajada koowaad ayaa maanta xukuntay eedeysanayaal loo heystay in ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Diyaaradda Daallo Airline 2-bishii Febaury ee sanadkaan.
Gaashaanle sare...
Wafdigii Britain ee Muqdisho yimid, maxay kala hadleen dowlada Soomaaliya(Sawiro).
Muqdisho,(Markacadeey):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain Philip Hammond oo booqasho...
SAWIRADA: Madaxweynaha oo daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan), kaas oo noqonayaa midkii ugu horeeyay...
200 ilaa 250 joog oo dareeska milatariga Soomaaliya oo lagu qabtey magaalada Gaalkacyo
Cadaado, 16 July 2016---Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 14-,kii bishan July magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu qabtey dareeska milatariga Soomaaliya...
Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan soonka iyo dhacdooyinka bisha Ramadaan (Qaybtii 5aad)
Su’aalo fara badan ayaa culumada la weydiiyay oo ku saabsan arrimaha soonka,waxaan isku dayaynaa in qaar ka mid ah su’aalahaasi soo qaadano,waxaana ka mid...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Daladaha oo isku Waafaqay in la qaado Imtixaan Qaran
(Muqdishu) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in halmar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran islamarkaana Arday kasta oo imtixaanka...
Seyladda kala Iibsiga Dowladnimada!
Seyladdan oo markeedii hore aheyd mid ku dhex taalla xarunta Baarlamaanka oo kaliya, waxa kaliya ee lagu kala iibsadana ay aheyd mooshinno ayaa haatan...
Nolosha Facebook
Facebook oo ka mid ah baraha bulshada waxa uu qeyb ka noqday nolosha aadanaha.
Dad ayaa kugu soo darsanaya Facebook, kuwa ayaa ku soo daba-galaya,...