Kenya oo xabsiga dhigtay labo dhalinyaro ah lala xiriirinayo Al-shabaab
Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay xabsiga dhigeen labo dhalinyaro ah oo lala xiriirnayo inay ka tirsanaayeen Al-shabaab oo weeraro badan ka geystay dalka...
Mid ka mid ah Wasiiradii R/wasaare Cumar Cabdirashid oo xilkiisa iska casilaya
War aan ka helnay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasiirka Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda ka cudur daartay inuu jagadaas...
Diyaarado dagaal oo duqeyn ka gaystay Gobolka Gedo
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Gedo ee Koonfurta Somaliya diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa inay duqeyn ka gaysteen deegaano ka...
Siilaanyo oo saxiixay mashruuc afar sano soconaya
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saxiixay mashruuc ay maalgelinayaan dowladaha Britain iyo iyo Denmark oo afarta sano ee soo socota wax looga...
Xog: Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ‘lagu qanciyey’ shirka Dhusamareeb 3
Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya inuu is-bedal ku yimid go’aankii diidamada ee Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ee ku aadanaa...
Guddoomiye Tarsan oo Markale ku baaqay in Wasiirada Cusub ay shacabka la dagaan
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Wasiirada cusub ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya looga baahan...
Wasiirro ka socda Puntland oo gaaray Gaalkacyo
Wafdi wasiirro ah oo ka socda maamulka Puntland ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo eee xarunta gobolka Mudug.
Wasiirka warfaafinta ee maamulka Puntland, Cabdiweli Xirsi Indho-guran ayaa...
Kenya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay gaadiid la tuhmayo inay Shabaab raashin u...
Dowladda Kenya ayaa gacanta ku dhigtay saddex gaadiid oo raashin gargaar ku siday magaca Hay’ada Cunada Aduunka ee (WFP),kuwaasi oo maraayay xuduudda Somaliya,waxayna Kenya...
Mid kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo la xiray
Warar lagu kalsoonaan karo oon heleyno ayaa sheegaya in Ciidamada booliiska Soomaaliya ay maanta xabsiga dhigeen Gudoomiyihii Degmada Xamar-Weyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir (Carab) iyo...
Xildhibaanada ,Siyaasiyiinta iyo Salaadiinta Beelweynta Xawaadle oo eedeeyay Maamulada KMG ah ee Juba iyo...
Kulan maanta ka dhacay Hotel Giyaajo ee Magaalada Muqdisho , ayna iskugu yimaadeen Xildhibaanada , Siyaasiyiinta ,Salaadiinta , nabadoonada iyo aqoonyahanada Beelweynta Xawaadle ee...
Kheyre” Ciidanku Xooggu waa astaan qaran
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda sanadguurada 57aad ee maalintii la asaasay Ciidanka...
Guddoonka Baarlamaanka Somaliya oo qaraar ka soo saaray su’aalihii la weydiiyay Madaxda laamaha ammaanka
Guddoonka Sare Baarlamanka Somaliya, ayaa waxaa uu qaraar ka soo saaray su’aalihii Fadhigii 7-aad Baarlamaanka Somaliya lagu weydiiyay, Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke,...
Kenya oo heshiis muhiim ah ku weysay weerarada Shabaab darteed
Dowladda Kenya ayaa heshiis muhiim ah waxa ay ku weysay weerarada Ururka Al Shabaab ay ka geysanayaan dalka Kenya, kadib markii Shirkada Total ee...
Faahfaahinta Weerarkii Qaraxa ee lala eegtey xarunta taraafikada.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saakay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.
Labo ruux oo watay gaari yar oo Kaarib ah...
Shirka Madaxweynayaasha Ciidamada ka jooga Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Kampala
Magaalada Kampala ayaa waxaa maanta ka furmaya shir ay leeyihiin Madaxweynayaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, kaasoo ah shirkii u horeeyay noociisa oo...