Shirka Wadatashiga Puntland oo Furmay

Shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe. Shirkan ayaa waxaa ku baaqay qabsoomiddiisa madaxweynaha maamulkaas Siciid Cabdullaahi...

Al-Shabaab oo toban sano kadib faarujiyay Janaale

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay faarujiyay degmada Janaale ee gobalka Shabeellada Hoose kadib markii ay ku soo dhawaadeen ciidamada Milateriga...

Dowladda Soomaaliya oo ka mamnuucday inay dalka soo galaan dadka ka imaanaya afar dal

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka mamnuucday inay dalka soo galaan rakaabka ka imaanaya afar dal oo ee si ba’an u saameeyay Cudurka...

Gaari Ambulance ah oo lagu qarxiyey dalka Kenya iyo dad Soomaali ah oo ku...

Wararka ka imanaya Magaalada Gaarisa ee Waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in afar qof ay ku dhinteen kadib markii qarax lala beegsaday...

Shiinaha oo shaaciyay dalka uu ku tuhmayo in uu ka dambeeyo xanunka corona

Dalka Shiinaha oo ah wadankii ugu horeeyay ee uu ka dilaacay xanuunka corona ee hataan dunida ku faafay ayaa ka hadlay dalka...

Cawad oo faah-faahiyey kulankii Omamo

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shalay magaalada Nairobi kula kulmay dhiggiisa dalka Kenya Raychelle Omamo. Kulankan...

DF Somalia oo shaacisay in ay korortay tirada dadka ay u karantiishay Coronavirus

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay inay kordheen tirada dadka ay u karantiileen cudurka ku faafaya caalamka ee Coronavirus.

Ra’iisul Wasaaraha Canada oo karantiil u galay cabsida Corona awgeed

Ra'iisul Wasaaraha Justin Trudeau ayaa karantiil u galay cabsida ku aaddan Caabuqa Corona awgeed, sida uu xafiiskiisa xaqiijiyay. Xaaskiisa,...

Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo lagu casuumay kulanka Farmaajo & Uhuru Kenyatta

Sida uu qoray wargeyska Daily Nation, dowlada Kenya ayaa ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku casuuntay kulanka la filayo inay magaalada Nairobi...

Dagaalka saliidda ee Sacuudiga iyo Russia oo xoogeystay

Shirkadda shidaalka Sacuudi Carabiya ee Saudi Aramco ayaa Arbacada sheegtay inay qorsheyneyso inay wax soo saarkeeda saliid ceyriin ay kordhiso hal milyan...

Sababta keentay in Africom ay kordhiyaan weerarada ka dhanka ah AL-SHABAAB

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka dhanka ah...

Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha dibeda ee Somalia iyo Kenya?

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Ahmed Ciise Cawad iyo dhigiisa Kenya Raychelle Omamo ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi.

Caabuqa Corona oo la xaqiijiyay inuu yahay musiibo Saf-mar ah

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in Caabuqa Corona uu yahay musiibo Saf-mar ah oo caalami ah.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray garoonka Dayuuradaha Baraawe

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo ku gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka jaray garoonka...

QoorQoor oo maamul cusub u magacaabay Dhusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa maamul cusub u magacaabay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wareegto kasoo...

Latest News

Mareykanka oo noqday dalka laga helay dadka ugu badan ee uu soo ritay caabuqa...

Tirada la xaqiijiyay in laga helay Viruska Corona ee gudaha dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay boqol kun oo kiis (100K), iyadoo sidoo...

Muxuu yahay ujeedka laga leeyahay wareejinta dugsiga sare ee 15 May ee ay gacanta...

Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib ula wareegi doonto dugsiga sare ee 15 May oo ay gacanta...

Faah-faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay Janaale

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan weerar loo adeegsaday qarax miino oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka...

Dowlada Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyada gudaha iyo Sababta oo la shaaciyay

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in si KMG ah loo joojiyay duulimaadyadii gudaha si looga hortago faafitaanka caabuqa...

Mareykanka oo Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu jirto in...

Coronavirus: Mareykanka oo gargaar caafimmaad weydiistay dalalka caalamka

Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka ayaa kusoo warramay in xukuumadda madaxweyne Donald Trump ay baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaas oo...