Coronavirus: Laba goor makugu dhici karaa fayraska Covid-19?

Qaar ka mid ah bukaannada ayaa ka caafimaaday Covid-19, waxaana laga fasaxay cisbitaallada, balse mar labaad ayey xanuunsadeen, markii la baarayna waa...

Djibouti oo muddo todobaad ah kordhisay xayiraaddii dalkaasi

Djibouti oo laga helay tirada ugu badan ee COVID-19 ee dalalka Bariga Africa ayaa maanta dib u dhigtay qorshey ay ku dooneysay...

Wasaaradda Caafimaadka oo ku dhawaaqday in tirada COVID-19 ay gaartay 1,054 ruux

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la...

Gabadhii Talyaaniga ee laga sii daayey Al-Shabaab oo lagu soo dhoweeyay Roma

Gabar u dhalatay dalka Talyaaniga oo afduub loogu haystay Soomaaliya ayaa saaka ka dhooftay magaalada Muqdishu, iyadoo lagu soo dhoweeyey magaalada Roma.

Mareykanka oo 3 qodob ka dalbaday Israel kahor inta aysan ku darsan Daanta Galbeed

Maraykanku waxaa uu diyaar yahay in uu Daanta Galbeed u aqoonsando dhul ay leedahay Israel todobaadyadda soo socda, sida uu sheegay Safiirka...

Kaaliyaha madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo Coronavirus laga helay

Katie Miller oo ah xoghaya warfaafinta ee madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa laga helay cudurka coronavirus. Madaxweyne...

Iska hor imaad gudaha Boosaaso ku dhex maray Ciidamada Puntland iyo Daacish

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan uu dhex maray Ciidamada Amniga Puntland ee...

Taliyaha Booliiska Galmudug oo si adag uga hadlay Warkii uu shaaciyay taliye Burhaan

Taliyaha ciidanka booliiska Galmudug Gaashaanle sare Cabdikariin Xuseen Macalin oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in xubno katirsan Al Shabaab laga sii...

Sacuudiga oo xaramka dhigay qalab lagu ogaanayo dadka qaba Coronavirus

Boqortooyada Sacuudiga ayaa qaaday talaabo cusub oo looga hortagayo cudurka COVID-19 ka oo dalkaas iyo aduunyada inteeda kaleba ku haya dhibaatada.

Abiy Ahmed oo ciqaab adag ku hanjabay kadib go’aankii kasoo baxay Tigray-ga

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa ku hanjabay in dowladdiisa ay tallaabo ka qaadi doonto dadka ku xadgudbaya dastuurka, “si loo...

Corona fayras: Dilka Bing Liu oo dhaliyay shaki

Dilka arxan darada ahaa ee loo geystay cilmi-baare ku dhashay Shiinaha oo hadda baaritaan ku hayay corona fayras ee lagu toogtay Mareykanka,...

Xayiraadii lagu soo rogay Islii oo dhaqan gashay

Xaafadda Islii ee magaalada Naiorbi waxaa maanta ka dhaqan galay xayiraad ay Dowladda Kenya shalay ku soo rogtay ganacsigii iyo isu socodkii...

Dad badan oo kunool deegaanada Puntland oo laga helay cudurka Caronavirus

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus oo laga helay deegaanada maamulkaasi, waxaana sii kordhaya tirada dadka laga helayo...

Mareykanka: Kuma lug lahayn wixii ka dhacay Venezuela

Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa beenisay inay ku lug lahayd wax saraakiisha dalka Venezuela ay ugu yeereen isku day afgambi oo fashilmay oo...

Kim Jong-un: Maxaa ka jira in wadnaha laga qalay?

Sirdoonka Kuuriyada Koonfureed ayaa waxay sheegeen in wararka la isla dhexmarayay oo ku saabsanaa xaaladda caafimaad ee Kim Jong-un ay ahaayeen kuwa...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...