Wasirka Amniga Somaliya oo kormeeray Galbeedka Baledweyne, ka dib dagaaladii ka dhacay (SAWIRRO

Wasiirka Wasaaradda Amniga Somaliya, C/risaaq Cumar Maxamed iyo wefdigii uu hogaaminaayay, ee maalmahaanba ku sugnaa Magaalada Baledweyne, ayaa maanta kormeeray goobihii lagu dagaalamay. Wefdiga Wasiirka,...

Wasiirada Maamul goboleedka Hiir-Shabeele oo la filayo in goor dhow lagu dhowaaqo

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Galabta la filayaa inuu ku dhawaaqo Golihiisa wasiirada,waxaana Maanta Mar Saxaafadda looga yeeray Madaxtooyada Hirshabeelle iyadoo...

Fannaaniinta Axmed Rasta iyo Hodan C/raxmaan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Fannaaniinta Axmed Rasta iyo Hodan C/raxmaan ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaa soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta ,...

Cali Khaliif: “Puntland awalba col ayaan ahayn,iyadaaan Buuhoodle dhib ka wadda

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galleyr oo ku sugan dalka Jabuuti,ayaa sheegay in maamulka Puntland uu dhibaato ka hurinayo degaannada Maamulka Khaatumo ee Sool...

Sawiro: Faah-Faahinta Qaraxii Maanta Gaalkacyo ka dhacay iyo Cida sheegatey

Afhayeenka Alshabaab ugu qaabilsan Hawlgalladda, Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay inay Alshabaab ka dambeeyeen weerarkii maanta ka dhacay magaalladda Gaalkacayo ee lagu dilay...

Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo Muqdisho lagu xusey,

Munaasabadaan oo ay kasoo qeyb galeen dad fara badan oo ay soo agaasimeen akadeemiyada cilmiga fanka iyo suugaanta iyo sidoo kale acadeemiyo Goboleedka fanka...

Koonfurgalbeed Oo Wada Hadal La bilowday Saraakiisha Al-shabaab

Wasiirka Dhaqan celinta iyo Maleeshiyaadka Maamulka Koofur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelaay ayaa sheegay in wada hadalo haatan ay kula jiraan saraakiil ka tirsan...

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo la magacaabay

Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa la magacaabay,sida lagu shaaciyey wareegto goor dhow soo baxdey. Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Axmed Carab) ayaa loo...

Daawo Sawirada: Degmada Awdheegle oo Shabaab ay gacanta ku hayaan

Warbaahinta Shabaabka ayaa soo qaaday Sawiro muujinaya Degmada Awdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose oo ka mid ah Deeganada Kheyraadka uu Allah ku...

Cabdi Jiinow “Niklos Kay Wuxu ballan Qaaday Dib U Dhiska Waddooyinka Iyo Horumarinta Adeegyada...

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa faah faahin ka bixiyay booqasho Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaliya Nikolas kay uu ku tagay magaalada jowhar. Gudoomiyaha gobolka Sh/Dhexe...

Jubbaland oo Garoonka Waamo dib u furtey.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo Arbaco ah si rasmi ah u furay garoonka kubada Cagta ee Waamo kaas oo...

Xildhibaanad si kulul u beenisay in 3 nin isla guursatay

Xildhibaanad Huda Axmed Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxay si kulul u beenisay in saddex nin ay isla guursatay, iyadoona...

Trump oo wacad ku maray inuu ku guuleysan doono dagaalka Maxkamadda ee xannibaadda socdaalka

Madaxweyne Donald Trump wuxuu sheegay "in uusan shaki kujirin" in maamulkiisa uu ku guuleysan doono dagaalka dhanka sharciga ka socda ee ku saabsan xayiraadda...

Shir looga hadlayo dhaqaalaha Soomaaliya oo Dubai ka furmaya horaanta bisha April

Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa qorsheyneysa inay martigeliso wajiga labaad ee shir looga hadlayo arrimaha dhaqaalaha Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeyb geli doonaan...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...