Mas’uuliyiin ka socota W/Arrimaha Gudaha oo la kulmay maamulka iyo shaqaalaha cisbitalka guud ee...

Mas’uuliyiin ka socota wasaradda arrimaha gudaha oo howlo shaqo u jooga Magalada Marka ee Xarunta Gobalka Sh/Hoose ayaa xalay kulan la qaatay waxgaradka gobalkaasi,...

Axmed Madoobe oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho

Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho, taasoo noqoneysa markii u...

Ciidamo Xooga dalka ah oo ka soo gadooday Xeradii ay ku jireen

Ciidamo ka tirsan Xooga dalka Soomaaliyeed oo tababar ugu Xareysnaa Ex Warshadii Nacnaca ee degmada Wadajir ayaa saaka ka soo gadooday Xeradii ay ku...

Ku Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi Ay Hogaamineyso Wasiirka Hormarinta Sweden

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ay hogaaminaysay wasiirka Hormarinta iyo iskaashiga Caalamiga ah...

Madaxweyne Xasan oo ku dabaashay Xeebta Marka Cadey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta ku soo laabtay Muqdisho ka dib safar labo cisho qaatay oo uu ku joogey...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wasiiradda Horumarka & Xiriirka Caalamiga ee Sweden

Muqdisho 04 September 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta kulan Muqdisho kula qaatay Wasiiradda Horumarka iyo Xiriirka Caalamiga...

Puntland oo sharuud adag ku xirtey in ay xiriir danbe la yeelato Dowlada Xasan...

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal uu la galo Dowladda Soomaaliya,xilli Puntland ay shaacisay in xiriirka ay...

Wafdigii Madaxweynaha oo diyaarad Helicopter ah ka soo qaaday magaalada Marka

Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii diyaarad Helicopter ah ay ka soo qaaday...

Malaaq lagu dilay Baydhabo

Rag hubeysan oo aan haybtooda la garaneyn ayaa xalay magaalada Baydhabo ku dilay mid ka mid malaaqyada sida weyn looga yaqaanno gobolka Baay. Rag bastoolado...

Bambaanooyin Xalay lagu weeraray Xarun Qaramada Midoobay ay ku leedahay Magaalada B/weyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in Fiidnimadii Xalay Weeraro Bambaanooyin ah lagu qaaday Xarunta Hay’adda...

Madaxweynaha J.F.S. Oo Xalay Magaalada Marka Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Ee G/Sh/Hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay magaalada Marka kulan kula qaatay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Shabeelada Hoose ayadoo kulankaasina looga...

Ku Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaran ee geedi socodka siyaasadda

Ku simaha gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta khudbad qiima leh ka jeediyey shirweynaha Qaran ee geedi socodka siyaasadda Hiigsiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaaladda Marka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan, Wasiiradda, Cadaaladda , Gaashaandhigga, Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Taliyayaasha Ciidamadda Xooga iyo...

Kolonyo uu la socday Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu weeraray Sh/hoose

Wararka aan ka heleyno deegaanka Buufow ee Gobolka Sh/hoose ayaa ku soo warramaya in Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Wada-Tashiga Barnaamijka Higsiga Cusub “New Deal” oo ka furmay Muqdisho

Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta Soomaaliya mudane Abuukar Shiikh Cabdi Ibraahim ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirkii wada-tashiga barnaamijka Higsiga Cusub...
- Advertisement -

Latest article

DHAGEYSO: Wareysi Danjiraha Soomaaliya Qaramada Midoobay u fadhiya

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Maxamed Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa shalay waraaqihiisa aqoonsiga guddoonsiiyay xoghayaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Haddii aan Rabno in aan Dhibka ka baxno waa in la...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda sare iyo...

Madaxweynaha oo Guddi u saaray shaqaaqadii dhex martay Ciidamada ammaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay shir deg deg ah isugu yeeray Hey’addaha ammaanka dowladda, kaasoo looga hadlayay shaqaaqadii sababtay dhimasho iyo dhaawac...