Saraakiisha Ciidamada Buuhoodle Oo Axsaabta Siyaasadeed Ee Puntland Ka Mamnuucay Magaaladaasi

Saraakiisha Ciidamada ee ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa shaaciyay ineysan aqoonsaneyn axsaabta siyaasadeed ee Puntland. Shir Jaraa’id oo saraakiisha ciidamada amaanka ee Buuhoodle qabteen ayeey...

Ardey Somaaliyeed oo ka qalin jebisey Jaamacada Wuhan ee dalka Shiinaha

Waxaa dhawaan lagu qabtay Magaalada Wuhan ee Dalka Shiinaha xaflad ballaaran ee lagu maamusayay qalin jabin arday ka qalinjabisay afar Jaamacadood ee ku yaal...

Wasaaradda maaliyadda oo beenisay warbixintii Qaramada Midoobe

Wasaaradda maamilayadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ka jawaabtay  warbixintii Qaramada Midoobe ee  lagu sheegay in si sharci darro ah lacag lagala baxay Bangiga Dhexe...

Xukuumada Soomaaliya oo ku guuleysatay in la qaado Xayiiradii Caalamiga ahayd ee Saarneyd Garoonka...

Wasaarada warfaafinta iyo isgaarsiinta dalka oo mudooyinkii danbe dadaal dheer ugu jirtay in la qaado Xayiraad Caalami ahayd oo saarneyd garoonka Aadan Adde, ayaa...

Weerar lagu qaaday Saldhiga Magaalada Gaalkacyo

Dableey Hubeysan oo Xalay Weerar ku qaaday Saldhiga dhaxe ee Maamulka Galmudug halkaasi oo ay doonayeen in ay kala baxaan Nin horay Maxkamadda Maamulka...

Wasiirka Wasaarada Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabatay

Wasiirka Horumarinta iyo Adeega Bulshadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan C/lle ee Magaaladda Muqdisho ka dib...

Mudanayaasha Baarlamaanka oo Maanta ka Dooday Hindise Sharciyeedka Maamulada Degmooyinka iyo Gobollada Dalka

Baarlamanka soomaaliya ayaa maanta markii sedaxaad laga hor aqriyay hindise sharciyadeedka maamullada degmooyinka iyo gobollada dalka ,waxaana xildhibaanada u aqriyay wax yaabihii ay ku...

Ra’iisul wasaaraha ayaa maanta daah-furay qorshe wax looga qabanayo Amaanka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, Gudoomiyaha gobolka banaadir,...

Baarlamaanka oo cod ku ansixiyey sharci la xiriira dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay si aqlabiyad leh u ansixiyey sharci la xiriira dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka, waxay kal hore si wadajir ah...

Barre Hiiraale oo sheegay inay gacan saar wada yeesheen Xoogaga Shabaab, kuna wajahan yihiin...

Barre Hiiraale ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay xilligaan gacan-saar wada lee yihiin Ururka Al Shabaab, maadaama sida uu sheegay ay wada lee yihiin...

Dad ka soo baxay masaajid oo lagu dilay tuulo hoos-tagta Jowhar

Labo qof ayaa geeriyootay saddex kalena waa ay dhaawacantay kaddib markii dabley hubeysan ay saaka rasaas ku furtay dad ku nool tuulada Bayaxaw oo...

Dowladda oo Waraaq Cabasho ah ka gudbisay Ciidamada Kenya

Warqad Cabasho ah oo ku socota Midowga Afrika oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Kenye...

Ra’iisul Wasaarah oo boqday dakadda iyo garoonka diyaradaha ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay weheliyaan Wasiirka Maliyada iyo Qorsheynta Qaranka mudane Maxamud Xasan Suleymaan, Waiirka Howlaha...

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe oo iska fogeeyay eedeynta QM ee Musuq maasuqa Bankiga Dhexe

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya C/salaan Cumad Hadliye ayaa iska fogeeyay warbixinta Qaramada Midoobey ee ku saabsan lacagaha lagala baxay Bankiga dhexe ay isticmaaleen...

Latest News

Dr. Cabdullaahi Xasan Mahdi oo lagu aasay Toronto

Allaha u naxariistee Dr. Cabdullaaahi Xasan Mahdi oo ka mid ahaa aqoonyahannada aadka uga dhex muuqday Soomaalida ku nool dalka Canada...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baydhabo, kana qeyb galaya caleema saarka Lafta Gareen

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo, si ay uga qeybgalaan...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxiso ee Nairobi

War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka argagaxiso ee lala beegsaday...

Madaxda Qaranka oo ka qeybgalaysa caleema saarka madaxweynaha K/Galbeed

Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,halkaasi oo...

Dowladda Kenya oo sheegtay in ciidamadeeda ammaanka ay dib ula wareegeen gacan ku haynta...

Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegaysaa in ciidamadeeda ammaanka ay dib ula wareegeen gacan ku haynta hoteelka iyo xafiisyada ku yaal magaalada...

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarka Nairobi

Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen gudaha magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.