Maamulka Shabeelaha Hoose oo ka hadlay Dagaallo ay la galeen Al Shabaab
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Sh/hoose Cumar Max’ud Cilmi ( Carabeey) oo la hadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa...
Kenya Oo Iska Fogeysay Eedeynti Ay Usoo Jeediysay Kooxda La Socodka Arrimaha Soomaaliya
Dowlada Kenya ayaa iska fogaysay eedeymo uga yimid kooxda la socoodka Arimaha Soomaaliya ee ahaa in Kenya ay jebisay mamnuucistii dhoofinta Dhuxusha ee magaalada...
Baydhabo: Ciidamada AMISOM oo la wareegay Goobihii ay baneeyeen Cidamada Ethiopia
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay si buuxdo ula wareegeen amaanka goobihii ay shalay faarujiyeen Ciidamada Ethiopia.
Ciidamada AMISOM...
Jawaari: Arinka Xasan Daahir yaan loo badalin Qabiil
Gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed SH Cismaan Jawaari ayaa ku baaqay in arinka Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku jira gacanta dowladda Soomaaliya aan...
Baarlamaanka Ximan iyo Xeeb oo ku baaqay wax ka qabashada lacagta been-abuurka ah
Baarlamaanka maamulka Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay maamulkaasi inuu wax ka qabto lacag been abuur ah oo dhowaan la galiyay...
Madaxweyne Faroole oo ku baaqay in laga hortago Rabshado ka jira Puntland
C/raxmaan Sheekh Max’ed Max’ud (Faroole) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo la hadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu baaq u jeediyay Bulshada ku nool Deegaanada Maamulka...
Dowladda F.S. oo dadaal ugu jirta dhameystirka dhismaha Maamullada Gobollada iyo Degmooyinka Dalka
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay wadda dadaal ku aaddan dhisidda maamullada degmooyinka iyo gobollada dalka, si loo dhammeystiro dhismahooda.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka Qaranka...
Ciidamada Ethiopia oo Maanta Faarujiyay Magaalada Beydhabo
Wararka aan ka heleyno Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ku soo warramaya in Gelinkii dambe ee Maanta Magaaladaasi ay isaga bexeen Ciidamadii...
Madaxweyne Xasan “Turkiga baan uga mahadcelineyaa Istibitaalka ugu casrisan Bariga Africa”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeeray Isbitaal cusub oo casri ah oo Dowladda Turkiga ay ka hirgelineyso Muqdisho. Booqashada...
Nicholas Kay oo ka hadlay dib udhigista doorashada dawladaha hoose ee Buntland
Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midowbay, Nicholas Kay, ayaa ku tilmaamay go’aanka manta la gaaray ee ku saabsan dib-udhigista doorashooyinka in...
DFS waxay ka xuntahay shaqaaqooyinka ka dhacay Puntland
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa sheegay in DFS ka xuntahay kana tacsiyaynayso qul-quladihii ka dhacay Puntland.
“DFS...
Ururka Al-Shabaab oo Sheegay ineey dhaawaceen Sargaal Mareeykan ah
Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo ka hadlay Weerar qarax ah oo 2-maalin ka hor ay ku qaadeen Kolonyo Gaadiid...
Madaxdii Hay’adaha Caalamiga oo isaga baxay Puntland
Madaxdii ugu sareysay Hay’adaha QM ee ku sugnaay magaalada Garowe ee xaruunta maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa ineey halkaas isaga baxeen, sidoo kale...
Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Qardho
Waxaa saaka arooryadii dagaal ka qarxay magaalada Qardho kadib markii ay halkaasi soo gaareen ciidamo wada sanaadiiqdii doorashooyinka Golaha deegaanka, kuwaasi oo soo galay...
Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in la soo kala dhex galo Maamulkiisa iyo dowladda...
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayaa ku baaqay in la dhameeyo khilaaf kala dhexeeya Maamulkiisa dowladda Federaalka Soomaaliya.
Cabdi Raxmaan Faroole Madaxweynaha Puntland...