DFS waxay ka xuntahay shaqaaqooyinka ka dhacay Puntland

    Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa sheegay in DFS ka xuntahay kana tacsiyaynayso qul-quladihii ka dhacay Puntland. “DFS...

Ururka Al-Shabaab oo Sheegay ineey dhaawaceen Sargaal Mareeykan ah

Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo ka hadlay Weerar qarax ah oo 2-maalin ka hor ay ku qaadeen Kolonyo Gaadiid...

Madaxdii Hay’adaha Caalamiga oo isaga baxay Puntland

Madaxdii ugu sareysay Hay’adaha QM ee ku sugnaay magaalada Garowe ee xaruunta maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa ineey halkaas isaga baxeen, sidoo kale...

Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Qardho

Waxaa saaka arooryadii dagaal ka qarxay magaalada Qardho kadib markii ay halkaasi soo gaareen ciidamo wada sanaadiiqdii doorashooyinka Golaha deegaanka, kuwaasi oo soo galay...

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in la soo kala dhex galo Maamulkiisa iyo dowladda...

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayaa ku baaqay in la dhameeyo khilaaf kala dhexeeya Maamulkiisa dowladda Federaalka Soomaaliya. Cabdi Raxmaan Faroole Madaxweynaha Puntland...

UNHCR oo shaacisay in badaha u dhexeya Soomaaliya iyo Yemen ay dad ku geeriyoodeen

Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in ay geeriyoodeen 11 ruux 30-kalena la la’yahay kadib markii dooni ay saarnaayeen ay...

Ergeygga Qaramadda Midoobay oo Booqday Buntland

Ergeygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa booqasho ku yimid Garoowe, Buntland, aroornimadii maanta, taasoo ah booqashadii ugu...

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Guddiga New Deal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddiga Soomaaliga ee New Deal oo u qaabilsan diyaarinta shirka Brussels...

Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan soonka iyo dhacdooyinka bisha Ramadaan (Qaybtii 5aad)

  Su’aalo fara badan ayaa culumada la weydiiyay oo ku saabsan arrimaha soonka,waxaan isku dayaynaa in qaar ka mid ah su’aalahaasi soo qaadano,waxaana ka mid...

Ciidan ka tirsan Ururka Raaskambooni oo ku dagaalamay Magaalada Kismaayo

Tiro ka wada tirsan Ciidamada Ururka Raaskambooni, ayaa wuxuu iska horimaad uu ku dhex maray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Iska horimaadkaan ayaa...

Al-shabab oo Ciidamo badan looga dilay dagaal ka dhacay Ow-dheegle

Ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa waxay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh, ay kala kulmeyn weerar hubeysan oo ay shalay galab ka geysteen Deegaanka Awdheegle...

Wasaaradda kheyraadka oo ka hadashay biyaha la cabbo

Wasaaradda kheyraadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in wasaaraddu ay xil weyn iska saarayso wax ka qabashada biyaha laga isticmaalo magaalada Muqdisho. Wasiirka...

AMISOM oo Shaacisay iney ka Hortageyso Weerarada Argagixisada

Taliska Ciidamada AMISOM ayaa shaaciyay inuu ka hortagayo falalka Qaraxyada iyo weerarada ah oo ay doonayaan maleeshiyaadka shabab inay ku waxyeeleeyaan bulshada, isagoo ka...

Wararkii ugu danbeeyay Qarax Maanta Muqdisho ka dhacay

Weerar Ismiidaamin ah ayaa goor dhow lala beegsday gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xarunta hay’adda UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo...

Ra’iisal Wasaaraha oo dhaleeceeyay kana tacsiyeeyay khasarihii weerarka is-miidaamintaa ee lala beegsaday baabuurta AMISOM

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon "Saacid" ayaa cambaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee maanta galinkii dambe lala beegsaday baabuurta...

Latest News

Dowladda Soomaaliya oo sharaxaad ka bixisay askar mushaar la’aan ka cabanaysa

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad isu soo tarayay wararka ah in ciidanka militariga Soomaaliya ay mushaar la'aan yihiin, islamarkaasna muddo billooyin ah...

Nin hubeysan oo toogasho ka billaabay magaalada Utrecht ee dalka Holland

Nin hubeysan ayaa xabado ku furay meel laga raaco tareenada oo ku taalla magaalada Utrecht ee dalka Hollad, halkaasi oo dhowr qof...

Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyay dhiggiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta ku sii sagootiyay Garoonka Aadan Cabdulle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...

Madaxweyne Farmaajo iyo Dhigiisa Jabuuti oo Wadahadal yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa...

Madaxweyne Gelle Oo Soo Gaaray M/Muqdish

Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha...

Ninkii Muslimiinta ku laayay dalka New Zealand oo Maxkamad lasoo taagay

Waxaa maxkamad kutaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand lasoo taagay ninkii ka dambeeyay weerarkii lagu laayay muslimiin badan ee ku cibaadeesaneysay  labo...