Bangiga Barclays oo xiray Xisaabaadkii Xawaaladaha Soomaalida

Bankiga Barclays oo ah Bangiga ugu weyn UK islamarkaasna lacagaha kaashka ah u kala gudbin jiray xawaaladaha Soomaalida ayaa ku dhawaaqay inuu xiray 100...

Ammaanka Garoonka Diyaaradaha oo si weyn loo adkeynayo

C/laahi Ciil Mooge Xirsi wasiirka warfaafinta Xukuumda Soomaaliya oo la hadlayay warbaahinta xilli uu ka warbixinayay qodobadii lagu meelmariyay shirkii golaha wasiirada ee shalay...

Maleeshiyaad aa wada tirsan Shabaab oo ku Dagaalamay Deegaanno ka mid ah G/Hiiraan

Maleeshiyaad ka wada tirsan Al shabaab ayaa xalay ku dagaalamay qeybo ka mid ah gobalka Hiiraan. Maleeshiyaad ka wada tirsan Shabaab ayaa xalay dagaal culus...

Axaadiista daciifka ee loo soo daliilsado soonka (Qaybtii 4aad)

Axaadiis aad iyo aad u fara badan oo kuwona ay daciif yihiin kuwona ay been abuur yihiin ayaa loo soo daliilsada soonka,waxaana axaadiistaasi been abuurka...

Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Gudoomiye Ku Xigeenka...

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogeen boqortooyada Ingiriiska ayaa...

Qarax Miino oo Muqdisho lagula eegtay Kolonyo Ciidamada AMISOM ah

Qaraxaani oo ahaa Miinada Dhulka lagu Aaso ayaa waxaa maanta Agagaarka Isgoyska Ex control Balcad lagula eegtay Kolonyo ay saarnaayeen Ciidanka AMISOM. Goob jooge diiday...

Golaha Wasiirada oo kulankoodii maanta ku meel mariyay sharciga Warbaahinta

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,...

Madaxweyne Xasan oo xafiiskiisa ku qaabilay Erik Solheim iyo Michelle Cervone

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub oo kala...

Siilaanyo oo magacaabis iyo xil-ka qaadis ku sameeyay Agaasimayaal

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay saqdii dhexe digreeto madaxweyne oo uu soo saarey isku bedel, magacaabis iyo shaqo ka fariisin...

Yemen oo walaac ka muujisay xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaalida

Dowladda waddanka Yemen ayaa walaac xooggan ka muujineysa xaaladda qaxootiga Soomaalida ah ee ku jira xeryaha qaxootiga ee Yemen. Dowladda Yemen ayaa ku dhaliishay beesha...
Markacadeey.com

Faah Faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Bay

Waxaa Faah faahino dheeraad ah uu kasoo baxayaa Dagaal Khasaaro geystay oo shalay Galinkii dambe illaa xalay Ciidamadda dowladda iyo kuwa Al Shabaab ku...

Wasiirka Gaashaandhigga ”Laga Bilaabo Bishan Dowladdu waxey si Joogta ah u bixineysa mushaaraadka ciidamada”

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan la soo gabagabeyn doono xaqiijinta ammaanka waddada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, isagoo...

Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay

Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamadii Itoobiya ay bilaabeen inay faarujiyaan saldhigyadii ay ku lahaayeen magaalada Baydhabo iyo degmooyin kale oo...

Waqtiga la afuro, xilliga la suxuurto iyo tukashada taraawiixda (Qaybtii 3aad)

Xilliga la afurayo waxaa fiican in la dedejiyo,labada sheekh saxiixooda waxaa ku xusan xadiis uu soo weriyay Sahal bin Sacad Allaha ka raalli noqdee...

Danjiraha Somaaliya ee Koonfurta Africa Danjire Sayid Xasan Shariif Cabdullaahi oo ku geeriyoodey Magaalada...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay tacsi u direysaa eheladda, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee ku timid...

Latest News

Kenya oo dal ku gal u diidey mas’uuliyiin Soomaali ah

Dowladda Kenya ayaa dal ku gal u diidey xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan dowladda federaalka ah ee Soomaalaiya, kuwas oo muddo saacado...

Warbixin laga soo saaray Soomaalida qabta cudurka Aids-ka ee ku nool Minnesota

Wasaaraadda caafimaadka ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sannad kasta soo saarta warbixin ku saabsan cudurka HIV/Aids-ka iyo tirada dadka uu...

Dowlada oo Fariin muhiim ah u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed ee hantida badan ku heesata...

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa fariin u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee inta badan hantidooda...

Kenya oo xirtay qaar ka mid ah xawaaladaha Soomaalida ee Nairobi

Ciidamada Kenya ayaa maanta xiray xawaalado ka mid ah kuwa Soomaalida oo ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Wasiir Goodax oo ka laabtay hadalkiisii ahaa inuu fashilmay Imtixaanka Puntland

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo goordhow soo saaray War Saxaafadeed ayaa sheegay inuu ka xun yahay hadal shalay uu ka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii Caawa ka dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw labo qarax siyaabo kala duwan uga dhaceen Degmooyinka Xamar Weyne iyo Wadajir, waxaana qaraxyadan caawa khal khal iyo cabi badan...