Baarlamaanka oo $30,000 ugu deeqay agoonta ay ka geeriyoodeen askartii booliiska kadib kulan ay...

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee...

Ingiriiska oo Soomaaliya ka dhisaaya Xabsi iyo maxkamad lagu qaado dacwooyinka Argagixisada iyo kooxaha...

Dowladda Ingiriiska ayaa wada qorshe ay ku doonayso sidii Soomaaliya looga hirgelin lahaa nidaam sahlaya qaadista dacwadaha burcadbadeedda iyo argagaxisada, kuwaasoo badi ku jira...

Faah-fahin:Qarax ka dhacay Qansaxdheere

Weerar bambaano oo shalay lagu qaaday makhaayad shaaha laga cabo oo ku taala degmada Qansandheere ayaa waxaa ku dhintay afar ka tirsan ciidanka dowladda,...

Wasiirka kheyraadka oo sharciga kalluumeysiga ka hor akhriyay baarlamaanka

Wasiirka wasaaradda kheyraadka badda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdirsaaq Cumar Maxamed ayaa baarlamaanka Soomaaliya ka hor akhriyay hindise-sharciyeed ku saabsan kalluumeysiga. Cabdirsaaq ayaa...

Eedeyn loo Jeediyay Booliska Gobolka Banaadir

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa eedeyn kulul u jeedisay Taliska Ciidanka Buliiska Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr Xaashi Cilmi Nuur oo la hadlayay Warbaahinta...

Barakacayaasha Ku Nool Muqdisho Oo Ka Cabanaya Nolol Xumo

Barakacayaasha ku nool magaalaada Muqdisho ayaa sheegay in ay saameeyn xoogan ku yeesheen roobaab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho waxayna dalbadeen...

Gudigii Ra’iisul W. Saacid u Magacaabay Qaban-qaabada Munaasabadaha 26-Juun iyo 1-Luuliyo oo maanta kulmay

Gudiga qaban qaabada munaasabadaha 26-juun iyo 1-Luuliyo ayaa maanta shir isugu yimid ay kaga hadlayaan qaabkii loo wajihi lahaa weynaynta maalmaha saldhiga u ah...

Al Shabaab oo weerar qorsheysan la beegsatay Ciidamada Dowladda Kenya

Al Shabaab ayaa waxay xilligaan kordhisay weerarada ay ka geysaneyso Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha ee Somaliya, iyadoo dagaalo faraha looga gubtay la gashay Ciidamada...

W/Gaashaandhigga: Waan xakameynaynaa xirashada dharka ciidanka

Wasiir ku-xigeenka gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi ayaa sheegay inay wasaaraddu xakameyn doonto xirashada dharka ciidanka, si looga hor...

Iska horimaadyo Qasaare Geystay oo Gobolka Bakool Ku Dhexmaray Ciidamada Dowadda iyo Al-shabaab

Wararka ka imaanaya degaano ka tirsan gobolka Bakool ayaa waxa ay shegayaan in iska hor’imaadyo qasaare geystay oo u dhaxeeya ciidamada doowladda Soomaaliya iyo...

Madaxweynaha South Africa Oo Ka Hadlay Dilalka Loo Geysanayo Ajaanibta Ku Nool Dalkaasi

Madaxweynaha Koofurta Afrika Jacob Zuma oo hortagay Baarlamanka dalkiisa ayaa sheegay inaysan jirin dilalka loo geysanayo ajaaniibta ku nool wadankiisa xilli ay sii kordhayaan...

Qaxootiga Soomaalida ah ma rabaan inay dalka ku noqdaan

Inta badan dadka qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha ku yaalla  dalka Kenya  ayaa muujiyay in aysan xilligan diyaar u ahayn in ay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo boqolaal dhalinyaro ah kulan wadatashi ah kula qaatay xarunta Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta boqolaal dhalinyaro ah kula qaatay xarunta Golaha Shacabka kulan wadatashi ah oo ku...

Kenya:waan kordhineeynaa Ciidanka Naga Jooga Soomaaliya

War saxaafadeed laga soo saaray wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa lagu sheegay in dowlada Kenya imika ay diyaar u tahay in ay si...

Howl Gallo laga sameeyay Magaalada Muqdisho

Howl galladaani ayaa la sheegay in lagu sugayo ammaanka waxaana Xalay ay ka dheceen intooda badan Degmoyinka Gobolka Banaadir iyadoona lagu arkaayay isgosyada waaweyn...

Latest News

Howlgallo Ballaaran Oo Laga Sameeyay Howlwadaag

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay degmada Howlwadaag ee G/ Banaadir. Howlgallada oo ahaa...

Golaha shacabka oo maanta warbixin ka dhageysan doona Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka  ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah shir ku leh xaruntooda, iyadoo xalay lagu wargeliyay Xildhibaanada...

Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida...

Xaalad khatar ah oo soo wajahday Ilhaan Cumar

Ilhaan Cumar oo ka mid ah wakiillada matala xisbiga Dimuqraaddiga ayaa sheegtay in ay kusoo bateen hanjabaadaha loogu jeedinayo in la dilayo,...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dibadbaxyadii Muqdisho ka dhacay

Dawladda Federaalka ayaa sheegtay in dad farabadan loo soo xiray isu soo baxyadii rabshadaha watay ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas...

Gudoomiye Mursal oo go’aan ka qaatay dacwadii uu ku hanjabay Fahad Yaasiin

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji inuu ku...