Weerar lagu qaaday Saldhiga Magaalada Gaalkacyo

Dableey Hubeysan oo Xalay Weerar ku qaaday Saldhiga dhaxe ee Maamulka Galmudug halkaasi oo ay doonayeen in ay kala baxaan Nin horay Maxkamadda Maamulka...

Wasiirka Wasaarada Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabatay

Wasiirka Horumarinta iyo Adeega Bulshadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan C/lle ee Magaaladda Muqdisho ka dib...

Mudanayaasha Baarlamaanka oo Maanta ka Dooday Hindise Sharciyeedka Maamulada Degmooyinka iyo Gobollada Dalka

Baarlamanka soomaaliya ayaa maanta markii sedaxaad laga hor aqriyay hindise sharciyadeedka maamullada degmooyinka iyo gobollada dalka ,waxaana xildhibaanada u aqriyay wax yaabihii ay ku...

Ra’iisul wasaaraha ayaa maanta daah-furay qorshe wax looga qabanayo Amaanka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, Gudoomiyaha gobolka banaadir,...

Baarlamaanka oo cod ku ansixiyey sharci la xiriira dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay si aqlabiyad leh u ansixiyey sharci la xiriira dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka, waxay kal hore si wadajir ah...

Barre Hiiraale oo sheegay inay gacan saar wada yeesheen Xoogaga Shabaab, kuna wajahan yihiin...

Barre Hiiraale ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay xilligaan gacan-saar wada lee yihiin Ururka Al Shabaab, maadaama sida uu sheegay ay wada lee yihiin...

Dad ka soo baxay masaajid oo lagu dilay tuulo hoos-tagta Jowhar

Labo qof ayaa geeriyootay saddex kalena waa ay dhaawacantay kaddib markii dabley hubeysan ay saaka rasaas ku furtay dad ku nool tuulada Bayaxaw oo...

Dowladda oo Waraaq Cabasho ah ka gudbisay Ciidamada Kenya

Warqad Cabasho ah oo ku socota Midowga Afrika oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Kenye...

Ra’iisul Wasaarah oo boqday dakadda iyo garoonka diyaradaha ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay weheliyaan Wasiirka Maliyada iyo Qorsheynta Qaranka mudane Maxamud Xasan Suleymaan, Waiirka Howlaha...

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe oo iska fogeeyay eedeynta QM ee Musuq maasuqa Bankiga Dhexe

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya C/salaan Cumad Hadliye ayaa iska fogeeyay warbixinta Qaramada Midoobey ee ku saabsan lacagaha lagala baxay Bankiga dhexe ay isticmaaleen...

Dowladda oo mar kale ku celisay inay cafis u fidineyso baxsadka al-Shabaab

Madaxa dowladda Soomaaliya u qaabilsan dhaqan-celinta maleeshiyaadka ka soo goosta kooxda Al-Shabaab Sheekh Maxamed Faarax Cali Al-Azhari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay cafis...

Madaxweyne naha oo sheegay in Arinta Xasan Daahir todobaad lagu soo afjarayo

Codka Halkan ka dhegeyso Kulanka oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya kaasi oo socday muddo ku dhaw 7 Saacadood ah ayaa waxa wada qaatay...

Afhayeenka AMISOM oo sheegay in Gudi loo Saaray Eedeeymaha loo soo Jeedinayo Ciidamada Kenya...

Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga africa AMISOM Col Cali Aadan Xaamud oo wareysi gaar ah siiyey radiyo muqdisho ayaa waxa uu ugu horeyn wax...

Dowlada Turkiga oo ka War Bixisay Halka ay Marayaan Howlaha Dib u Dhiska oo...

Ku Xigeenka duqa magaalada istaanbuul ee dalka Turkiga Ismaaciil Guller ayaa faahfaahin ka bixiyay dadaalada balaaran ee dowlada turkiga ay dib ugu dhiseeyso dalka...

Dowladda oo ka hadashay xaalada caafimaadeed ee Sheekh Xasan Daahir Aweys

Xilli ehelada Sheekh Xasan Daahir Aweys ay shegeeen inuu xaalad adag ku sugan yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa waxaa ka hadashay Dowladda Federalka...

Latest News

Warbaahinta Masar oo inteeda badan aanan soo hadal qaadin geeridii Mursi

Geeridii Maxamed Mursi, madaxweynihii hore ee Masar waxa ay ciwaano waaweyn u samaysay guud ahaan warbaahinta caalamka, balse taas xaalka waa uu...

Sadex Nin oo lagu helay in ay ku lug lahaayeen Weerarkii Jaamacada Gaarisa

Maxkamad kutaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dambi ku heshay sadex nin oo loo heestay in ay ku lug lahaayeen weerrakii...

Guddoomiyaha barlamaanka oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa la kulmay Guddi xaqiiqa raadin ah ee uu soo Magcaabey  Madaxweynaha koofur...

QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo Geerida Max’ed Morsi

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaquuqul Insaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo qaabka uu u...

Kenya oo qorshe Cajiib ah u dageysa Sidii DF u joojin laheyd dacwadda dhanka...

Golaha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa lagu waramayaa in ajandayaasha kulamadooda soo socda ay qeyb ka yihiin murunka dowladda Kenya ay gelisay...

Al Bashiir oo mudo kadib Muuqaalkiisa la arkay iyo Dacwado lagu soo oogay

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa markii ugu horeesay la arkay Muuqaalkiisa tan iyo waxii ka dambeeyay markii...