Madaxweynaha oo waraaqihii aqoonsiga kala wareegay Safiirka cusub ee UK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga kala wareegey Safiirka Cusub ee Dowladda UK ay u soo magacowday dalka...

Maamulka gobolada Puntland oo difaacday joogitaanka Kenya ee Jubooyinka

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay ku lug leedahay dagaaladii Kismaayo, ayna fara gelin ku heyso maamulka Jubaland ee ay taageerada xoogan...

Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada uu la qaatay DFS

Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe oo haatan ku sugan dalka Ethiopia ayaa ka warbixiyay wadahadalo la qaatay Xubno kasocda DFS, waxaana uu sheegay ineey isku...

Qaar ka mid ah Madaxweynayaashii jubbooyinka oo soo gaaray Muqdisho

Xilli Maalmahaan dambe Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Dagaallo ay ku dhexmarayeen Maleeshiyaad kala taageersan Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe) iyo...

Mudanayaasha baarlamanka oo maanta kalfadhi aan caadi aheyn u furmayo

maanXubanaha golaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa u furmay kalfadhi aan caadi aheyn kaasoo inta uu socdo lagu dhameystiri doono hindisa sharciyadeedyo ay xukuumadu...

Kenya oo beenisay eedeynta xukuumadda Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa beenisay in ciidankeeda ku sugan Kismaayo ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay ku lug lahaayeen dagaalkii ka...

Ciidamada Kenya oo dib u sii daayay Col. Cabaas Ibraahim Gurey

Ciidamada Dowladda Kenya ee qeybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa wuxuu maanta dib u sii daayeen Abaan Duulihii Ciidamada Dowladda ee...

Madaxweyne Xasan: Doowladeeyda laguma eedeyn karo wax ka badalida Dastuurka KMG

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaan Dowladiisa lagu eedeyn karin qaladaadka laga tirsanayo Dastuurka KMG ee dalka Soomaaliya uyaalo. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Muqdisho oo si weyn looga Xusay Munaasabadda 1da Luulyo

Munaasabad si heer saro ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayo Munaasabadda 1da Luulyo ee Markii ay Xurnimada ay qaateen Gobollada Koofureed ah...

Obama oo ugu hambalyeeyay Soomaaliya 53-guurada Maalinta Xorriyadda

Madaxweynaha dowladda Mareykanka, Barrack Obama ayaa hambalyo diiran oo ku aaddan 53-guurada ka soo wareegatay markii ay xorriyadda qaadatay Soomaaliya wuxuu u diray madaxweynaha...

Xukuumada oo ku baaqday in ciidamada AMISOM Sector 2 ee Kismaayo lagu badalo kuwo...

Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay ciidamada nabad illaalinta ee AMISOM Section 2 ama taliska labaad, saldhigooda Kismaayo inay ku xadgudbeen hawshii loo idmaday...

Saraakiil Caddaan ah oo Xabsiga kala baxay Sheekh Xasan Daahir Aweys

Sida Ilo Lagu Kalsoonyahay ay Shabelle u Xaqiijiyeen Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Xubno la socday Xalay mar ay ka soo dageen Garoonka Diyaaradaha...

Dhegeyso: Yuusuf Indhacade, Ugaaska beesha Ceyr iyo Axmed Diiriye oo ka hadlaya jirdil loo...

Dhageyso Xariga iyo Jirdilka Yusuf Indhacade Loo Gageystay Dhageyso Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Cabdi Daahir Jirdilay Loo Geeystay Dhageyso  Axmed Diiriye Jjirdilkii Loo Geeystay Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cade) oo...

Al-Shabaab oo dishay labo ka tirsan saraakiisheeda

Kooxda al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay iska dishay labo ka mid ah saraakiisheeda ugu waa-weyn. Kooxda ayaa shalay xaqiijisay inay dishay Ibraahim Xaaji Jaamac (Al-Afghan)...

Xasan Daahir iyo Masuuliyiintii ka soo Kaxeysay Cadaado oo Xabsiga loo taxaabay

Kadib markii diyaarad ka soo qaaday Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho taasi...

Latest News

Canada oo Ka Naxday Geerida Hodan Naaleeye

Shacabka iyo siyaasiyiinta dalka Canada ayaa ka murugooday dilki shalay magaalada Kismayo loogu geystay saxafiyadda Hodan Naaleeye.Alla ha u naxariistee Hodan ayaa...

Tirada Dhimashada Weerarki Kismayo oo Korortay

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib markii ay ciidamada amaanka saakay dileen kooxihi weeraray hoteelka Cascaseey oo lagu laayay 26 ruux oo...

Guddoonka labada Gole ee BFS oo ku heshiyay in dib loo bilaabo wadashaqeyntii labada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Cabdi...

Faahfaahin ku saabsan dadkii qurbaha ka tagay ee ku dhintay weerarkii Kismaayo

Maamulka Jubbaland oo sharraxaad ka bixiyay khasaarihii ka dhashay weerarkii qaraxa ku billowday ee Jimcadii lagu qaaday Hoteelka Madiina ee magaalada Kismaayo...

Qarax ka dhacay magaalada Kismayo

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamul goboleedka Jubbaland laga soo sheegayaa in goor dhawayd uu qarax xooggan...

Isku-day afgembi oo ka dhacay Suudaan

Golaha sare ee haya talada dalka Suudaan ayaa waxay sheegeen inay fashiliyeen isku day afgembi oo dalkaasi ka dhacay.