R/wasaare Saacid Oo Ku Gooddiyay in Dowladdu ay Dhawaan Soo Afjaridoonto Haraadiga Argagixisada Shabaab

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda oo kaashaneysa beesha caalamka ay qaadi doonto qorshayaal lagu...

Askari ka tirsan AMISOM oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Marka

Inta la og yahay hal askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo lala eegtay gaadiid ciidamada AMISOM ay leeyihiin...

Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Xaruntii shaqaalaha Turkida ee la qarxiyay, una tacsiyadeeyey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xaruntii shalay kooxaha nabadiidku ay la beegsadeen qaraxa taasoo ay deganaayeen...

Wasiirka arimaha gudaha oo baarlamaanka hortagaaya

Waxaa maanta lagu wadaa in baarlamaanka Soomaaliya uu hortago wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowladda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo dhawaan halkaasi looga...

Cali Dheere “Turkiga hadii uusan faraha kala bixin arrimaha Soomaaliya weerarada way ku soconayaan”

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa sheegay in weerarkii shalay lagu qaaday dhismaha shaqaalaha Turkiga degenaayeen uu ahaa mid qorsheysan,...

Dowladda Turkiga Oo Sheegtay in Weerarkii Shalay Uusan Hakad Gelindoonin Mashaariicdii ay Ka Wadday...

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarkii shalay uusan hakad gelindoonin howliihii ay ka wadeen magaalada Muqdisho. War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowlada...

Ra’iisul Wasaaraha oo caawa kulan Amniga looga hadlayo la yeeshay Taliyeyaasha ciidamada iyo Gudoomiyeyaasha...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa caawa kulan ballaaran oo afur ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida,...

Qarax Turkey lagu weeraray oo ka dhacay Muqdisho

Afar qof ayaa ku dhimatay saddex kalena way ku dhaawacmeen qarax galabta lala eegtay dhismo ku yaalla xaafadda Hodan oo ay deggen yihiin shaqaalaha...

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo shaaca ka qaaday cidda ka dambeyso dagaalada Shabeellaha Hoose

SiidiiGudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ee Dowladda Dr. C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii), ayaa wuxuu si kulul uu uga hadlay dagaal beeleedyada ku soo cusboonaaday Gobolkiisa. Gudoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha gudaha oo sheegay in xabad joojin ay dhex dhigeen dhinacyadii ku dagaalamay...

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inay ku guuleysteen inay xabad joojin ay kala dhex dhigeen dhinacyadii ku dagaalamay...

Gaari ay ka buuxaan Walxaha Qarxa oo goor dhow ku qarxay isgoyska Wadada Sanca...

Waxaa goordhow Isgoyska Wadada Sanca ee magaalada Muqdisho ku qarxay Gaari la sheegay in waxyaabo qarxa ay saarnaayeen, iyadoo gaarigaasi qaraxaasi uu yahay mid...

Dhageyso: Ugaas Axmed Siid Cali Wax Heshiis ka Dhacay S. Hoose ma Jirto

Dhageyso wareysiga Ugaas Axmed Siid Cali Wafdiga shalay tagay gobolka Sh/hoose oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha gudaha ay sheegeen inay ku guulaysteen inay xabad joojin...

Maxkamadda Ciidamada oo saaka dil Toogasho ah ku fulisay 4 askari

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa saaka Afar askari oo ka tirsanaa ciidamada ku fulisay dil toogasho ah kuwaas oo hore u geystay dilal kala...

Shidaal qodis laga billaabi doono Soomaliland

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee maamulka Somaliland ayaa shalay sheegtay in ay heshiisyo la gashay shirkaddo shisheeye oo baaritaanno dhanka shidaalka ah ka sameyn...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku jira Heegankii ugu sareeyay iyo Al-Shabaab oo sheegtay 17-ka...

Waxaa xalay Wadooyinka Magaalada Muqdisho lagu daadiyay ciidamo aad u fara badan, kuwaasi oo ilaa saakay ku sugan goobihii la dhigay ciidankaasi xalay, iyadoo...

Latest News

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlay amniga iyo xoreynta Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada Waddamada amniga ka taageeraa Soomaaliya iyo wakiillada Beesha...

Mareykanka iyo dalalka Khaliijka oo u tashanaya Iran

Mareykanka ayaa Sacuudi Carabiya iyo dalalka Khaliijka kala tashanaya jawaabtii laga bixin lahaa weerarkii lagu qaaday xarumaha saliida Sacuudiga, kaasi oo ay...

Haraadiga gantaaladii lagu weeraray Sacuudiga oo lasoo bandhigay

Dowlada Sacuudiga ayaa soo bandhigtay haraadiga gantaaladii sabtidii lagu duqeeyay xarumahooda shidaalka, waxaana Sacuudiga shaki galisay in weerarkaasi ka dambeeyeen kooxda Xuutiyiinta...

Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen shirkii Dib-u...

Donald Trump oo si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga uga guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah waxaa uu waraaqaha aqoonsiga ee Danjirnimo uga guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u...

Sacuudiga oo ku biiraya isbaheysi ka howlgalaya marinada biyaha ee Bariga Dhexe

Sacuudiga ayaa sheegay in ay ku biirayaan  isbaheysiga uu hoggaamiyo Mareykanka,si loo sugo amniga biyo marinada caalamiga ah ee Bariga Dhexe,ka dib...