Xilibaano Kenya kasoo jeeda oo taageeray Axmed Madoobe

Xilibaano dhowr ah oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya oo shalay la kulmay Axmed Madoobe oo kamid ahaa madaxweynayasha jubaland looga dhawaaqay, ayaa...

Weerar Madaafiic ah oo xalay Lagu weeraray Garbahaareey

Weerar Madaafiic ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo iyadoo Maamulka dowladda ee Garbahaareyna uu faah faahin ka bixiyay...

Madaxweynaha Somalia oo ku tilmaamay heshiiska Cotonou inuu yahay fursad dib loogu dhisayo Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey go’aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxiixayaasha Heshiiskii Cotonou. Madaxweynaha isagoo ka...

Booliska Somaliland oo xiray 11 qof oo lala xiriirinayo al-Shabaab

Booliska maamulka Somaliland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ku soo qab-qabtay 11 qof oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la...

Axmed Madoobe: Ma jiri doonto Cid aan ka ahayn Raaskaambooni oo hub ku dhex...

Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) Hoggaamiyaha Ururka Raaskambooni oo Shir Jara’id ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya isagoo ka hadlaya Arrimaha...

Xaalada Kismaayo oo weli kacsan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa ku waramayay in xaalada weli ay tahay mid kacsan, iyadoona dhinacyadii maalmihii lasoo dhaafay halkaas ku dagaalamay...

Banaan Bax ka dhan ah Maamulka Sh/hoose oo ka dhacay Marka

Dibad baxaani oo ay Dhigayeen Boqolal dadweyne ah oo isugu jiray Haweyn , Odayaal iyo Dhalinyaro loogana soo horjeeday Maamulka Gobolka Sh/hoose ayaa Maanta...

R.Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey kaalmada Ururka Islaamka codsina u diray caalamka inay dib-u-dhiska Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah...

Dawladda Federaaliga ah ee Soomaaliaya waxay ku baaqaysaa inay dagaalka joojiyaan dhinacyada ku dagaalamaya...

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaalamaya Kismaayo ay si dag-dag ah u...

Abaabul iyo dhaq dhaqaaq Ciidan oo Ka Jira Kismaayo iyo dagaal ka socda duleedka...

Sida ay ku soo warramayaan dadka deegaanka waxaa Saaka dhaq dhaqaaq iyo abaabul dagaal laga dareemayaa Gudaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Maleeshiyaadka...

Dowlada Kenya oo sheegtay iney bilaawday Qorshe Dib Loogu Celinayo Qaxootiga Soomaalida

Hay’adda Dowladda Kenya u Qaabilsan Arimaha Qaxootiga ayaa sheegtay in ay bilaawday qorshe dib loogu soo celinayo Qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha Dalkaasi...

Seeraar: “Dagaalka Kismaayo Waxa Uu Udhaxeeyaa Shabaab iyo Raaskambooni”

Afhayeenka Ururka Raaskaambooni C/naasir Seeraar ayaa sheegay in dad uu ku tilmaama Fidna wadayaal ay ka dambeeyaan dagaalkii ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta...

Sare u kac ku yimid qiimaha lagu kala iibsado Kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho

Xeebta Muqdisho waxaa haatan kajira dabeylo xoogan, waxaana Xeebta taagan Doomo isku diyaarinaya ineey galaan Badda halkaasna ay kasoo kaluumeystaan. Waxaan Xeebta Curubo kula kulanay...

Latest News

Gabdhaha Congress-ka : Dabinka Trump yaan lagu dhicin

Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas oo Donald Trump uu ku cunsuriyeeyay asalkooda ayaa sheegay in hadalkiisa uusan...

Midowga Yurub Oo Xoojinayo Taageerada Soomaaliya

Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in ay ka go’an tahay sare u qaadidada taageerada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

James Swan & Axmed Madoobe oo kawada hadley doorashada Jubbaland

Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, James Swan, ayaa sheegay in loo baahan yahay in deegaannada Jubbaland ay ka qabsoonto...

Kulan lagu Taageerayo dhismaha Galmudug Mideysan oo ka socda Muqdisho

Waxaa Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ka socota kulan balaaran oo lagu taageerayo dib u dhiska Galmudug mideysan iyo dadaalada iyo Ra’isul...

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu qarxiyay Gobolka Hiiraan

Ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan kuwa Itoobiya ayaa qarax miino lagula eegtay agagaarka deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Canada oo Ka Naxday Geerida Hodan Naaleeye

Shacabka iyo siyaasiyiinta dalka Canada ayaa ka murugooday dilki shalay magaalada Kismayo loogu geystay saxafiyadda Hodan Naaleeye.Alla ha u naxariistee Hodan ayaa...