Somalia, child soldier

ILO oo ka hadashay shaqaaleysiinta carruurta da’da yar

Ururka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka ee ILO ayaa soo saaray warbixin uu kaga hadlayo shaqaaleynta carruurta yar yar ee aan wali qaan gaarin. Warbixinta...
Markacadeey.com

Dagaal xalay ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo oo sababay khasaare lixaad leh

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaal xalay ka dhacay magaaladaasi ay ku dhinteen dad shacab ah...

Ololihii Doorashada Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Maanta La Soo Gebagebeeyay

Waxaa maanta deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Soomaaliyeed ee Ximin iyo Xeeb lagu soo gabagabeynayaa ololaha doorshada maamulkaasi, musharaxinta ayaana maanta hortagaya Baarlamaanka maamulkaasi. Iyadoo...

HRW oo Baarlamanka Soomaaliya ugu baaqday dar dar galinta arimaha ku aadan xuquuqda Aadana

Warbixin ay saakay soo saartay hay’ada xuquuqda aadana udooda ee QM HRW ayaa lagu sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uu dardar galiyo hanaanka mashruuca qaanuunka...

Guddoomiyaha Wanlaweyn oo qeylo dhaan ka muujiyay Ammaanka Degmadaasi

Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/hoose Isaaq Maama Caliyoow oo Wareysi Gaar ah siinayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Qeylo dhaan...

Cabdinaasir Seeraar: Waxaa la qabtay hub ku soo socday Kismaayo

Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa warbaahinta u sheegay in isgoyska Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose lagu qabtay shaley hub dowladda Fedaraalka Soomaaliya...

Madaxweynaha oo iska Tallaalay Dabeysha uguna baaqay shacabka inay is tallaalaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta u horseeday...

Jawaari oo sheegay in xildhibaanno loo diri doono Koonfur Afrika

Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan ay shalay baarlamaanku ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa...

Soomaali lagu eedeeyay oo Maxkamad ku taala dalka Kenya xukuno ku riday

Maxkamad ku taala wadanka Kenya ayaa xukun xabsi ah ku riday 9-qof oo Somalia ah oo lagu soo eedeyay burcad badednimo waxana ay wajahayaan...

Dhinacyadii Kismaayo ku dagaalamay oo sheegay ineey Nabada qaateen

Dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Kismaayo ayaa sheegay ineey nabada qaateen, si loogu turo shacabka ku nool magaaladaas. Labada dhinac ayaa sheegay ineey soo afjareen xaaladii...

DFS oo xirtay Nin South Afrikaan ah oo Nin Soomaali ah ku dilay garoonka...

Doowlada FS ayaa xirtay nin u dhashay dalka Koofur Afrika una shaqeeynayay shirkada SKA, kaasoo dhawaan nin Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha ee...

Xukuumadda oo sheegtay in ay waddo dadaallo ay isugu keeneyso Dhinacyada isku haya Kismaayo

Isagoo la hadlayay Warbaahinta Wasiirka gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya ayuu sheegay in Xukuumaddo ay waddo sidii Waan waan iyo wada hadallo loo kala dhex dhigi...

Dowlada Mareykanka oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Waxqabadka Xafiiska Cusub Q.M. Ee UNSOM

Dowlada Mareykanka ayaa rajo wanagsan ka muujisay in Soomaaliya uu isbedel ka dhaliyo xafiiska cusub ee Q.midoobey ee UNSOM kaas oo dhawaan laga furay...

Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu...

Madaxweynaha Somalia oo markale ku baaqan nabad iyo joojin dagaalka Kismaayo

Madaxweynaha oo warbaahinta maana Muqdisho kula hadlayey ayaa ka hadlay dagaalada Kismaayo oo uu yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, ururada bulshada...

Latest News

”Ilaa laga xalliyo cabashooyinka dhinacyada ay quseeyso, ma taageeri doonno natiijada doorashada Jubbaland”

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan ayaa Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Jubbaland ka dalbaday in ay fuliyaan dhammaan qodobadii ay...

Guddiga doorashada Jubbaland oo ka hadlay qoraalada ka soo baxay dowladda Soomaaliya iyo Beesha...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Jubaland Xamza Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay warqado is xig xigay oo shalay ka...

Howlgal culus oo ka socda degaan ka tirsan Mudug & dad la soo xirxiray

Ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara oo 85-km woqooyi galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee...

Maamulka Trump oo Soo Saaray Sharci Cusub oo Quseeya Muhaajiriinta

Maamulka madaxweyne Trump ayaa toddobaadkan ku dhowaaqay sharci cusub oo si gaar ah u taabanaya dadka soo galootiga ah ee dalkan Maraykanka,...

Qaabkee ayay u dhacday doorashada guddoonka baarlamaanka Jubbaland?

Waxaa hadda soo gabagabowday doorashada guddoonka ee baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka...

Dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaanka Daynuunay ee duleedka Baydhabo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaanka Daynuunaay oo qiyaastii 30KM u jira magaalada Baydhabo,...