Hay’adda MSF oo joojineyso Howlihii ay ka waday Soomaaliya

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa maanta shaacisay in ay joojineyso guud ahaan howlihii Samafaleed ay ka heysay Soomaaliya Qoraal ay soo saartay...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Bakool

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo dagaal ka dhacay Gobalka Bakool ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid kulul oo ciidanka Ethiopia iyo kuwa...

War saxaafadeed ka soo baxay golaha aqoonyahanadaa beelaha banaadirig

Degmada Xamarweyne oo lagu yaqaano beesha Banaadiriga ayaa waxaa gudoomiye ka ah nin ka yimid gobolada dhexe laguna magacaabo Gardhuub. Sidoo kale kulumeysatada Xamarweyne...

Wasaarada Maaliyadda Puntland oo Maanta soo Bandhigtay Lacago Shilin Soomaali ah oo Been Abuur...

Lacagahani been abuurka ah oo ay soo bandhigtay Wasaarada Maaliyada Puntland ayaa Waxaa ay ku sheegtay in ay ka soo gashay gobollada dhexe ee...

Al Qaeda grabs UK-funded aid in Somalia

Voice of Russia UK taxpayer-funded foreign aid supplies worth nearly half a million pounds ended up in the hands of al-Qaeda in southern Somalia. The supplies...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka baxay Xisbiga Hiil-Qaran

GUDDOONKA SARE (THE CORE) WAR MURTIYEED WAR- MURTIYEED ka so baxay hoggaanka sare ee XISBIGA HIIL QARAN kuna saabbsan xubinnimada Prof. AHMED ISMAIL SAMATAR CIID WAANAAGSAN DHAMMAN...

Faah faahin ka soo baxaya heshiis ay kala saxiixdeen labadii beeleed ee ku dagaalamay...

Faah faahin ayaa ka soo baxaya heshiis labo beelood oo wada dega deegaanada Gobolka Shabellaha Hoose ay kala saxiixdeen, kadib shir muddo labo todobaad...

Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Uganda oo heshiis ku kala saxiixday Kampala

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaan shaqo ku joogaan dalka Uganda ayaa maanta magaalada Kampala...

Xukuumadda oo markale ka digtay in isbaarooyin la dhigto deegaanno ka mid ah gobolka...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda aysan oggalaan doonin hubka sharci darada ah, iyadoo dhinaca kale ka digtay kooxaha isku dayay in ay...

Axmed Daaci “Ammaanka D/Wadajir Wu Fiicanyahay Arrimaha Bulshadana Wax Badan Ayaan Ka Qabannay”

Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ayaa soo dhaweeyay dayac tir uu maamulka degmada Wadajir ku sameeyay waddooyinka iyo jid caddayaasha ku yaalla degmadaasi. Iyadoo maamulka degmada Wadajir...

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaana Gudoomiyaha...

Horjooge Ku Geeriyooday Israsaaseyn Dhexmartay Maleeshiyaad Ka Wada Tirsan Shabaab

Horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al Shabaab oo lagu magacaabi jiray Cali Wadaafo ayaa ku geeriyooday israsaaseyn shalay galinkii dambe dhex martay maleeshiyo uu horjoogaha...

Siyaasiyiinta u taagan doorashada madaxtinimada Puntland oo isa soo tareysa

Siyaasiyiinta isku soo taageysa doorashada madaxtinimada Puntland ayaa soo badaneysa, xilli lagu wado in bisha Janaayo ee sanadka 2014 ay ka dhacdo Puntland doorashada...

Axmed Madoobe oo ka digay in Dagaal beeleed ka dhaco Gobolada Jubooyinka

Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Islaam Axmed Madoobe oo warbaahinta kula hadlay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay inuu ka digayo Dagaal Beeleed ka...

Maamulka G/Hiiraan Oo Ku Amaanay Ciidamada Jabuuti Horumarka Ay Ka Wadaan Gobolkaasi

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa dowlada Jabuuti ku amaanay mashaariicda Horumarineed oo ay ka waddo gobolkaasi kadib markii ay gobolka Hiiraan ka bilaabeen dhib u...

Latest News

Maraykanka oo markale duqeyn ka geystey degmada Jilib

Diyaaradaha aan duulyaha lahayn ee ciidamada Maraykanka ayaa duqeyn kale ka geystey degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iska casilay kasii mid ahaanshaha Baarlmaanka Maamulkaasi, waxaana Xildhibaanadaasi Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen...

Maxay tahay sababta madaxweyne Donald Trump loogu qabsaday sawirkan?

Madaxa ololaha doorashada ee madaxweyne Donald Trump ayaa masaxay sawir uu soo dhigay barta Twiter-ka ee ololaha doorashada ee Madaxweynaha.

Madaxweynaha Puntland oo xilalkii ka qaaday taliyaashii ciidamada Badda Puntland

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid deni ayaa xilalkii ka qaaday taliyaashii iyo agaasimayaasha ciidamada badda Puntland. Digreeto ka soo...

Dagaal qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Qoryooley & Wararkii ugu dambeeyey

Wararka laga helayo degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya, in halkaasi uu saaka ka qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada...

Wararkii ugu dambeeyay ee Arrimaha Booqashada Madaxweyne Farmajo ee Hargeysa

Waxaa isa soo taraya hadal haynta ku saabsan booqasho la qorsheeyay inuu Madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka...