DFS oo xirtay Nin South Afrikaan ah oo Nin Soomaali ah ku dilay garoonka...

Doowlada FS ayaa xirtay nin u dhashay dalka Koofur Afrika una shaqeeynayay shirkada SKA, kaasoo dhawaan nin Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha ee...

Xukuumadda oo sheegtay in ay waddo dadaallo ay isugu keeneyso Dhinacyada isku haya Kismaayo

Isagoo la hadlayay Warbaahinta Wasiirka gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya ayuu sheegay in Xukuumaddo ay waddo sidii Waan waan iyo wada hadallo loo kala dhex dhigi...

Dowlada Mareykanka oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Waxqabadka Xafiiska Cusub Q.M. Ee UNSOM

Dowlada Mareykanka ayaa rajo wanagsan ka muujisay in Soomaaliya uu isbedel ka dhaliyo xafiiska cusub ee Q.midoobey ee UNSOM kaas oo dhawaan laga furay...

Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu...

Madaxweynaha Somalia oo markale ku baaqan nabad iyo joojin dagaalka Kismaayo

Madaxweynaha oo warbaahinta maana Muqdisho kula hadlayey ayaa ka hadlay dagaalada Kismaayo oo uu yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, ururada bulshada...

Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Faahfaahin ka Bixiyay Howlgalo ay Ciidamadu ka Fuliyeen Marko

Maamulka gobolka Shabeelada Hoose oo faah faahin ka bixiyey howlgalo ay maalmahan magaalada Marka ka wadeen Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay...

Xilibaano Kenya kasoo jeeda oo taageeray Axmed Madoobe

Xilibaano dhowr ah oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya oo shalay la kulmay Axmed Madoobe oo kamid ahaa madaxweynayasha jubaland looga dhawaaqay, ayaa...

Weerar Madaafiic ah oo xalay Lagu weeraray Garbahaareey

Weerar Madaafiic ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo iyadoo Maamulka dowladda ee Garbahaareyna uu faah faahin ka bixiyay...

Madaxweynaha Somalia oo ku tilmaamay heshiiska Cotonou inuu yahay fursad dib loogu dhisayo Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey go’aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxiixayaasha Heshiiskii Cotonou. Madaxweynaha isagoo ka...

Booliska Somaliland oo xiray 11 qof oo lala xiriirinayo al-Shabaab

Booliska maamulka Somaliland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ku soo qab-qabtay 11 qof oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la...

Axmed Madoobe: Ma jiri doonto Cid aan ka ahayn Raaskaambooni oo hub ku dhex...

Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) Hoggaamiyaha Ururka Raaskambooni oo Shir Jara’id ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya isagoo ka hadlaya Arrimaha...

Xaalada Kismaayo oo weli kacsan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa ku waramayay in xaalada weli ay tahay mid kacsan, iyadoona dhinacyadii maalmihii lasoo dhaafay halkaas ku dagaalamay...

Banaan Bax ka dhan ah Maamulka Sh/hoose oo ka dhacay Marka

Dibad baxaani oo ay Dhigayeen Boqolal dadweyne ah oo isugu jiray Haweyn , Odayaal iyo Dhalinyaro loogana soo horjeeday Maamulka Gobolka Sh/hoose ayaa Maanta...

R.Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey kaalmada Ururka Islaamka codsina u diray caalamka inay dib-u-dhiska Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah...

Dawladda Federaaliga ah ee Soomaaliaya waxay ku baaqaysaa inay dagaalka joojiyaan dhinacyada ku dagaalamaya...

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaalamaya Kismaayo ay si dag-dag ah u...

Latest News

Madaxweyne Farmaajo seddax arrimood oo uu u sheegay ganacsatada Soomaalida ee Kenya

Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo Ka qeybgalay shirkii horumarinta iyo arrimaha bulshada ee ka dhacay magaalada Nairobi, Kenya,...

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland

C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, kaddib doorasho saaka ka dhacday magaalada Garowe. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka...

Horjooge ka tirsan Al Shabaab oo duqeyn lagu dilay

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah...

Iska horimaad ka dhacay Kontrolka Magaalada Boosaaso iyo Sarkaal lagu dilay

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay iska horimaad culus oo ka dhacay kontrolka magaalada Boosaaso kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka...

Gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen deegaan ka tirsan degmada Balcad oo la diley

Wararka ka imanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Guddoomiyihii iyo guddoomiye ku xigeenkii deegaanka Cadayga ee ka tirsan degmada Balcad ee ayaa...

Waa kuma Cabdiraxman Maadey, hogaamiyaha cusub ee ururka ONLF?

Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi oo ku magac-dheer Maadey ayaa xalay loo doortay guddoomiyaha ururka ONLF. Cabdiraxmaan waxaa uu ku...