Hay’ad Caalami ah oo dambiyada baarta oo beenisay danbiyadii warbixintii QM

Maanta Hay’ad caalamka ugu sareeya ee arrimaha baarintaanka danbiyada xisaabaadka iyo koox garyaqaanno ah ayaa soo saaray warbixin ay uga soo horjeesteen warbixintii QM...

Dowlada oo sheegtay in horjoogayaasha ajaanibta ah ay ku badbaadi karaan oo kaliya iney...

Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay in horjoogayaasha ajaanibta ah ee ka bar-bar dagaalamaya kooxda Alshabaab ay kaliya ku badbaadi karaan in dalka ay asiga baxaan,...

Somaliya iyo EU da oo iska kaashanaya dhinaca amaanka badda

4 tii bishan September 2013, meel ka baxsan biyaha xeebta magaalada muqdisho, markab ay leedahay ciidanka bada ee midowga yurub ( EU NAVFOR) Atlanta,...

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka xusayna Dawladdu dadaal ugu jirto badbaadinta nidaamka...

Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada oo maanta uu shirgudoominayay Ra'iisal Wasaaraha ku Xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziya Yusuf...

Ciidamo ilaalo Masuuliyiin ka tirsan DFS oo la qabtay iyagoo Miino Aasaya

Ciidamada amaanka doowlada Federaalka ayaa maanta barqo cad qabtay Ciidamo ilaalo u ah masuuliyiin katirsan doowlada Soomaaliya oo Miino ku aasayay wadada laamiga ah...

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxyada Muqdisho

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxyo xalay ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Qoraal ay al-Shabaab soo dhigtay boggeeda Twitter ayay ku sheegtay in...

Mas’uuliyiin ka socota W/Arrimaha Gudaha oo la kulmay maamulka iyo shaqaalaha cisbitalka guud ee...

Mas’uuliyiin ka socota wasaradda arrimaha gudaha oo howlo shaqo u jooga Magalada Marka ee Xarunta Gobalka Sh/Hoose ayaa xalay kulan la qaatay waxgaradka gobalkaasi,...

Axmed Madoobe oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho

Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho, taasoo noqoneysa markii u...

Ciidamo Xooga dalka ah oo ka soo gadooday Xeradii ay ku jireen

Ciidamo ka tirsan Xooga dalka Soomaaliyeed oo tababar ugu Xareysnaa Ex Warshadii Nacnaca ee degmada Wadajir ayaa saaka ka soo gadooday Xeradii ay ku...

Ku Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi Ay Hogaamineyso Wasiirka Hormarinta Sweden

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ay hogaaminaysay wasiirka Hormarinta iyo iskaashiga Caalamiga ah...

Madaxweyne Xasan oo ku dabaashay Xeebta Marka Cadey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta ku soo laabtay Muqdisho ka dib safar labo cisho qaatay oo uu ku joogey...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wasiiradda Horumarka & Xiriirka Caalamiga ee Sweden

Muqdisho 04 September 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta kulan Muqdisho kula qaatay Wasiiradda Horumarka iyo Xiriirka Caalamiga...

Puntland oo sharuud adag ku xirtey in ay xiriir danbe la yeelato Dowlada Xasan...

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal uu la galo Dowladda Soomaaliya,xilli Puntland ay shaacisay in xiriirka ay...

Wafdigii Madaxweynaha oo diyaarad Helicopter ah ka soo qaaday magaalada Marka

Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii diyaarad Helicopter ah ay ka soo qaaday...

Malaaq lagu dilay Baydhabo

Rag hubeysan oo aan haybtooda la garaneyn ayaa xalay magaalada Baydhabo ku dilay mid ka mid malaaqyada sida weyn looga yaqaanno gobolka Baay. Rag bastoolado...

Latest News

Ammaanka Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyey

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay saaka si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee...

Maxay ka wada hadleen Mdaxweynayaashii hore iyo Hoggaanka Dhaqanka Beesha Mudullood

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa la kulmay Hoggaanka...

Ganacasatada Jaadka Kenya oo khasaaro kasoo gaaray talaabo ay qaaday dowlada Somalia

Ganacsatda khaadka ama jaadka ee dalka kenya ayaa sheegay inay khasaareen kumanaan doollar kadib markii sida ay sheegeen diyaarad sida khaad dhan...

Maxay ka wada hadleen Guddoonka baralamaanka iyo Madasha Xisbiyada Qaran?

Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya xalay kulan ku yeshay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo guddoonka golaha baarlamanka Soomaaliya waxaana ay ka...

Colaado beeleed laba sano ka taagnaa Mudug oo heshiis laga gaaray

Shir lagu dhamaynayay colaado beeleed oo labadii sano ee lasoo dhaafay ka taagnaa gobolka Mudug, ayaa lagu so geba-gebeeyay degmada Galdogob iyadoo...

C/raxmaan C/shakuur oo shaaciyay in Mursal iyo Muudey ay wadaan muddo kororsi iyo in...

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Guddoonka Golaha Shacabka ay qorsheynayaan muddo kororsi iyo in xilligan la bedelo Xukuumadda.