Q.M. Oo Uga Digtay Ganacsatada Khaliijka Iney Dhoofsadaan Dhuxusha Soomaaliya

Kooxda la socodka xayiraadaha saaran Soomaaliya iyo Ereteria ayaa kala hadlay dowladaha carabta iney joojiyaan dhuxusha ay Soomaaliya ka dhoofistaan si loo hor istaago...

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay Fatwadii laga soo saaray shirkii Culimada

Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay fatwadii laga soo saaray shirkii Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, iyagoo ku baaqay in...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo SheegayHay’adda Nabad sugida Qaranka Fashilisay Falal ay Maleegayeen Maleeshiyaadka Shabaab

Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka qaranka xukuumada soomaaliya C/kariim Xuseen Guuleed oo wareeysi gaar ah siiyay radio muqdisho ayaa sheegay in hay’ada sirdoonka iyo...

Dr. Cali Saciid Faqi oo ah danjiraha cusub oo ay Dowladu u magacawday dalka...

Waxaa xilkii safaaradda Soomaaliya ee Belgiumka iyo E.U. lagu wareejiyey danjiraha cusub Dr. Cali Saciid Faqi oo todobaadkii la soo dhaafey halkaasi tagey. Dowladda Belgium...

Qoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne Xasan...

Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah...

Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin go’aanada shirkii Culimada

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,...

Axmed Madoobe oo ka badbaaday weerar ismiidaamin ah iyo Madaxweyna Xasan Sheekh oo cambaareeyey...

Bar-kulan - Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe) ayaa maanta oo Khamiis ah ka badbaaday isku day la rabay...

Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu qabtay dalka Masar

Xafiiska sirdoonka wadanka Masar ayaa war laga soo saaray lagu sheegay in ciidamada dhanka soodinta wadankasi ay gacanta ku dhigeen 14-qof oo isugu jira...

Beledweyne: 16 loo qabtay dilkii nabaddoonka

Ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada Beledweyne oo howlgal dhinaca ammaanka ah ka sameynaya xaafadda Howlwadaag ee magaalada ayaa ku soo qabtay ugu yaraan 16...

Shirar looga hadlayo xaqiijinta kala wareejinta Maamulka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo bilowday

Shirar looga hadlayay kala wareejinta maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa shalay ka dhacay gudaha Garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo dhowaan lagu wado in shirkad...

Abuu Mansuur Al-Amriiki iyo labo xubnood kale oo saakay lagu dilay Gobolka Baay

Source: Jowhar.com Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Cumar Shafiiq Xamaami oo loo yaqaanay Abuu Mansuur Al-Amriiki iyo labo kale oo mid ka mid ah...

Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Muqdisho iyo Askar Ciidamada Asluubta ah oo Nabad Sugida ay...

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa Shabelle u xaqiijiyay in la xiray Taliyaha Xabsiga Dhexe Gaashaanle Sare Max’ed Xuseen Sabdoow iyo 8 Askari oo ka tirsan...

Dowlada Imaaraadka Oo Safaaradeedi Dib Uga Furaneysa Muqdisho

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa sheegey in dhawaan Safaaradooda ay dib uga furandoonto magaalada Muqdisho, xilli shir looga hadlayo arimaha ka hortagga burcad badeeda uu...

Ra’iisul W. Saacid ayaa qado soo dhoweyn ah u sameeyey waxgaradka ka soo jeeda...

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyey maamulka kumeelgaarka ah iyo wax-garad...

Raiisul Wasaare Saacid oo soo xiray shirkii looga hadlayey xagjirnimada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta soo xiray shirkii heerka qaran ee latacaalidda mushkiladdaha xagjirnimada ee ka...

Latest News

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii shacabka iyo Al-Shabaab

Waxaa deggan xaladda deegaanka Shabelow ee gobolka Mudug oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhaxeyay malayshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo...

Villa Somalia oo u yeertay Cawad kadib magacaabidii sharci-darrada ahayd

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in madaxtooyada Soomaaliya ay u yeertay sii-hayaha wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad kadib markii uu...

Ciidamo katirsan Milatariga Somaaliya oo gaaray Deegaano hoostaga Degmada Ceelbuur

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug waxaa shalay laga sagootiyay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21-aad kuwaa oo la...

Guddiga Farsamada ee Doorashooyinka oo kulamadii u horreeyay ka bilaabay Muqdisho

Guddiga Farsamada ee ka baaraan-dagista arrimaha doorashooyinka 2020/21 ayaa kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho, ka hor shirka Dhuusamareeb 3 ee lagu wado...

Weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhaxe oo shaki badan abuuray iyo baaritaano bilowday

Maxaabiis katirsaneyd kooxda Al shabaab oo ku xirneed xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa shalay galab halkaasi ka geestay toogasho, waxa ayna maxaabiista...

Guddoonka & Guddiyada Golaha Shacabka oo yeeshay kulan xasaasi ah

Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiyada Joogtada ee Golahaasi ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa...