Dowladda Somaaliya oo soo saartay Waaran Caalami oo lagu soo qabanayo C/rashiid Janan

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dalbatay Waaran Caalami ah (Intercontinental Warranty) oo loogu soo gacan gelinayo Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid...

Wasiirka Maaliyadda Beyle oo saxiixay Heshiiska Cafinta Deymaha Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Madaxweyne ku xigeenka Bankgiga Hormarinta ee hormarinta Gobalka Khaled Sherif ayaa maanta oo isniin...

Madaxweynaha JFS oo gaaray Baladweyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, si uu ugu kuur galo xaaladda...

Maxaad ka ogtahay qaabka ay u dhacayso dacwadda Trump ee maanta furmaysa?

Markii sedexaad oo kaliya ayaa codka kalsoonida loo qaadanayaa madaxweyne Maraykan ah , iyada oo maanta la filayo in ay bilaabato dhagaysiga...

Trump oo jeediyey khudbaddii sanadlaha ahayd

Khudbadda Xaaladda Midowga Dalka ee sanadkan 2020-ka ayaa waxaa habeenkii Talaadada jeediyey madaxweynaha 45-aad ee Maraykanka Donald Trump. Madaxweynuhu...

Demoqraadiga oo Rasmi u Eedeeyey Trump

Sharci dejiyeyaasha Maraykanka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka ugu eedeeyey “hab-dhaqan xumo iyo caddaaladda oo is hortaagay.” Warbixin ay shalay soo...

Fiiri qaabka uu jirkaaga isaga difaaci karo Caabuqa Corona

Seynisyahanno ku sugan dalka Australia ayaa sharraxaad buuxda ka bixiyay qaabka uu difaaca jirka ula dagaallamayo cudurka Covid-19 ee loo yaqaanno Coronavirus.

RW Itoobiya oo Jabuuti u tagay xalinta khilaaf ka dhex aloosan Madaxda IGAD

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku sugan dalka Jabuuti waxaana uu halkaas u tagay xallinta khilaaf u dhaxeeya dalalka ku jira...

Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay

Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood. Dhimashada guddoomiyaha...

Sacuudiga oo gabdhihiisa u billaabaya horyaal kubadda cagta ah

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa billaabi rabta tartan kubadda cagta ah oo gaar u ah gabdhaha, laba sano kadib markii dumarka dalkaasi loo...

Madaxweyne Xaaf oo War kasoo saaray Guddiga Dowlada federaalka magacawday

Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug , waxaana magacaabista guddigan mudooyinkii dambe...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Washington Uga Qeyb Galay Shirka Heerkiisu Sarreeyo Ee IMF Iyo...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qayb galay shirka miiska wareegsan ee Bangiga...

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Itoobiya oo la wareegay xilka Xoghayaha Guud ee IGAD

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Itoobiya Dr. Workneh Gabeyehu ayaa si rasmi ah shalay ula wareegay xilka Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka...

Koox loo heysto Qaraxyada lagu aaso waddooyinka oo la xukumay

Cabdikariim Maxamed Maxamuud Xuseen (Siiseey), CabdiQani Cali Maxamuud Cali (Buneyste) Cali Muxudiin Abshir (Cali Kuulow) ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab...

Dowladda Qatar oo xaqiijisay wada hadalo ay la yeelatay Sacuudi Carabiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar ayaa xaqiijiyay wada hadalo uu dalkiisa la yeeshay Sacuudiga, labo sano kaddib markii Xukuumadda Riyadh ay bilowday in...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...