Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo dhaweeyey Heshiiskii Ahlu sunna iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ).

Fiiri qaabka uu jirkaaga isaga difaaci karo Caabuqa Corona

Seynisyahanno ku sugan dalka Australia ayaa sharraxaad buuxda ka bixiyay qaabka uu difaaca jirka ula dagaallamayo cudurka Covid-19 ee loo yaqaanno Coronavirus.

Dowlada Itoobiya oo shaacisay tirada Ciidamada ka jooga gudaha Soomaaliya

Soomaaliya waxaa ku sugan ciidamo badan oo Itoobiyaan ah kuwaa oo gudaha dalka ku jooga howlgalka Nabad ilaalinta ee AMISOM, waxa ayna...

Qaar kamid ah Kaamirooyinkii Dowlada ku xirtay Muqdisho oo saakay la qarxiyay

Waxaa saakay aroor hore magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiga Maka Al mukarama mar qura laga maqlay qaraxyo miino , waxaana qaraxyadan qal...

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamada xoogga dalka oo duulaan ku ah deegaano ka tirsan Sh/Hoose

Ciidamada xoogga dalka oo dhowaan la wareegay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa duulaan ku ah deegaano cusub oo ka tirsan...

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu weeraray Sh/hoose & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan AMISOM iyo xoogag taabacsan Al-Shabaab.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray garoonka Dayuuradaha Baraawe

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo ku gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka jaray garoonka...

Turkiga oo qaaday tallaabo uu Giriigga uga hor istaagayo dib usoo celinta qaxootiga

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ciidamo tiradoodu gaareyso 1,000 askari u direyso xadka ay la wadaagto Giriigga, si ay u hakiyaan howlgallada...

Cawad oo faah-faahiyey kulankii Omamo

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shalay magaalada Nairobi kula kulmay dhiggiisa dalka Kenya Raychelle Omamo. Kulankan...

Marwada 1aad ee dalka oo dhagax dhigtay Mashruuc laga hirgelinayo Baraawe

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa...

Golaha Wakiilada Somaliland oo markii lixaad muddo kordhin loo sameeyey

Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxay muddo kordhin u sameeyeen markii lixaad Golaha Wakiiladda Maamulkaas.

Madasha Xisbiyada ‘oo ku midoobaya’ hal xisbi siyaasadeed

Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay inay isku raaceen inay ku midoobaan hal xisbi siyaasadeed. Go’aankan ayaa waxaa...

Ciidanka Kenya oo burburiyey xarun isgaarsiineed ay leedahay Shirkadda Hormuud

Iyadoo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayay ciidamada...

Sidee ayay tahay xaaladda tahriibayaasha Soomaalida ah ee ku sugan xadka Giriigga?

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in kumannaan muhaajiriin ah ay durba ka gudbeen xadka dalkaas, iyagoo usii gudbay qaar ka mid ah dalalka...

Iran: Jawaab kulul ayaan ka bixineynaa “weerarka fuleynimada” ee lagu qaaday markabkayaga

Afhayeen u hadlay dowladda Iran ayaa sheegay "weerarka fuleynimada" ee lagu qaaday markab saliidda qaada oo ay Tehran leedahay loo adeegsaday gantaal,...

Latest News

Coronavirus: Islaamka iyo aafada Covid-19: Sidee loo aasayaa qofkii dhinta?

Tan iyo intii aafada Coronavirus ku habsatay dunida ee dadka tirada badan ugu dhinteen cudurkan, dunida daafaheeda, waxa fududaatay hadal haynta arrin...

Lix dal oo African ah oo aan weli laga helin Coronavirus

Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris ah,...

Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogatay lix nin oo dembiyo culus lagu eedeeyey

Fagaare ku yaalla magaalada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe ayaa waxaa ka dhacay xukun dil ah oo al-shabaab ay ku fulisay...

Doorashada Ethiopia oo dib loogu dhigey sababo la xiriira cudurka Coronavirus

Guddiga Doorashada Qaran ee dalka Ethiopia ayaa ku dhowaaqay in uu joojinayo howlihii u diyaargarowga qabashada doorashada Ethiopia oo la qorsheynayay inay...

Diiwaan gelinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo maanta bilaabaneysa

Diiwaan gelinta Musharaxiinta isku soo taagaya xilka Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa maanta la filayaa inay ka bilaabato magaalada Baydhabo, sida uu...

Howlihii ka socday xarunta Xalane oo hakad la galiyay iyo AMISOM oo ka hadashay

Taliska ciidamada Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa ku dhawaaqay in si KMG ah loo hakiyay shaqooyinkii kala duwanaa ee...