Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 18 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo...

Ciidamada Dowladda Somalia oo adkeeyay amniga Degmada Baardheere

Baardheere Taliyaha Ciidamada Booliska ee Degmada Baardheere, Maxamed Axmed Xasan o la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in weyn loo adkeeyay amaanka Magaaladaasi waxuuna...

Mareykanka oo walaac ka muujiyay Zika

Saraakiil sare oo Mareykanka u qaabilsan caafimaadka ayaa sheegaya in saameynta cudurka Zika uu ka ballaaran yahay sidii markii hore la moodayay. Viruskan ayaa waxaa...

Kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kooram la’aan u baaqday

Kulan lagu waday in ay maanta yeeshaan Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan. Xildhibaanada baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay...

Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo saaka Maxkamad lagu soo taagayo Hargeysa

Wariye C/maalik Muuse Coldoon ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah la soo taago Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ee Caasimada Maamulka Somaliland. wariye...

Golaha Wasiirada Khaatumo oo isku shaandheyn lagu sameeyay (Akhri Magacyada)

Madaxweynaha maamulka Khaatumo ee aan aqoonsiga fiican heysan Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada Khaatumo,...

Shacabka Galmudug oo soo dhaweeyay heshiiska madaxda maamulkaas

Shacabka ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, ayaa si niyad sami leh u soo dhaweeyay heshiiska ay wada gaareen dhinacyada isku...

Imaaraadka: Ma faro-gelin doorashadii Mareykanka

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay inaysan isku dayin inay faro-gelin ku sameyso doorashadii madaxtinimo ee Mareykanka ka dhacday 2016, ayada oo taageereysa Donald Trump. Wasiiru...

300 oo Qoys oo ka barakacay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Gedo ee Koonfurta Somaliya Qoysas gaaraya 300 oo Qoys ayaa ka barakacay deegaanka Likooley oo ka...

Kenya oo xirtay qaar ka mid ah xawaaladaha Soomaalida ee Nairobi

Ciidamada Kenya ayaa maanta xiray xawaalado ka mid ah kuwa Soomaalida oo ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Maraykanka oo kumannaan ciidammadiisa kamid ah ku daabulaya xuduudda Mexico

Ciidamadan shanta kun ka badan ayaa ku biiraya 2,100 askari oo ka tirsan ilaalada qaranka oo hadda ku sugan soohdinta, kuwaasoo halkaa la geeyay...

Wararkii ugu Dambeeyay Caawa ee Magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo, Xarunta gobolka Mudug Caawa ayaa sheegaya in magaalada laga dareemayo dhiilo colaadeed, xilli manta dagaal xoogan qasaarooyin kala duwan...

Man United Oo Old Trafford Ku Garaacday Liverpool,Anthony Martial Oo Rooney Iyo Dadkii Aan...

Kooxda Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaadhay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Liverpool, waxayna Red Devils kulankan guusha ku gaadhay...

Dowladda Soomaaliya oo sahayda gar gaar ilaladiisa la kaashaneysa Ciidamada Ethiopia hada wixii ka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Max’ed oo dhawaan gaaray dalka Ethiopia ayaa sheegay in dhigiisa Ethiopia uu kala hadlay in ay iska...

SAWIRRADA: Madaxda dowladda oo ku sugan Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xiran Tuutaha Ciidanka ayaa ku sugan Wasaaradda Gaashaandhiga oo ay ka socoto Munaasabadda maalinta Ciidanka Xoogga. Madaxda dowladda ayaa halkaasi...

Latest News

Mareykanka oo noqday dalka laga helay dadka ugu badan ee uu soo ritay caabuqa...

Tirada la xaqiijiyay in laga helay Viruska Corona ee gudaha dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay boqol kun oo kiis (100K), iyadoo sidoo...

Muxuu yahay ujeedka laga leeyahay wareejinta dugsiga sare ee 15 May ee ay gacanta...

Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib ula wareegi doonto dugsiga sare ee 15 May oo ay gacanta...

Faah-faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay Janaale

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan weerar loo adeegsaday qarax miino oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka...

Dowlada Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyada gudaha iyo Sababta oo la shaaciyay

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in si KMG ah loo joojiyay duulimaadyadii gudaha si looga hortago faafitaanka caabuqa...

Mareykanka oo Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu jirto in...

Coronavirus: Mareykanka oo gargaar caafimmaad weydiistay dalalka caalamka

Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka ayaa kusoo warramay in xukuumadda madaxweyne Donald Trump ay baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaas oo...