Turkiga oo qaaday tallaabo uu Giriigga uga hor istaagayo dib usoo celinta qaxootiga

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ciidamo tiradoodu gaareyso 1,000 askari u direyso xadka ay la wadaagto Giriigga, si ay u hakiyaan howlgallada...

Saameynta Xayiraadda Khaadka ee Soomaaliya

Xanuunkan Corono, ayaa saameyn xooggan ku yeeshay dhaqaalaha aduunka. Dhinaca ganacsiga waxaa suuq yeeshay shirkadaha soo saara iyo dukaamada iibiya qalabka nadaafadda,...

Abaanduulle ka tirsan ciidanka XDS oo xabsiga la dhigay & Xog ku aadan sababta

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ayaa xabsiga dhigtay abaanduule ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo lagu soo eedeeyay inuu dagaal Beeleed ku lug yeeshay.

Cabdirashiid Janan oo ka warramay qaabkii uu xabsiga uga soo baxsaday

Labadii sibuuc ee la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa sheegeysay inay dadaal ugu jirto sidii ay dib gacanta ugu dhigi lahayd wasiirkii...

Wafdi sare oo ka socday Qadar oo Muqdisho yimid iyo Kheyre oo la kulmay

Wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani iyo wafdi uu hoggaaminayo oo qayb...

Dagaallo dhex-maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal xalay uu ka dhacay degaanka Xaaji Cali oo hoos taga degmada Cadalle.

Marwada 1aad ee dalka oo dhagax dhigtay Mashruuc laga hirgelinayo Baraawe

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa...

Ciidanka Kenya oo burburiyey xarun isgaarsiineed ay leedahay Shirkadda Hormuud

Iyadoo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayay ciidamada...

Mid ka mid ah saraakiil goboleedyadii ugu sareeyey Al-Shabaab oo la dilay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen sarkaalkii Al-Shabaab u qaabilsanaa howl-gallada gobolka Bakool. Qoraal kasoo baxay ciidamada...

Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyey iyo cabsi ka jirto

Wararka naga soo gaaraya Galgaduud ayaa sheegaya in maanta xaaladda Dhuusamareeb ay tahay mid degan, taas oo saacadihii la soo dhaafay amnigeeda...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Faransiiska Uga Qayb Gelaya Kulan Sannadeedka Madasha Nabadda Paris

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee...

Xildhibaan laga qaaday Xasaanadii Xildhibaanimo kadib mooshin laga gudbiyay

Xildhibaanada golaha Wakiilada maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Garawe ayaa xasaanadii Xildhibaanimo ka qaaday Gudoomiyihii hore ee golaha...

Sidee ayay tahay xaaladda tahriibayaasha Soomaalida ah ee ku sugan xadka Giriigga?

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in kumannaan muhaajiriin ah ay durba ka gudbeen xadka dalkaas, iyagoo usii gudbay qaar ka mid ah dalalka...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Denmark

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid...

Gigada diyaaradaha Mareykanka oo saxmad la ciirciiraya

Dadka ka soo safray Yurub ee Mareykanka soo galaya saacado waxay ku jirayaan safaf dhaadheer inta laga hubinayo xaaladdooda caafimaad.

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...