C/qaadir Shariif Sheekhuna oo Xil Wasiir Dowle looga magacaabay Xukuumadda Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye xilka Wasiiru dowlaha...
Taliyihii Ciidanka Booliska Afgooye oo la Dilay
Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in qarax maanta ka dhacay agagaarka deegaanka Lafoole lagu dilay taliyihii booliiska ee magaalada Afgooye.
Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha dibeda ee Somalia iyo Kenya?
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Ahmed Ciise Cawad iyo dhigiisa Kenya Raychelle Omamo ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi.
QM oo guddi u xil-saartay baaritaanka weerarkii Xalane
Xafiiska howlgalka kaalmeynta QM Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano UNSOM ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray weerar madaafiic ah...
Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo lagu casuumay kulanka Farmaajo & Uhuru Kenyatta
Sida uu qoray wargeyska Daily Nation, dowlada Kenya ayaa ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku casuuntay kulanka la filayo inay magaalada Nairobi...
Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Hawiye oo gaaray Baydhabo iyo Ujeedkooda oo…
Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray Wasiiro iyo xildhibaano kasoo jeeda Beesha Hawiye, kuwaa oo...
Cayaaryahan hore, Saciid Ducaale oo geeriyooday
Allaha u naxariistee waxaa shalay dalka Yemen ku geeriyooday, laaciibkii xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliyeed iyo kooxdii Horseed Saciid Ducaale.
Coronavirus: Fashilka Mareykanka maxaa sabab u ah?
Wax ka badan labo bilood ayaa ka soo wareegatay markii kiiskii ugu horreeyay ee fayraska corona laga helay Mareykanka. Tan iyo wixii...
Sababta keentay in Africom ay kordhiyaan weerarada ka dhanka ah AL-SHABAAB
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka dhanka ah...
Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay 45 Malyan oo Dollar
Bangiga Adduunka ayaa ugu deeqay Dalka Soomaaliya lacag gaareysa 45 malyan oo dollar kadib markii deymaha lagu leeyahay laga cafiyay dalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Canada oo karantiil u galay cabsida Corona awgeed
Ra'iisul Wasaaraha Justin Trudeau ayaa karantiil u galay cabsida ku aaddan Caabuqa Corona awgeed, sida uu xafiiskiisa xaqiijiyay.
Xaaskiisa,...
Imaaraadka oo gargaar ka dajiyey garoonka Hargeysa
Waxaa saaka garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ka degtay diyaarad siday gargaar oo ka timid dalka Imaaraadka Carabta.
Diyaarada oo...
Somaliland oo War kasoo saartay Dagaal dhax maray ciidankooda iyo kuwa Puntland
Waxaa saakay gobolka Sanaag deegaan katirsan ku dagaalamay ciidamo kala taabacsan maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland, waxaana wali xiisad dagaal laga...
Dagaal xoogan oo dib uga qarxay gobolka Sanaag & Wararkii ugu dambeeyey
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saaka ka qarxay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag.
Madaxweynaha Hirshabelle oo xilalkii ka qaaday Wasiiro kuwa kalana magacaabay
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilalkii ka qaaday Wasiirkii Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Waxbarashada, biyaha iyo...