Imaaraadka oo gargaar ka dajiyey garoonka Hargeysa

Waxaa saaka garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ka degtay diyaarad siday gargaar oo ka timid dalka Imaaraadka Carabta. Diyaarada oo...

QoorQoor oo maamul cusub u magacaabay Dhusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa maamul cusub u magacaabay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wareegto kasoo...

Ciidamada Danab oo lagu amray in Nolol ama geeri ku keenaan dadkii ka dambeeyay

Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa la geeyay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose si ay u joojiyaan colaad...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku qabtay madaxii Amniyaadka Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in howlgallo ciidanka xoogga dalka saacadihii la soo dhaafay ka wadeen...

CIIDAMO badan, gaadiid dagaal iyo diyaarado oo lagu arkay Baydhabo

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Baay, waxaa maanta dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u xoogan laga dareemayaa gudaha magaalada Baydhabo...

Kenya oo ka hadashay eedeynta Soomaaliya iyo ciidamada isku haya Beled Xaawo

Dowladda Kenya ayaa ka hadashay warqad shalay kasoo baxday Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo xukuumadda Nairobi ku eedeysay inay faragelin ku heyso...

Caabuqa Corona oo la xaqiijiyay inuu yahay musiibo Saf-mar ah

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in Caabuqa Corona uu yahay musiibo Saf-mar ah oo caalami ah.

Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo lagu casuumay kulanka Farmaajo & Uhuru Kenyatta

Sida uu qoray wargeyska Daily Nation, dowlada Kenya ayaa ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku casuuntay kulanka la filayo inay magaalada Nairobi...

Magacyada & qabiilada Wasiirada cusub ee Galmudug & beesha ugu badan

Madaxweynaha  maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xalay ku dhawaaqay liiska golihiisa cusub ee wasiirada. Wasiirada la magacaabay...

Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay hadal ka farxiyay shacabka iyo madaxda Galmudug

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa mudo kadib maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug, waxaana halkaasi...

Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Hawiye oo gaaray Baydhabo iyo Ujeedkooda oo…

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray Wasiiro iyo xildhibaano kasoo jeeda Beesha Hawiye, kuwaa oo...

Bangiga Hormarinta Afrika oo gabi ahaanba Deyntii kawada cafiyey Soomaaliya

Bangiga Hormarinta Afrika (AFDB) ayaa 122.55 Milyan oo doolar oo aheyd deyn uu kulahaa Soomaaliya ka saamaxay, kadib markii ay lacagtaas bixiyeen...

Go’aankii lagu joojiyay duulimaadyadii caalamiga ahaa oo maanta dhaqan galay

Go’aankii dhowaan ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya oo ahaa in dhammaan duulimaadyada caalamiga ee yimaada Soomaaliya...

DF oo shaacisay qofkii labaad oo laga helay caabuqa CORONA

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in kiiskii labaad ee Coronavirus laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo ku...

Masaajidada waaweyn ee caalamka qaarkood oo aan laga tukan salaada Jimcaha

Masaajidada waaweyn ee dunida ayaan laga tukaneyn maanta salaadda jimcaha, iyadoo arrintana ay qeyb ka tahay dedaalada cudurka Corona looga hortagayo inuu...

Latest News

Guudlaawe iyo A/Madoobe oo sameystay isbaheysi wax looga beddalayo heshiiska doorashooyinka

Xubno muhiim ah oo ka tirsan xafiisyada Madaxweynayaasha HirShabelle iyo Jubaland iyo sidoo kale xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa Caasimada Online...

AMISOM: Maxaa loo jarayaa lacagihii la siin jiray ciidammada Kenya ee ku sugan Soomaaliya?

Lacagtii uu Midowga Yurub siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya ayaa laga jaray 66 boqolkiiba oo ah...

Xukunka Netanyahu ee Israel oo qarka u saaran dhammaad

Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel, Naftali Bennett ayaa Axaddii sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag suurta-gal ah oo soo afjari karta...

Shacabka Somaliland oo saaka u dareeray goobaha codbixinta

Shacabka Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xildhibaannada golaha wakiillada...

Maxaa kasoo baxay kulankii xalay ee musharraxiinta iyo madax goboleedyada?

Faah faahino dheeraad ah ayaaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyey xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada...

Fagaaraha Taksim: Erdogan oo xarigga ka jaray masaajid uu dhismahiisu muran badan ka dhashay

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xarigga ka jaray masaajid laga dhisay fagaaraha Taksim ee ku yaalla magaalada Istanbul-kaas oo qorshaha dhisitaankiisa...