Al-Shabaab oo toban sano kadib faarujiyay Janaale
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay faarujiyay degmada Janaale ee gobalka Shabeellada Hoose kadib markii ay ku soo dhawaadeen ciidamada Milateriga...
Xildhibaano loo heysto hurinta dagaal beeleed oo dacwad lagu soo oogay
Maxkamadda Ciidamada qalabkasida ayaa dacwad ku soo oogtay Xildhibaano, Guddoomiyihii degmada Wankaweyn. iyo Saraakiil ciidan, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka qeyb qaateen...
Dowlada Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyada gudaha iyo Sababta oo la shaaciyay
Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in si KMG ah loo joojiyay duulimaadyadii gudaha si looga hortago faafitaanka caabuqa...
Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo wada hadal khadka taleefan
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ku wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay...
Mdaxweyne Farmaajo oo boogaadiyey guusha laga Soo hooyey deyn cafinta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn Cafinta ayaa...
Corona fayras: Dilka Bing Liu oo dhaliyay shaki
Dilka arxan darada ahaa ee loo geystay cilmi-baare ku dhashay Shiinaha oo hadda baaritaan ku hayay corona fayras ee lagu toogtay Mareykanka,...
Somalia: Dhex-dhexaad ayaan ka nahay xiisadda Masar iyo Itoobiya
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in mawqif dhexdhexaad ah ay ka qaadatay muranka u dhexeeya Masar iyo Ethiopia ee ka...
Ciidanka madaxtooyada oo la wareegay amniga Fiqi oo la filayo in maanta la doorto
Musharax Cali Saciid Fiqi ayaa waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Baydhabo loogu doorto jegada Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed.
Masaajidada waaweyn ee caalamka qaarkood oo aan laga tukan salaada Jimcaha
Masaajidada waaweyn ee dunida ayaan laga tukaneyn maanta salaadda jimcaha, iyadoo arrintana ay qeyb ka tahay dedaalada cudurka Corona looga hortagayo inuu...
Wadahadalkii Djibouti oo la soo gabagabeeyey
Waxaa magaalada Djibouti ku soo xirmay maalintii koowaad ee furitaanka wadahadalka dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland.
Maalinta berri ah ayaa...
Xildhibaano ka soo jeeda Puntland oo ka hor yimid Wasiiradii DF ee shalay ka...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DFS oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay ayaa soo dhaweeyey war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland...
Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka socday duleedka Kismaayo...
Militariga gobolka Tigreega oo dhoolatus sameeyay
Militariga gobolka Tigreega ayaa dhoolatus ka sameeyay halkaas xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhex taagan gobolkan iyo dowladda federaalka.
Shaqaale ka tirsanaa dowladda Puntland oo lagu dilay Boosaaso
Kooxo hubeysan ayaa maanta duhurnimadii waxay gudaha magaalada Boosaaso toogasho ku dileen Allaha u naxariistee Suleemaan Axmed Shire, oo ka mid ahaa...
Axmed Madoobe, Seeraar iyo Xidig oo la sheegay inay heshiis ku gaareen Nairobi
Qaar ka mid ah xubnaha is-beddel doonka Jubaland ee kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa sheegay in heshiis horudhac ah lagu gaaray wada-hadalladii...