Tigray-ga oo ka horyimid go’aanka Abiy iyo Itoobiya oo xiisad cusub wajaheysa

Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa qorsheynaya inuu doorashooyin qabto, sida uu sheegay xisbiga maamula, taasi oo horseedi doonta isku dhac dhex...

Khayriya Ibrahim: “Dowlad kelitalis ah oo dhismeyso si aan garab ugu noqon ayaan xilka...

Afhayeenka golaha Federeeshiinka ee dalka Itoobiya Khayriya Ibrahim ayaa sheegtay si ka baxsan dastuurka dowlad kelitalis ah oo dhismeyso maadamaa ay dooneyn...

Abiy oo qaaday waddo kali-talisnimo iyo Ethiopia oo halis ugu jirta inay kala go’do

Farxaddii ka dhalatay magacaabistii Abiy Axmed ee Ra’iisul wasaaraha Ethiopia bishii April sanadkii 2018-kii, ayaa u muuqata inay mar hore daaqadda ka...

Soomaaliya: Tirada Dadka laga helay Coronavirus oo korortay

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan tiro cusub oo laga helay cudurka Coronavirus, kaddib baaritaan lagu...

Wararkii ugu Dambeeyay magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay socdaan latashiyadii ugu dambeeyay ee lagu soo magacaabo golaha...

Kenya oo xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya iyo Tanzania

Dowladda Kenya ayaa qayb ahaan xirtay xadka ay la leedahay wadamada Soomaaliya iyo Tanzania, sababo la xiriira xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo...

Yaa ku lug leh khilaafka guddoonka Aqalka Sare?

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa magacaabay Guddiga Isu-keenista Madaxda Labada Heer dowladeed ee Federaalka iyo dowlad Goboleedyada.

Maxay Somaaliya xilligan u beecineysaa xirmooyin shidaal?

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqdey inay bisha August ee sanadkan iibgeynayso 7 xirmo shidaal oo hore loo sii sahmiyey oo ku...

RW Khayre iyo Dalalka Saaxiibka la ah Soomaaliya oo Kawada hadlay Xakameynta COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee dalka...

Mashruuca Dhismaha Dekeda Hobyo oo lagu yaboohay 90-milyan oo dollar iyo isku-tashi lagu dhisayo

Munaasabad lagu daah furayo mashruuca dhismaha Dekeda Hobyo oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dekedaha iyo Kalluumeysiga Galmudug ayaa xalay ka dhacday...

Dadaallo lagu xalinayo khilaafka Deni iyo Karaash oo socda

Ururada bulshada rayidka ee maamul goboleedka Puntland ayaa wada dadaallo la isugu soo dhoweynayo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo khilaaf uu...

Guddiga xakamaynta xaaladaha Cudurka Corona virus oo ka digay in la qarshado xanuunkan

Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya laga helay...

Militariga gobolka Tigreega oo dhoolatus sameeyay

Militariga gobolka Tigreega ayaa dhoolatus ka sameeyay halkaas xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhex taagan gobolkan iyo dowladda federaalka.

Imaaraadka oo codsi naadir ah u diray shacabka Israel

Israel ma filan karto inay caadi ka dhigto xiriirkeeda dunida Carabta, haddii ay goosato qeybo ka mid ah dhulka Daanta Galbeed, waxaa...

Mid kamid ah Dowladihii taageerayay Khalifa Haftar oo ku baaqday Wadahadal deg deg ah

Dowlada caalamka aqoonsan yahay ee Liibiya ayaa guulo waa weyn ka gaartay dagaalka ay kula jiraan ciidamada uu Hogaamiyo Janaraal Khalifa Haftar...

Latest News

Maxaa ku qoran qodobka ay walaaca ka qabto beesha caalamka ee looga digay Mursal?

Qaramada Midoobey iyo xubnaha kale ee beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa shalay walaac xoogan ka muujiyay isku-day ay sheegeen in Mursal...

Maamulka Waxbarashada Muqdisho oo lagu wareejiyey Maamulka Gobolka Banaadir

Mas’uuliyiinta waxbarshada Soomaaliya ayaa sheegay inay maamulkii waxbarashada ee Muqdisho lagu wareejiyey mas’uliyiinta Gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay xukuumadda...

Xildhibaano Muqdisho ka bilaabay qorshe ka dhan ah wasiir Beyle iyo ujeedka

Maalmihii udambeeyay waxa magaalada Muqdisho ka socday kulamo gooni-gooni ah oo ay yeelanayeen Xildhibaanada waqooyiga ee labada aqal ee baarlamaanka, gaar ahaan...

Qarax Is-miidaamin ah oo lagu Qaaday Xero Ciidan

Ugu yaraan 9 qof oo 8 ka mid ah askar yihiin ayaa ku dhintay 20 qof oo kalana waa ay ku dhaawacmeen,...

Itoobiya Oo Ka Digtay In Masar Saldhig Milatari Laga Siiyo Magaalada Berbera

Dowladda Ethiopia ayaa Jimcihii shalay sheegtay in Xiriirka Masar ay doonayso in ay la samaysato dalal ku yaalla Bari Afrika, ay waajib...

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Deegaanka Horogle ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e...