Mid kamid ah Dowladihii taageerayay Khalifa Haftar oo ku baaqday Wadahadal deg deg ah

Dowlada caalamka aqoonsan yahay ee Liibiya ayaa guulo waa weyn ka gaartay dagaalka ay kula jiraan ciidamada uu Hogaamiyo Janaraal Khalifa Haftar...

Safiirkii Jaamacadda Carabta u joogay Soomaaliya oo saaka geeriyooday

Waxaa saaka gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday safiirkii Jaamacadda Carabta u qaabilsanaa arrimaha dalka Soomaaliya, Danjire Xamuud Samraan Al-Xuwayti.

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus iyo geerida oo korortay

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay...

Itoobiya iyo Sudan oo guddi u saaray xalinta xiisad ka dhalatay askari la dilay

Xiisad u dhaxeysay dowladaha dariska ah ee Sudan iyo Itoobiya ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay ka taagneyd xadka labada dal wadaagaan, kadib markii...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Saciid Deni oo shaaca ka qaaday tuhun ay ka qabaan in la adeegsado Al-Shabaab

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka...

Dadaallo lagu xalinayo khilaafka Deni iyo Karaash oo socda

Ururada bulshada rayidka ee maamul goboleedka Puntland ayaa wada dadaallo la isugu soo dhoweynayo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo khilaaf uu...

Al-Shabaab oo weeraray xerada ciidanka Jubaland ee Dhoobley

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar xooggan ku qaaday xero ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada Maamulka Jubaland oo...

Guddi baaritaan ku sameeya dadkii lagu laayay deegaanka Gololey oo la magaacabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi baaritaan dhab ah ku sameeya dhalinyarad ka howlgaleysay xarun caafimaad oo kutaala...

Kalfadhiga barlamaanka: Afar arimood oo uu soo qaaday Madaxwyne Farmaajo

Maxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), ayaa galabta jeediyay khudbad dad badan ay ka dhursagayeen oo uu ku furay kalfadhiga 7-aad ee...

Masar oo ciidamo gaynaysa Libya iyo xaaladda oo weji cusub yeelatay

Warar hoose oo soo baxay ayaa sheegaya in ciidanka qalabka sida ee Masar ay ku sii jeedaan xuduudda Libya, iyagoo la socda...

Maxay ka wada hadleen Sheekh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska ee Somaaliya

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wada hadal khadka taleefanka la yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya.

Xog: Xilliga cusub ee DF ay go’aamisay in dib loogu furo duulimaadyada Somaaliya

Ilo wareedyo kala duwan, oo la hadlay Caasimada Online, ayaa noo xaqiijiyay in 30-ka bishaan dib loo furi doono duulimaadyada gudaha Soomaaliya,...

Djibouti oo muddo todobaad ah kordhisay xayiraaddii dalkaasi

Djibouti oo laga helay tirada ugu badan ee COVID-19 ee dalalka Bariga Africa ayaa maanta dib u dhigtay qorshey ay ku dooneysay...

Madaxweyne Farmaajo oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Madaxweyne Geelle iyo Amiir Tamiim

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle...

Latest News

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaano xalay kulmay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia kula Kulmay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Wararka...

Xaliimo Yarey oo gaartay magaalada Dhusomareeb oo marti galineysa shir Xasaasi ah

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaartay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey).

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Masar iyo Ethiopia ee Nile

Masar, Ethiopia iyo Sudan ayaa ku guul-darreystay inay heshiis ku gaaraan wareeggii ugu dambeeyey ee wadahadalladii uu marti-geliyey ururka Midowga Afrika ee...

Mursal oo ku dhowaaqay go’aan culus: “Ma aqbaleyno doorasho dadban”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si adag uga hor yimid go’aamadii kasoo baxay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

Khayre iyo madaxda maamul goboleedyada oo tegaya Garoowe

Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo madaxweynayaasha maamul...

Madaxeeyna Farmaajo oo ka qeyb galey shir madaxeedka IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka...