Iska hor imaad gudaha Boosaaso ku dhex maray Ciidamada Puntland iyo Daacish

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan uu dhex maray Ciidamada Amniga Puntland ee...

Xog: Xilliga cusub ee DF ay go’aamisay in dib loogu furo duulimaadyada Somaaliya

Ilo wareedyo kala duwan, oo la hadlay Caasimada Online, ayaa noo xaqiijiyay in 30-ka bishaan dib loo furi doono duulimaadyada gudaha Soomaaliya,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Saciid Deni oo shaaca ka qaaday tuhun ay ka qabaan in la adeegsado Al-Shabaab

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka...

Guddi baaritaan ku sameeya dadkii lagu laayay deegaanka Gololey oo la magaacabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi baaritaan dhab ah ku sameeya dhalinyarad ka howlgaleysay xarun caafimaad oo kutaala...

Kalfadhiga barlamaanka: Afar arimood oo uu soo qaaday Madaxwyne Farmaajo

Maxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), ayaa galabta jeediyay khudbad dad badan ay ka dhursagayeen oo uu ku furay kalfadhiga 7-aad ee...

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee QM oo sharxay xilka loo doortay

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan, (Abuukar Baalle) ayaa toddobaadkan loo doortay inuu noqdo mid ka mid ah 21 madaxweyne...

Coronavirus: Qabuuraha Muqdisho oo ay buuxdhaafiyeen dadka dhimanaya

kiisaska COVID19 ee Soomaaliya waxay ku sii dhaw yihiin 1000 kiis, iyadoo labadii todobaad ee lasoo dhaafay la diiwan galiyay kiisaskii Covid-19...

Is-barbardhig: Awoodaha milateri ee Masar iyo Turkiga

Waxaa bilihii lasoo dhaafay isa soo tarayay xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ugu awoodda badan bariga dhexe, Masar iyo Turkiga oo...

Dawada Dexamethasone: Dawo dili karta Covid-19 oo “la helay”

Dawo qiimaheedu jaban yahay, caalamka oo dhanna laga heli karo, ayaa la sheegay inay gacan ka geysan karto badbaadinta bukaannada sida daran...

Maxay tahay shaqada madaxweyne ku xigeenka shirka golaha guud ee Qaramada midoobay?

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo 30 sano ah loo doortay madaxweyne ku xigeenka shirka 75aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay...

Jawar Maxamed iyo 30 qof oo kale oo Itoobiya lagu xiray

Dowladda Itoobiya ayaa xirtay dad ka badan 30 qof oo uu ka mid yahay siyaasi mucaarad ah oo caan ka ah dalkaas...

Maxay ka wada-hadleen MW Farmaaj & Qoor Qoor?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galnudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed...

Madaxweyne Farmaajo oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Madaxweyne Geelle iyo Amiir Tamiim

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle...

Safiirka Jabuuti “Lacagtii Gurmadka Fatahaada Beledweyne 7 bilood ka hor ayaa bixinay”

Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Amb. Aadan Xasan Aadan (Balelo) ayaa shaaca ka qaaday in lacagtii ay ugu tala galeen Gurmadka...

Latest News

Maxaa ku qoran qodobka ay walaaca ka qabto beesha caalamka ee looga digay Mursal?

Qaramada Midoobey iyo xubnaha kale ee beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa shalay walaac xoogan ka muujiyay isku-day ay sheegeen in Mursal...

Maamulka Waxbarashada Muqdisho oo lagu wareejiyey Maamulka Gobolka Banaadir

Mas’uuliyiinta waxbarshada Soomaaliya ayaa sheegay inay maamulkii waxbarashada ee Muqdisho lagu wareejiyey mas’uliyiinta Gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay xukuumadda...

Xildhibaano Muqdisho ka bilaabay qorshe ka dhan ah wasiir Beyle iyo ujeedka

Maalmihii udambeeyay waxa magaalada Muqdisho ka socday kulamo gooni-gooni ah oo ay yeelanayeen Xildhibaanada waqooyiga ee labada aqal ee baarlamaanka, gaar ahaan...

Qarax Is-miidaamin ah oo lagu Qaaday Xero Ciidan

Ugu yaraan 9 qof oo 8 ka mid ah askar yihiin ayaa ku dhintay 20 qof oo kalana waa ay ku dhaawacmeen,...

Itoobiya Oo Ka Digtay In Masar Saldhig Milatari Laga Siiyo Magaalada Berbera

Dowladda Ethiopia ayaa Jimcihii shalay sheegtay in Xiriirka Masar ay doonayso in ay la samaysato dalal ku yaalla Bari Afrika, ay waajib...

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Deegaanka Horogle ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e...