Mareykanka oo 12 kun oo askari kala baxaya dal ku yaala Yurub

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in 12 kun oo askari ay kala baxeyso dalka Jarmalka, taas oo xukuumadda Washington ay ku sheegtay "istaraatijiyad...

Kenya: Gobollada Somaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro

Dalka Kenya waxaa ka tagan dood ku saasbsan in hoos loo dhigo dhaqalaha ay dowladda siiso goballada Waqooyiga oo ay ku jiraan...

Ammaanka Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyey

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay saaka si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee...

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisulwaare Khayre oo Safar Shaqo ugu Amba baxay Qatar

Sida ay qortay warbaahinta dowladda safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ah mid shaqo, waxaana ku wehliya Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.

Xildhibaanada BF oo meel mariyey xeerka kuraasta gobollada waqooyi ee dalka

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xeerka kuraasta gobollada waqooyi, kadib kulan ay ku...

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay loolanka ay ugu jiraan kursiga Golaha Amaanka

Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuutu, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si faah faahsan uga hadlay loolanka kala dhexeeya Kenya ee tartanka kursiga aan joogtada...

Mursal oo ku dhowaaqay go’aan culus: “Ma aqbaleyno doorasho dadban”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si adag uga hor yimid go’aamadii kasoo baxay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Jubbaland oo kula kulmay Garowe Wasiiro ka tirsan Dowlada Federalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Garowe kula kulmay qaar ka mid ah wasiiradii ka tirsanaa dowlada federalka ee...

Midowga Afrika oo kala dhex galay Xiisadda Itoobiya iyo Masar

Ururka Midowga Afrika ayaa kala dhex galay xiisadda ka dhex taagan Masar iyo Itoobiya ee ku saabsan biyo xireenka Wabiga Nile ee...

Shirka madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada oo dib u dhacay

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid shirka madaxda dowladda iyo kuwa dowlad...

Dowladda Somaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa Saadaasha iyo ka digista musiiboyinka

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta tababar u furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay in ay ka...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka horyimid muddo kordhin

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si cad maanta uga horyimid in dowladda hadda jirta muddo kordhin loo sameeyo, wuxuuna dalbaday...

Warbaahinta oo loo diiday in ay tabiyaan furitaanka kalfadhiga Barlamaanka

Waxaa maanta lagu wadaa in Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo furo kalfadhigii ugu dambeeyay ee yeeshaan Xildhibaanada labada aqal...

Dadkii ka barakacay Fatahaadii Wabiga Shabeelle ee Afgooye oo cabsi horleh ay soo wajahday

Saacadihii la soo dhaafay waxaa bilaawday cabsi xoogaan usoo wajahay bulshooyinka  ku haray degmada afgooye iyo deegaanada kale ee ku hareereysan maadaama...

Madaxeeyna Farmaajo oo ka qeyb galey shir madaxeedka IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka...

Latest News

Maxaa ku qoran qodobka ay walaaca ka qabto beesha caalamka ee looga digay Mursal?

Qaramada Midoobey iyo xubnaha kale ee beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa shalay walaac xoogan ka muujiyay isku-day ay sheegeen in Mursal...

Maamulka Waxbarashada Muqdisho oo lagu wareejiyey Maamulka Gobolka Banaadir

Mas’uuliyiinta waxbarshada Soomaaliya ayaa sheegay inay maamulkii waxbarashada ee Muqdisho lagu wareejiyey mas’uliyiinta Gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay xukuumadda...

Xildhibaano Muqdisho ka bilaabay qorshe ka dhan ah wasiir Beyle iyo ujeedka

Maalmihii udambeeyay waxa magaalada Muqdisho ka socday kulamo gooni-gooni ah oo ay yeelanayeen Xildhibaanada waqooyiga ee labada aqal ee baarlamaanka, gaar ahaan...

Qarax Is-miidaamin ah oo lagu Qaaday Xero Ciidan

Ugu yaraan 9 qof oo 8 ka mid ah askar yihiin ayaa ku dhintay 20 qof oo kalana waa ay ku dhaawacmeen,...

Itoobiya Oo Ka Digtay In Masar Saldhig Milatari Laga Siiyo Magaalada Berbera

Dowladda Ethiopia ayaa Jimcihii shalay sheegtay in Xiriirka Masar ay doonayso in ay la samaysato dalal ku yaalla Bari Afrika, ay waajib...

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Deegaanka Horogle ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e...