Soomaali lagu eedeeyay oo Maxkamad ku taala dalka Kenya xukuno ku riday

Maxkamad ku taala wadanka Kenya ayaa xukun xabsi ah ku riday 9-qof oo Somalia ah oo lagu soo eedeyay burcad badednimo waxana ay wajahayaan...

Dhinacyadii Kismaayo ku dagaalamay oo sheegay ineey Nabada qaateen

Dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Kismaayo ayaa sheegay ineey nabada qaateen, si loogu turo shacabka ku nool magaaladaas. Labada dhinac ayaa sheegay ineey soo afjareen xaaladii...

DFS oo xirtay Nin South Afrikaan ah oo Nin Soomaali ah ku dilay garoonka...

Doowlada FS ayaa xirtay nin u dhashay dalka Koofur Afrika una shaqeeynayay shirkada SKA, kaasoo dhawaan nin Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha ee...

Xukuumadda oo sheegtay in ay waddo dadaallo ay isugu keeneyso Dhinacyada isku haya Kismaayo

Isagoo la hadlayay Warbaahinta Wasiirka gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya ayuu sheegay in Xukuumaddo ay waddo sidii Waan waan iyo wada hadallo loo kala dhex dhigi...

Dowlada Mareykanka oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Waxqabadka Xafiiska Cusub Q.M. Ee UNSOM

Dowlada Mareykanka ayaa rajo wanagsan ka muujisay in Soomaaliya uu isbedel ka dhaliyo xafiiska cusub ee Q.midoobey ee UNSOM kaas oo dhawaan laga furay...

Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu...

Madaxweynaha Somalia oo markale ku baaqan nabad iyo joojin dagaalka Kismaayo

Madaxweynaha oo warbaahinta maana Muqdisho kula hadlayey ayaa ka hadlay dagaalada Kismaayo oo uu yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, ururada bulshada...

Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Faahfaahin ka Bixiyay Howlgalo ay Ciidamadu ka Fuliyeen Marko

Maamulka gobolka Shabeelada Hoose oo faah faahin ka bixiyey howlgalo ay maalmahan magaalada Marka ka wadeen Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay...

Xilibaano Kenya kasoo jeeda oo taageeray Axmed Madoobe

Xilibaano dhowr ah oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya oo shalay la kulmay Axmed Madoobe oo kamid ahaa madaxweynayasha jubaland looga dhawaaqay, ayaa...

Weerar Madaafiic ah oo xalay Lagu weeraray Garbahaareey

Weerar Madaafiic ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo iyadoo Maamulka dowladda ee Garbahaareyna uu faah faahin ka bixiyay...

Madaxweynaha Somalia oo ku tilmaamay heshiiska Cotonou inuu yahay fursad dib loogu dhisayo Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey go’aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxiixayaasha Heshiiskii Cotonou. Madaxweynaha isagoo ka...

Booliska Somaliland oo xiray 11 qof oo lala xiriirinayo al-Shabaab

Booliska maamulka Somaliland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ku soo qab-qabtay 11 qof oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la...

Axmed Madoobe: Ma jiri doonto Cid aan ka ahayn Raaskaambooni oo hub ku dhex...

Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) Hoggaamiyaha Ururka Raaskambooni oo Shir Jara’id ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya isagoo ka hadlaya Arrimaha...

Xaalada Kismaayo oo weli kacsan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa ku waramayay in xaalada weli ay tahay mid kacsan, iyadoona dhinacyadii maalmihii lasoo dhaafay halkaas ku dagaalamay...

Banaan Bax ka dhan ah Maamulka Sh/hoose oo ka dhacay Marka

Dibad baxaani oo ay Dhigayeen Boqolal dadweyne ah oo isugu jiray Haweyn , Odayaal iyo Dhalinyaro loogana soo horjeeday Maamulka Gobolka Sh/hoose ayaa Maanta...

Latest News

Xasan Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug oo kulan xasaasi ah yeeshay

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo taageero ka dalbaday Xildhibaannada iyo Mas’uuliyiinta Beelaha Hawiye

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay Xildhibaannada iyo Mas’uuliyiinta Beelaha Hawiye, iyadoo kulankan uu ku saabsanaa taageerida Ra’iisul...

Koroona Fayras: Ingiriiska oo 10-ka fiidnimo xiraya baararka iyo maqaayadaha

Dhammaan baararka, maqaayadaha iyo goobaha kale ee lagu caweeyo ee Ingiriiska ayaa khasab laga dhigay in la xiro 10:00 fiidnimo laga bilaabo...

Axmed Madoobe oo qodobo xasaasi ah ka dalbaday xildhibaanada laga soo doortay Jubaland

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya...

Wasiirka haweenka oo iska fogeysay inay baarlamanka u gudbisay sharcigii ka hor imaanayey diinta...

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya, Marwo Deeqo Yaasiin ayaa markii ugu horreysay si faah faah-faahsan uga hadashay sharciga Galmada ee dooda...

Shaqadii Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo dib u bilowday

Waxaa saakay dib u bilowday shaqada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada, kaddib markii shalay diyaarad xamuul ah ay ku burburtay...