Ololihii Doorashada Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Maanta La Soo Gebagebeeyay

Waxaa maanta deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Soomaaliyeed ee Ximin iyo Xeeb lagu soo gabagabeynayaa ololaha doorshada maamulkaasi, musharaxinta ayaana maanta hortagaya Baarlamaanka maamulkaasi. Iyadoo...

HRW oo Baarlamanka Soomaaliya ugu baaqday dar dar galinta arimaha ku aadan xuquuqda Aadana

Warbixin ay saakay soo saartay hay’ada xuquuqda aadana udooda ee QM HRW ayaa lagu sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uu dardar galiyo hanaanka mashruuca qaanuunka...

Guddoomiyaha Wanlaweyn oo qeylo dhaan ka muujiyay Ammaanka Degmadaasi

Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/hoose Isaaq Maama Caliyoow oo Wareysi Gaar ah siinayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Qeylo dhaan...

Cabdinaasir Seeraar: Waxaa la qabtay hub ku soo socday Kismaayo

Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa warbaahinta u sheegay in isgoyska Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose lagu qabtay shaley hub dowladda Fedaraalka Soomaaliya...

Madaxweynaha oo iska Tallaalay Dabeysha uguna baaqay shacabka inay is tallaalaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta u horseeday...

Jawaari oo sheegay in xildhibaanno loo diri doono Koonfur Afrika

Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan ay shalay baarlamaanku ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa...

Soomaali lagu eedeeyay oo Maxkamad ku taala dalka Kenya xukuno ku riday

Maxkamad ku taala wadanka Kenya ayaa xukun xabsi ah ku riday 9-qof oo Somalia ah oo lagu soo eedeyay burcad badednimo waxana ay wajahayaan...

Dhinacyadii Kismaayo ku dagaalamay oo sheegay ineey Nabada qaateen

Dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Kismaayo ayaa sheegay ineey nabada qaateen, si loogu turo shacabka ku nool magaaladaas. Labada dhinac ayaa sheegay ineey soo afjareen xaaladii...

DFS oo xirtay Nin South Afrikaan ah oo Nin Soomaali ah ku dilay garoonka...

Doowlada FS ayaa xirtay nin u dhashay dalka Koofur Afrika una shaqeeynayay shirkada SKA, kaasoo dhawaan nin Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha ee...

Xukuumadda oo sheegtay in ay waddo dadaallo ay isugu keeneyso Dhinacyada isku haya Kismaayo

Isagoo la hadlayay Warbaahinta Wasiirka gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya ayuu sheegay in Xukuumaddo ay waddo sidii Waan waan iyo wada hadallo loo kala dhex dhigi...

Dowlada Mareykanka oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Waxqabadka Xafiiska Cusub Q.M. Ee UNSOM

Dowlada Mareykanka ayaa rajo wanagsan ka muujisay in Soomaaliya uu isbedel ka dhaliyo xafiiska cusub ee Q.midoobey ee UNSOM kaas oo dhawaan laga furay...

Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu...

Madaxweynaha Somalia oo markale ku baaqan nabad iyo joojin dagaalka Kismaayo

Madaxweynaha oo warbaahinta maana Muqdisho kula hadlayey ayaa ka hadlay dagaalada Kismaayo oo uu yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, ururada bulshada...

Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Faahfaahin ka Bixiyay Howlgalo ay Ciidamadu ka Fuliyeen Marko

Maamulka gobolka Shabeelada Hoose oo faah faahin ka bixiyey howlgalo ay maalmahan magaalada Marka ka wadeen Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay...

Xilibaano Kenya kasoo jeeda oo taageeray Axmed Madoobe

Xilibaano dhowr ah oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya oo shalay la kulmay Axmed Madoobe oo kamid ahaa madaxweynayasha jubaland looga dhawaaqay, ayaa...

Latest News

Faransiiska oo shaaciyey go’aan ka nixiyey Muslimiinta dalkaas ku nool

Faransiiska ayaa qaadeya tallaabo aan horey loo arag oo ka dhan ah masaajidda looga shakiya inay dhiirigelinayaan fikradaha xagjirka ah.

Goodax oo weerar afka ku qaaday Cali Guudlaawe iyo Ugaas Xasan

Wasiirkii hore ee Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre ayaa weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Ugaaska Xasan Ugaas Khaliif, isagoo...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka qarxay magaalada Beledweyne

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxey saakay ku waabariisatay dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo  ciidamo uu hogaaminayo Janeraal Abuukar...

Madaxweyne Trump dib ma isku sharxi doonaa 2024?

Madaxweyne Donald Trump ayaa tusmeeyey in laga yaabo inuu qorsheynayo inuu mar kale u tartamo xilka madaxweynaha Mareykanka ee 2024, kadib markii...

Askar ka tirsan ciidanka Kenya oo la waayey, kadib weerar ay qaaday kooxda Al-Shabaab

Dowladda Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay weerar saacadihii la soo dhaafay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka...

Barlamaanka Puntland oo xasaanadii Xildhibaannimo ka qaaday 8 mudane

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Baarlamaanka Puntland uu goordhoweyd xasaanaddii xildhibaannimo ka qaaday 8 Mudane. Xildhibaannada...