Golaha Wasiirada oo la horgeynayo magacaabida illaa 15 Safiir

Warar lagu kalsoonaan karo oo ku dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in maalinta berri ah Golaha Wasiirada la horgeyn doono liiska...

Madaxweyne Farmaajo oo Casumay Xildhibaanada iyo Gudoonka Barlamaanka Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Xildhibaannada iyo Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo...

Wararkii u dambeeyay shirarkii Madaxtooyada iyo go’aano la isla qaatay

Shirar saacado badan qaatay oo shalay illaa xalay ku dhex maray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug,...

Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiirada Hawiye

Faahfaahin laga helay kulankii xalay ee wasiirrada Hawiye iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle xalay wada galeen ayaa xaqiijiyay in ay...

Madaxweyne Trump dib ma isku sharxi doonaa 2024?

Madaxweyne Donald Trump ayaa tusmeeyey in laga yaabo inuu qorsheynayo inuu mar kale u tartamo xilka madaxweynaha Mareykanka ee 2024, kadib markii...

Sudan ‘oo dib u qabsatay’ dhammaan dhulkii ay ka haysatay Ethiopia

Sudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Sudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi oo ay...

Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay dadaallada Qoor Qoor ee dorashooyinka dalka

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulamo xal raadin ah oo saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ku dhex-maray madaxweynaha...

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar ay ka fuliyeen Al-Shabaab gudaha Kenya

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa weeraro ka geystey gudaha dalka Kenya iyagoo weeraradaana ka fuliyay deegaano ku yaal Waqooyi Bari dalka Kenya.

Barlamaanka Itoobiya oo go’aamiyey in xiriirka loo jaro Ismaamulka Tigray

Baarlamanka Itoobiya ayaa dood dheer ka dib u codeeyey in dowladdu xiriirka u jarto maamulka dowlad goboleedka Tigray oo lagu eedeeyey inuu...

Goodax oo weerar afka ku qaaday Cali Guudlaawe iyo Ugaas Xasan

Wasiirkii hore ee Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre ayaa weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Ugaaska Xasan Ugaas Khaliif, isagoo...

Toogasho iyo qarax dhimasho leh oo ka dhacay Muqdisho

Khasaare nafeed ayaa laga soo sheegayaa degaanka Kaxda kadib toogasho iyo qarax ka dhacay deegaan u dhexeeya degmada Kaxda iyo Ceelasha Biyaha.

Muddo xileedka Baarlamaanka Federaalka oo maanta ku eg (Yaa bedelaya)

Waxaa maanta ku eg muddo xileedka Baarlamaanka 10aad ee Federaalka Soomaaliya oo soo shaqeynayay muddo afar sano ah, iyadoo maanta ay...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka qarxay magaalada Beledweyne

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxey saakay ku waabariisatay dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo  ciidamo uu hogaaminayo Janeraal Abuukar...

Qaadacaadda Faransiiska: Waa kee dalka afaraad ee ugu Mulimiinta badan oo sida xooggan usoo...

Tobanaan kun oo dad ah ayaa socod ku maray caasimada Bangladesh ee Dhaka, iyagoo dalbanaya in la qaadaco badeecadaha Faransiiska xilli khilaaf...

Xog ku aadan Waxii ay kawada Hadleen Musharax Kheyre iyo Madaxweyne Qoor Qoor

Waxaa xalay magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor...

Latest News

Beesha Caalamka oo wada dadaalo la isugu keenayo dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Beesha Caalamka ayaa wada dadaalo la isugu keenayo dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, si loo xaliyo is mari waaga ka taagan hannaanka...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay degaanada Galmudug

Dowlad gobolleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xoogagga Al-shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah degaanada Maamulkaas.

Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiirada Hawiye

Faahfaahin laga helay kulankii xalay ee wasiirrada Hawiye iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle xalay wada galeen ayaa xaqiijiyay in ay...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Balan qaad u sameeyay Madaxda Bangiyada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la qaatay madaxda Bangiyda dalka oo uu ku dhiirrigaliyay kaalinta wanaagsan ...

Midowga Yurub oo Hakiyay lacag badan uu siin lahaa Itoobiya iyo Sababta keentay

Midowga Yurub ayaa hakiyay malaayiin Dollar oo lacag ah oo loogu tala galay in gar gaar lagu gaarsiiyo dalka Itoobiya, waxaana hakinta...

QM oo war ka soo saartay kulankii James Swan iyo Madaxweyne Laftagareen

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay (QM) ayaa maanta booqday Dowlad-Goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya si ay ugala hadlaan qaababka ay QM uga caawin kartodawlad-goboleedka...