Cabdinaasir Seeraar: Waxaa la qabtay hub ku soo socday Kismaayo

Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa warbaahinta u sheegay in isgoyska Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose lagu qabtay shaley hub dowladda Fedaraalka Soomaaliya...

Madaxweynaha oo iska Tallaalay Dabeysha uguna baaqay shacabka inay is tallaalaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta u horseeday...

Jawaari oo sheegay in xildhibaanno loo diri doono Koonfur Afrika

Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan ay shalay baarlamaanku ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa...

Soomaali lagu eedeeyay oo Maxkamad ku taala dalka Kenya xukuno ku riday

Maxkamad ku taala wadanka Kenya ayaa xukun xabsi ah ku riday 9-qof oo Somalia ah oo lagu soo eedeyay burcad badednimo waxana ay wajahayaan...

Dhinacyadii Kismaayo ku dagaalamay oo sheegay ineey Nabada qaateen

Dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Kismaayo ayaa sheegay ineey nabada qaateen, si loogu turo shacabka ku nool magaaladaas. Labada dhinac ayaa sheegay ineey soo afjareen xaaladii...

DFS oo xirtay Nin South Afrikaan ah oo Nin Soomaali ah ku dilay garoonka...

Doowlada FS ayaa xirtay nin u dhashay dalka Koofur Afrika una shaqeeynayay shirkada SKA, kaasoo dhawaan nin Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha ee...

Xukuumadda oo sheegtay in ay waddo dadaallo ay isugu keeneyso Dhinacyada isku haya Kismaayo

Isagoo la hadlayay Warbaahinta Wasiirka gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya ayuu sheegay in Xukuumaddo ay waddo sidii Waan waan iyo wada hadallo loo kala dhex dhigi...

Dowlada Mareykanka oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Waxqabadka Xafiiska Cusub Q.M. Ee UNSOM

Dowlada Mareykanka ayaa rajo wanagsan ka muujisay in Soomaaliya uu isbedel ka dhaliyo xafiiska cusub ee Q.midoobey ee UNSOM kaas oo dhawaan laga furay...

Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu...

Madaxweynaha Somalia oo markale ku baaqan nabad iyo joojin dagaalka Kismaayo

Madaxweynaha oo warbaahinta maana Muqdisho kula hadlayey ayaa ka hadlay dagaalada Kismaayo oo uu yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, ururada bulshada...

Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Faahfaahin ka Bixiyay Howlgalo ay Ciidamadu ka Fuliyeen Marko

Maamulka gobolka Shabeelada Hoose oo faah faahin ka bixiyey howlgalo ay maalmahan magaalada Marka ka wadeen Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay...

Xilibaano Kenya kasoo jeeda oo taageeray Axmed Madoobe

Xilibaano dhowr ah oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya oo shalay la kulmay Axmed Madoobe oo kamid ahaa madaxweynayasha jubaland looga dhawaaqay, ayaa...

Weerar Madaafiic ah oo xalay Lagu weeraray Garbahaareey

Weerar Madaafiic ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo iyadoo Maamulka dowladda ee Garbahaareyna uu faah faahin ka bixiyay...

Madaxweynaha Somalia oo ku tilmaamay heshiiska Cotonou inuu yahay fursad dib loogu dhisayo Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey go’aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxiixayaasha Heshiiskii Cotonou. Madaxweynaha isagoo ka...

Booliska Somaliland oo xiray 11 qof oo lala xiriirinayo al-Shabaab

Booliska maamulka Somaliland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ku soo qab-qabtay 11 qof oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la...

Latest News

Beesha Caalamka oo wada dadaalo la isugu keenayo dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Beesha Caalamka ayaa wada dadaalo la isugu keenayo dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, si loo xaliyo is mari waaga ka taagan hannaanka...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay degaanada Galmudug

Dowlad gobolleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xoogagga Al-shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah degaanada Maamulkaas.

Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiirada Hawiye

Faahfaahin laga helay kulankii xalay ee wasiirrada Hawiye iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle xalay wada galeen ayaa xaqiijiyay in ay...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Balan qaad u sameeyay Madaxda Bangiyada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la qaatay madaxda Bangiyda dalka oo uu ku dhiirrigaliyay kaalinta wanaagsan ...

Midowga Yurub oo Hakiyay lacag badan uu siin lahaa Itoobiya iyo Sababta keentay

Midowga Yurub ayaa hakiyay malaayiin Dollar oo lacag ah oo loogu tala galay in gar gaar lagu gaarsiiyo dalka Itoobiya, waxaana hakinta...

QM oo war ka soo saartay kulankii James Swan iyo Madaxweyne Laftagareen

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay (QM) ayaa maanta booqday Dowlad-Goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya si ay ugala hadlaan qaababka ay QM uga caawin kartodawlad-goboleedka...