Ra’iisul Wasaarah oo boqday dakadda iyo garoonka diyaradaha ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay weheliyaan Wasiirka Maliyada iyo Qorsheynta Qaranka mudane Maxamud Xasan Suleymaan, Waiirka Howlaha...

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe oo iska fogeeyay eedeynta QM ee Musuq maasuqa Bankiga Dhexe

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya C/salaan Cumad Hadliye ayaa iska fogeeyay warbixinta Qaramada Midoobey ee ku saabsan lacagaha lagala baxay Bankiga dhexe ay isticmaaleen...

Dowladda oo mar kale ku celisay inay cafis u fidineyso baxsadka al-Shabaab

Madaxa dowladda Soomaaliya u qaabilsan dhaqan-celinta maleeshiyaadka ka soo goosta kooxda Al-Shabaab Sheekh Maxamed Faarax Cali Al-Azhari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay cafis...

Madaxweyne naha oo sheegay in Arinta Xasan Daahir todobaad lagu soo afjarayo

Codka Halkan ka dhegeyso Kulanka oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya kaasi oo socday muddo ku dhaw 7 Saacadood ah ayaa waxa wada qaatay...

Afhayeenka AMISOM oo sheegay in Gudi loo Saaray Eedeeymaha loo soo Jeedinayo Ciidamada Kenya...

Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga africa AMISOM Col Cali Aadan Xaamud oo wareysi gaar ah siiyey radiyo muqdisho ayaa waxa uu ugu horeyn wax...

Dowlada Turkiga oo ka War Bixisay Halka ay Marayaan Howlaha Dib u Dhiska oo...

Ku Xigeenka duqa magaalada istaanbuul ee dalka Turkiga Ismaaciil Guller ayaa faahfaahin ka bixiyay dadaalada balaaran ee dowlada turkiga ay dib ugu dhiseeyso dalka...

Dowladda oo ka hadashay xaalada caafimaadeed ee Sheekh Xasan Daahir Aweys

Xilli ehelada Sheekh Xasan Daahir Aweys ay shegeeen inuu xaalad adag ku sugan yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa waxaa ka hadashay Dowladda Federalka...

Madaxweynaha oo waraaqihii aqoonsiga kala wareegay Safiirka cusub ee UK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga kala wareegey Safiirka Cusub ee Dowladda UK ay u soo magacowday dalka...

Maamulka gobolada Puntland oo difaacday joogitaanka Kenya ee Jubooyinka

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay ku lug leedahay dagaaladii Kismaayo, ayna fara gelin ku heyso maamulka Jubaland ee ay taageerada xoogan...

Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada uu la qaatay DFS

Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe oo haatan ku sugan dalka Ethiopia ayaa ka warbixiyay wadahadalo la qaatay Xubno kasocda DFS, waxaana uu sheegay ineey isku...

Qaar ka mid ah Madaxweynayaashii jubbooyinka oo soo gaaray Muqdisho

Xilli Maalmahaan dambe Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Dagaallo ay ku dhexmarayeen Maleeshiyaad kala taageersan Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe) iyo...

Mudanayaasha baarlamanka oo maanta kalfadhi aan caadi aheyn u furmayo

maanXubanaha golaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa u furmay kalfadhi aan caadi aheyn kaasoo inta uu socdo lagu dhameystiri doono hindisa sharciyadeedyo ay xukuumadu...

Kenya oo beenisay eedeynta xukuumadda Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa beenisay in ciidankeeda ku sugan Kismaayo ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay ku lug lahaayeen dagaalkii ka...

Ciidamada Kenya oo dib u sii daayay Col. Cabaas Ibraahim Gurey

Ciidamada Dowladda Kenya ee qeybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa wuxuu maanta dib u sii daayeen Abaan Duulihii Ciidamada Dowladda ee...

Madaxweyne Xasan: Doowladeeyda laguma eedeyn karo wax ka badalida Dastuurka KMG

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaan Dowladiisa lagu eedeyn karin qaladaadka laga tirsanayo Dastuurka KMG ee dalka Soomaaliya uyaalo. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Latest News

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii gantaal ee Xuuthiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag logu cambaareeyay weerar gentaal...

Xukuumadda Itoobiya: “Xor baan u nahay arimaheenna gudaha”

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay tacaddiyada iyo xaaladda bani'aadannimo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka...

Cali Wajiis: “Farmaajo waa lagu dambaabaya”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hey’adda culumada Soomaaliyeed, isla markaana aad u taageera madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo,...

Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka...

Ra’iisulwasaare Rooble oo iyo beesha Caalamka oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay...

Alshabaab oo weeraray degmada Qansax dheere ee gobolka Bay

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay iyadoo dagaalkaana uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho...