Faahfaahin ka soo baxaysa weerar ay ka fuliyeen Al-Shabaab gudaha Kenya
Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa weeraro ka geystey gudaha dalka Kenya iyagoo weeraradaana ka fuliyay deegaano ku yaal Waqooyi Bari dalka Kenya.
Fanaankii Faarax Siidow Faarax oo ku geeriyooday Muqdisho
Fanaanka Faarax Siidow Faarax oo ka mid ahaa fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya.
Marxuumka...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Wajahan Magaalada Dhusamareeb
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Wasaarada amniga DF oo amar cusub ku soo rogtay Garoonka Aadan cadde
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.
Culimada Somaalida: “In Nabiga sharaftiisa wax laga sheego waa duullaan cad oo lagu soo...
Culimada Soomaaliyeed ayaa si weyn caro uga muujiyay hadalka madaxweyana Faransiiska, Emmanuel Macron, kaddib dhacdadii lagu dilay macalinkii u dhashay dalkaas oo...
War uu Cumar Finish kasoo saaray Dilkii Gudoomiyaha Hodan oo si weyn loo dhaliilay
Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish ayaa lagu sheegay in gudoomiyaha Degmada Hodan Cabdixakiin Dhagajuun xalay...
RW Rooble oo balan-qaad u sameeyey waxgaradka degmada Cadaado
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Cadaado uga qeyb galay casho Sharaf loo sameeyay oo uu...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Magacaabay Guddiyadda Dorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka
Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.
Saciid Deni oo Mamnuucay banaanbaxyo laga abaabulayo Magaalada Boosaaso
Maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa shacabka Magaalada Boosaaso u sheegay in la mamnuucay isu baxyada iyo kulamada kale ee dadweynaha
Abiy Axmed oo shaaciyay in la bur buriyay hub iyo gantaalo culus ay lahaayeen...
Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadlay Warbaahinta dowlada ayaa guulo ka sheegtay howlgalada ciidamada milatariga federaalka Itoobiya ka wadaan....
Shirka Dhusamareeb ka socda oo ay u badan tahay in lagu kala adkaan doono
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa u muuqda in ay guulo waa weyn ka soo hoyeen...
Xoogga dalka oo burburiyay fariisimo argagixisada ku lahayd Sh/hoose
Howlgalkaan oo ahaa mid qorshaysan oo ciidamadu ku qaadeen goob ay isku soo abaabuljireen maleeshiyadka Al-Shabaab ayaa waxa u ka dhacay deegaanka...
Banaan baxa ay ku baaqeen Musharaxiinta iyo Cabsida lasoo daristay shacabka Muqdisho
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku baaqay in shacabka magaalada Muqdisho jimcaha isugu soo baxaan banaan bax balaaran oo looga soo...
Shirka Guddiga Farsamada oo maalintii labaad ka socda Baydhabo
Guddiga Farsamada ee ka kala socda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo kulan shalay uga furmay magaalada Baydhabo ayaa maanta...
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo u ambabaxay Baydhabo iyo doorashada Aqalka Sare…
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa goordhow u ambabaxay Baydhabo, kaddib todobaadyo uu ku sugnaa Muqdisho.
Warar soo...