Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeyey dilka Xildhibaan Xuseen C/Salaam

Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii caawa magaaladda Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Xuseen C/Salaan oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda...

R/wasaaraha Itoobiya oo ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya

Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay dalka ka...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay Xasan Sufiyaan Qoorey & ilaaladiisa

Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandoska xoogga dalka ka fuliyeen gobolka Jubada dhexe ayay ku...

Kulan sagootin ah oo Madaxtooyada loogu sameeyay Danjiraha Burundi u fadhiyay Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatey Danjiraha Jamhuuriyadda Burundi u fadhiya Soomaaliya, General...

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in aanu sameyn ku yeelan doonin weerarkii shalay ka dhacay...

Cabdi Weli Max’ed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka hadlayay Dil shalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Shaqaalo ajnabi ah ayaa sheegay in aanu...

Turkiga oo Ciidamadiisa kala baxaaya Waqooyiga Ciraaq, ka dib khilaaf soo kala dhex galay...

Dowladda Turkiga, ayaa waxay shaaca ka qaaday in ciidan dheeraad ah ay kala baxeyso Waqooyiga Wadanka Ciraaq, si loo qaboojiyo xiisadda kala dhaxeysa Xukuumadda...

Faah faahin Duqeyn ka Dhacday Gobolka J/Hoose

Sida ay ku soo waramayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay ay Duqeyn khasaare geysatay ay ka...

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay Dowladda Kenya

Warbaahinta dalka Kenya ayaa qortay in sarkaal ka tirsanaa Ururka Shabaab, kaasi oo ka howlgeli jiray Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya inuu isku...

Warmurtiyeed: Kulamadii Wadatashi ee dhexmarey Madaxweynaha dalka iyo Madaxda dowlad Goboleedyada

Iyaga oo ka jawaabaya martiqaad ay ka heleen Madaxwenaha Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa booqasho qaadatay saddex maalmood ku...

Guddoomiyaha Gobolka oo ka warbixiyey hawlgallo amni oo ka bilaabanaya Muqdisho

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar...

Xujeydii Xajka Ku Dhimatay Oo 7 Soomaali Tahay

VOA Somali: Hoos ka dhageyso wareysiga tirada dhimashada ee xajka ka dhacday. Ahmed Aadan Digaal (Ahmed Safiina) oo ka mid ah Soomaalida ku sugan xajka...

Eritrea oo maanta cunaqabateynta laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad dheeraad ah loogu sii...

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey u codeeyaan qaraar cunaqabateynta looga qaadayo Eritrea, iyadoo warbixin laga dhageysan...

Mareykanka oo soo dhaweeyay magacaabista wasiirrada

Danjiraha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James P. McAnulty ayaa maanta soo dhaweeyay Golaha Wasiirrada ee Talaadadii uu ku dhawaaqay raysul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya,...

Abiy Axmed oo ka fiirsanaya inuu ciidammo u diro gobolka Tigreeda

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya ayaa sheegaya in dowladda ay u furan tahay dhowr waddo oo lagula dhaqmayo dowlad goboleedka...

Minneapolis: Soomaali Hir-gelisay Dusgi Lagu Barto Tiknolojidda iyo Seyniska

Magalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxa fiidkii Sabtida lagu daah rogey dugsi hoose oo caruurta lagu baro waxyaabo ay ka mid yihiin tegnloojiyadda, seyniska...

Latest News

Dagaal khasaaro badan dhaliyay oo dhaxmaray ciidamada Sudan iyo kuwa Itoobiya

Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Sudan iyo kuwa Itoobiya oo garab ka helayay ciidamo kasoo jeeda Eritrea ayaa ka dhacay...

Puntland oo soo jeedisay in shirka arrimaha doorashada lagu qabto garoonka diyaaradaha

Maamulka Puntland ayaa soo jeediyay in kulanka lagu wado in uu dhexmaro madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uu ka dhaco garoonka diyaaradaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay amaro lagu xakameynayo faafida Xanuunka COVID19

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19 Markii uu dib u eegis...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddiyo u magacaabay qabanqaabada banaanbaxyada Midowga Musharraxiinta

Ka dib kulan uu maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay midowga musharixiinta kaas oo dhammeystir u ahaa heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen Dowladda...

Madaxtooyada Somaaliya oo isugu yeertay madaxda maamul goboleedyada

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in maalinta Khamiista ah ee 4-ta bisha uu martigelin doono "munaasabad lagu dhammeystirayo" hirgelinta heshiiska doorashada.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku baaqay in shir deg deg ah la...

Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah...