Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay Guddiga Siyaasadda iyo Amniga ee Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta martigeliyey booqashadii ugu horreysey ee Saiiradda Guddiga Amniga iyo Siyaasadda ee Midowga Yurub. Guddigan...
Madaxweynaha oo sagootiyey Safiirkii UK Matt Baugh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xaflad sagootin ah u sameeyey Safiirkii UK Matt Baugh, oo waqtigiisii diblomaasiyiinta Soomaaliya ee...
ILO oo ka hadashay shaqaaleysiinta carruurta da’da yar
Ururka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka ee ILO ayaa soo saaray warbixin uu kaga hadlayo shaqaaleynta carruurta yar yar ee aan wali qaan gaarin.
Warbixinta...
Dagaal xalay ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo oo sababay khasaare lixaad leh
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaal xalay ka dhacay magaaladaasi ay ku dhinteen dad shacab ah...
Ololihii Doorashada Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Maanta La Soo Gebagebeeyay
Waxaa maanta deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Soomaaliyeed ee Ximin iyo Xeeb lagu soo gabagabeynayaa ololaha doorshada maamulkaasi, musharaxinta ayaana maanta hortagaya Baarlamaanka maamulkaasi.
Iyadoo...
HRW oo Baarlamanka Soomaaliya ugu baaqday dar dar galinta arimaha ku aadan xuquuqda Aadana
Warbixin ay saakay soo saartay hay’ada xuquuqda aadana udooda ee QM HRW ayaa lagu sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uu dardar galiyo hanaanka mashruuca qaanuunka...
Guddoomiyaha Wanlaweyn oo qeylo dhaan ka muujiyay Ammaanka Degmadaasi
Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/hoose Isaaq Maama Caliyoow oo Wareysi Gaar ah siinayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Qeylo dhaan...
Cabdinaasir Seeraar: Waxaa la qabtay hub ku soo socday Kismaayo
Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa warbaahinta u sheegay in isgoyska Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose lagu qabtay shaley hub dowladda Fedaraalka Soomaaliya...
Madaxweynaha oo iska Tallaalay Dabeysha uguna baaqay shacabka inay is tallaalaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta u horseeday...
Jawaari oo sheegay in xildhibaanno loo diri doono Koonfur Afrika
Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan ay shalay baarlamaanku ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa...
Soomaali lagu eedeeyay oo Maxkamad ku taala dalka Kenya xukuno ku riday
Maxkamad ku taala wadanka Kenya ayaa xukun xabsi ah ku riday 9-qof oo Somalia ah oo lagu soo eedeyay burcad badednimo waxana ay wajahayaan...
Dhinacyadii Kismaayo ku dagaalamay oo sheegay ineey Nabada qaateen
Dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Kismaayo ayaa sheegay ineey nabada qaateen, si loogu turo shacabka ku nool magaaladaas.
Labada dhinac ayaa sheegay ineey soo afjareen xaaladii...
DFS oo xirtay Nin South Afrikaan ah oo Nin Soomaali ah ku dilay garoonka...
Doowlada FS ayaa xirtay nin u dhashay dalka Koofur Afrika una shaqeeynayay shirkada SKA, kaasoo dhawaan nin Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha ee...
Xukuumadda oo sheegtay in ay waddo dadaallo ay isugu keeneyso Dhinacyada isku haya Kismaayo
Isagoo la hadlayay Warbaahinta Wasiirka gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya ayuu sheegay in Xukuumaddo ay waddo sidii Waan waan iyo wada hadallo loo kala dhex dhigi...
Dowlada Mareykanka oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Waxqabadka Xafiiska Cusub Q.M. Ee UNSOM
Dowlada Mareykanka ayaa rajo wanagsan ka muujisay in Soomaaliya uu isbedel ka dhaliyo xafiiska cusub ee Q.midoobey ee UNSOM kaas oo dhawaan laga furay...