Prof Gaandi: Jubbooyinka waa in loo sameeyo Maamul loo dhanyahay

Prof: Max’ed Cabdi Gaandi oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobollada Jubbooyinka , Xilal kala duwanna ka soo qabtay dowladihii KMG ahaa...

Maamulka Cisbitalka Madiina Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Ka Dhacay...

Dhaqaatiirta Cisbitaalka Madiina ee magaalad Muqdisho ayaa la tacaalaya dhawacyada Afar ruux oo ku dhaawacamtay qarax maleeshiyaadka Alshabab shalay ay ka geeysteen degmada Walaweyn...

Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil : “Dowladdu waxa uu waajib ka saaran yahay in la...

Shir Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Nairobi loguna taageerayay shirka ka furmaya Muqdisho ee arrimaha Jubooyinka, laguna soo bandhigayay xaaladaha dhabata...

Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladdda Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8, kulana…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada...

Wiil Soomaali ah oo is ku dilay Magaalada Florence ee dalka Italy

Wiil Soomaali ah ayaa shalay isku dilay dalka taliyaaniga ka dib markii uu iska soo tuuray dabaq dhowr biyaano ah oo ku yaala magaalada...

Mas’uuliyiin ka Kala Socotay Jaamacada Jomo Kenyatta iyo Jaamacada Soomaaliya oo ka Wada Hadlay...

Mas’uuliyiintan ka socday Jaamacada Jomo Kenyatta ee dalka Kenya ayaa ujeedkoodu waxaa uu ahaa sidii is afgarad dhinaca waxbarashada ah uu u dhex mari...
Markacadeey.com

Maleeshiyada Axmed Madoobe iyo Ciidamo dowladda taabacsan oo ku dagaalamay Jubbada Hoose

Inta La xaqiijiyay 14 qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku geeriyootay tiro intaasi kabadanna waa ay kudhaawacmeen kadib dagaal u dhexeeyay Maleeshiyaad Taabacsan...

Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii hore ee Norway

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne...

Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Duulista Cirka Iyo Saadaasha Hawada

Khamiis, 13, June, 2013…Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon...

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu casuumay Xafladda Boqortooyada UK iyo Shirka hordhaca G8

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeybgalo xafladda...

Ximan iyo Xeeb oo madaxweyne cusub yeelatay

Baarlamaanka maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa doortay madaxweyne cusub kaddib doorasho maanta ka dhacday magaaalada Cadaado ee xaruunta maamulkaas. Doorashada oo ay ku tartamayeen saddex...

Howl gallo Askar Lagu dilay oo Ciidamo ka tirsan dowladda ay ka

KorneelTaliyaha Gaaska koowaad ee Ciidanka Xooga Dalka Jeneraal Cabdulaahi Cali Caanood oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu faafahin ka...

Soomaalida London oo dibad-bax looga soo horjeedo Koofur Afrika qabtay

Fagaaraha Trafalgar Square ee ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa 7-dii iyo 8-dii bishan June waxaa ka dhacay dibad-baxyo ballaaran oo ay...

Lix Qofood Oo Ku Geeriyootay Bus Ay Rasaas Ku Fureen Dabley Hubeysan

Saraakiisha amaanka gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa faah faahin kabixsay kooxo hubeysan oo rasaas ku furay Bus marayay meel ku dhow Magaalada Mandheera...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay Guddiga Siyaasadda iyo Amniga ee Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta martigeliyey booqashadii ugu horreysey ee Saiiradda Guddiga Amniga iyo Siyaasadda ee Midowga Yurub. Guddigan...

Latest News

Hindiya oo hub ka iibineysa dalka Armenia

Hindiya ayaa dooneysaa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku dhawaad $244 oo...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dalkaas dilal loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo goobo ganacsi ku lahaa deegaanka Guguleti...

Ciidamadii ugu badnaa oo lagu diyaarinayo KISMAAYO

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay waddo dowlad goboleedka jubbaland, kaas oo ku...

Wararkii ugu dambeeyay ee muddo kororsiga Somaliland

HARGEISA — Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo laba sano ah ugu kordhiyay muddo xileedka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan uu goluhu...

Askar badan oo ku geeriyootay shil ka dhacay duleedka degmada Balcad

BALCAD – Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil gaari oo xalay ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe,...

Saraakiil milateri oo sheegay inay xukunka ka tuureen Hoggaamiyihii Burkina Faso

OUAGADOUGOU, Burkina Faso – In ka badan 10 askari ayaa la wareegay telefiishanka qaranka ee dalka Burkina Faso xilli dambe oo Jimcihii...