Kenya oo billowday inay dib u soo celiso qoxootiga Soomaalida

Dowladda Kenya ayaa la sheegay in ay billowday qabanqaabada shir caalami ah oo looga tashanayo sidii qoxootiga Soomaalieed ee dalkeeda ku nool dib loogu...

Tallaalka Dabeysha oo ka billowday Gedo

Qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Gedo ayaa si rasmi ah looga billaabay tallaalka cudurka dabeysha ee la siinayo carruurta ay da’doodu ka yar tahay...

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo howlgalo baaritaano ah ka wada Degmada Hodan ee...

Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliyaka socda howlgalo balaaran oo baaritaano ah, iyadoo howlgalkaasi uu ka socdo Degmada Magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir...

Madaafiic Lagu Weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya

Madaafiic Xoogan ayaa lagu soo warramayaa in xalay Habeen Barkii lagu Garaacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaafiicdaan oo tiradoodu ay ahayd illaa 4 Madfac...

Xildhibaan Goodax iyo Xoosh lagu weeraray Nairobi

Koox bastoolado ku hubeysan ayaa xalay ku weeraray magaalada Nairobi ee dalka Kenya laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaanada...

Drs. Maryan Qaasin ”Si loo helo road-Map Laga ambaqaado dib u habeynta Waxbarashada waxaan...

Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay shirweynaha heerka Qaran ee dib u habeynta Waxbarashada Dalkeenna ayaa shaacisay in...

Kusimaha Madaxweynaha oo maanta ka qeybgalay geedi socodka la tashiga dadweynaha ee dastuurka oo...

Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada Rayidka, Ganacsato, Culumaa’udiin iyo marti sharaf ka socotay beesha Caalamka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka uga...

Melbourne:Madaxweynaha PuntlandL oo Xaflad kaga qaybglay Australia

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa xalay magaalada Melbourne ee dalka Australia uga qaybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo jaaliyada Soomaaliyeed u qabatay. Golaha Qurba-joogta...

Axmed Madoobe oo u ambabaxay Itoobiya

Wafdi uu hoggaaminayo Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee...

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo la gooyay Lacag dhan 300

Wararka naga soo gaarayo deegaanka Mahadaay ee Shabeelada Dhexe, ayaa sheegaya in Sarkaallagu magacaabo Macallin qadar oo Masuul ka ahaa qaybta Dhaqaalaha ee jidgooyo...

Prof Gaandi: Jubbooyinka waa in loo sameeyo Maamul loo dhanyahay

Prof: Max’ed Cabdi Gaandi oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobollada Jubbooyinka , Xilal kala duwanna ka soo qabtay dowladihii KMG ahaa...

Maamulka Cisbitalka Madiina Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Ka Dhacay...

Dhaqaatiirta Cisbitaalka Madiina ee magaalad Muqdisho ayaa la tacaalaya dhawacyada Afar ruux oo ku dhaawacamtay qarax maleeshiyaadka Alshabab shalay ay ka geeysteen degmada Walaweyn...

Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil : “Dowladdu waxa uu waajib ka saaran yahay in la...

Shir Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Nairobi loguna taageerayay shirka ka furmaya Muqdisho ee arrimaha Jubooyinka, laguna soo bandhigayay xaaladaha dhabata...

Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladdda Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8, kulana…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada...

Wiil Soomaali ah oo is ku dilay Magaalada Florence ee dalka Italy

Wiil Soomaali ah ayaa shalay isku dilay dalka taliyaaniga ka dib markii uu iska soo tuuray dabaq dhowr biyaano ah oo ku yaala magaalada...

Latest News

Qodobada ay ka wadahadleen Xoghayaha Arr. Debedda UK iyo Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly ayaa khadka isgaadhsiinta kaga wada hadlay, qodobo ay ka...

Tahriibeyaal Soomaali ah oo ku dhintay badda Giriigga

Ugu yaraan 22 qof oo Soomaali ah oo u badan dumar ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen xeebta dalka Giriigga, kaddib...

Taliye cusub oo maanta loo magacaabay BANAADIR kadib dilkii Farxaan Qaroole

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta magacaabay taliyaha qaybta guud ee  Booliska gobolka Banaadir,...

QM Oo Ku Baaqday In La Baaro Tahriibayaal Liibiya Ku Dhintay Ka Dib Markii...

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka...

Khasaaraha Al-Shabaab ku gaaray dagaalkii shalay ‘oo maraya 100 dhimasho ah’

Xog cusub ayaa laga helayaa khasaaraha kooxda Al-Shabaab ay ka kulmeen dagaal shalay ka dhacay deegaanka ee Macawiisleyda ku leeyihiin deegaanka Jicibow,...

Xasan Sheekh oo baabi’iyey laba guddi oo uu sharci darro kuodhisay 0l9 Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kala diray Golaha Adeega Qarsoorka Qaranka iyo Xubnaha Guddiga La-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaasi oo la...